Mohamed Abdi Muudey

Mohamed Abdi Muudey Social Media Agency

11/01/2025

Gabar soomaliyeed vs laacib weyn oo ka ciyaara premier League ?

Seedigiin maxaa ka leedahin ?

05/01/2025

No one has dry eyes; everyone deserves to play and experience joy. Ma jiro qof isku filam oo aduunkan ku nool dhamanteen isku midvayaan nahey

02/01/2025

Yaa kulmiyay fanaaniinta ,ciyaartoyda qaranka iyo warbaahinta ? Dr gaagale oo layaab usameeyay Faaris Faa

01/01/2025

Football: More than a Game

31/12/2024

Maxaa galabta qabsaday gobalka Bari

29/12/2024

Iftin Kaarshe iyo Cali Baaba ayaa si weyn loogu soo dhaweeyay magaalada London.

Waa mas'uuliyiin ka tirsan ururka Today oo sanad walba soo qaban qaabiya tartanka ciyaaraha ee Soomaalida qurbo joogta ah.

Hooyadey  waa qofka ugu weyn nolosheyda, sababto  ah waxay igu so korisay jacayl iyo dadaal  Waa qof aan ka cabsan marka...
25/12/2024

Hooyadey waa qofka ugu weyn nolosheyda, sababto ah waxay igu so korisay jacayl iyo dadaal

Waa qof aan ka cabsan marka ay wajahdo caqabado kasta oo noloshu keento.

Wax waliba waxey ka hormarin jirtay danaha iyo daryeelka qoyska , waxey iso bartay casharo qiimo leh oo naxariis ah, iyo sida loo noolaado xilliyada ugu adag.

Talo kasta oo ay bixiso waa iftiin hage, .Aniga, hooyo kaliya eema ahan ee sidoo kale waxey ii tahey tusaale, saaxiib, iyo tiir xoog badan oo aan la wiiqi karin.

Jacaylkeeda waa sababta ka dambeysa talaabada kalsoonida leh ee aan qaado."

Waxaa sidaas yari David Beckham

24/12/2024

Maxey ku kala duwanyahiin Uganda vs somalia ?

21/12/2024

Somaliya vs sudan ? Maxaa somaliya maanta guusha u diidi kara ?

20/12/2024

Garoon kubada cagta oo lagu gubey Soomaliya ..see more

Fadlan sii faafi

Ronaldinho ayaa yari :Ciyaartoyda ugu adadkaa ee aan la kulmay waa Terry iyo Maldini Waxey ii diideen dariiq aan ka gudb...
18/12/2024

Ronaldinho ayaa yari :Ciyaartoyda ugu adadkaa ee aan la kulmay waa Terry iyo Maldini

Waxey ii diideen dariiq aan ka gudbo. Paolo Maldini iyo John Terry waa labada nin ee ugu ad adag oo aan ku arkay garoonka."

Hadalka Ronaldinho yaa ku raacsan?.

Guddoomiyaha ciyaaraha ee G.Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo maanta Muqdisho ku soo dhaweeyay koox Soomaali a...
15/12/2024

Guddoomiyaha ciyaaraha ee G.Banaadir Xasan Aadan Xaaji Yabarow Wiish oo maanta Muqdisho ku soo dhaweeyay koox Soomaali ah ee ka timid UK oo kulumo saaxibtinimo ku ciyaari doonto Muqdisho!

Macalim Boqol waxaan hubaa inuu guulo la so laaban doono .

Shalay wuxuu ahaa xiddig qaran oo la wada jecel yahay, maanta baabuur dhaqe la iska illoobey.Sheekadan murugada leh waxa...
15/12/2024

Shalay wuxuu ahaa xiddig qaran oo la wada jecel yahay, maanta baabuur dhaqe la iska illoobey.

Sheekadan murugada leh waxay ku dhacday laacibkii h**e ee xulka Burkina Faso, Ismael Koudou.

IsmaΓ«l Koudou wuxuu gawaarida ku dhaqaa waddooyinka Cotonou, halkaasoo uu ku duruufeysan yahay. Wuxuu hadda ku nool yahay faqri aad u daran, waxaana uu ka dhigay shaqooyin aan fiicneyn, oo ay ka mid yihiin in uu baabuurta ku dhaqo baarkinnada baabuurta si uu isaga iyo qoyskiisa dhaqaale ugu maareeyo.

Ciyaaryahankan ayaa ahaa laacibkii ugu wanaagsan xulka Burkina Faso dabayaaqadii 90-meeyadii iyo 2000-meeyadii.

14/12/2024

Tima jiraha ciyaartoyda Arsenal iyo Muudey oo wada kulmey...see more

πŸ™ˆπŸ™ˆπŸ™ˆπŸ™ˆπŸ™ˆπŸ˜‚πŸ˜‚Ceebey tacaalKoonfur Sudan, garsoorihii dhaxdhaadinayay ciyaartii u dhaxeysay kooxaha  Mabor iyo Nwazifeen ayaa j...
13/12/2024

πŸ™ˆπŸ™ˆπŸ™ˆπŸ™ˆπŸ™ˆπŸ˜‚πŸ˜‚Ceebey tacaal

Koonfur Sudan, garsoorihii dhaxdhaadinayay ciyaartii u dhaxeysay kooxaha Mabor iyo Nwazifeen ayaa joojiyay ciyaarta ka hor waqtigii loogu talagalay sababtoo ah harraad iyo biyo La'aaan .

garsooraha looma oggolaan in uu helo biyo cabitaan. Maadaama ciyaartoydu diideen in ay la wadaagaan biyahooda, garsooruhu wuu joojiyay ciyaarta.

Natiijada ciyaarta waxay ahayd Mabor 1:1 Nwazifeen.

Xigasho : π„π§π¨πœπ€ πŠπ¨π›π’π§πš π„π¬π¬πžπ₯

Kaafi Shiine
Suleiman Bashir Sheikh
Omar Artan
Adam Ali Eid

Sedaxda burburiye ee xiligaan ugu wanagsan  Premier League Hadaba kala dooro 1 ilaa iyo 3.
13/12/2024

Sedaxda burburiye ee xiligaan ugu wanagsan Premier League

Hadaba kala dooro 1 ilaa iyo 3.

11/12/2024

Waxaa magaalada London si weyn loogu so dhaweeyay Farus fay .

Address

Kingscourt Road
Carrickmacross
A81CY23

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdi Muudey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdi Muudey:

Videos

Share