SITI TV

SITI TV Waligaa Intaad Nooshahay Taariikhdaada yaan Mugdi Lagaa Gelin

Madaxwaynaha jamhuuriyada dimuqraadiga soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soogaaray Addis Ababa. Madaxwayne Xasa...
11/01/2025

Madaxwaynaha jamhuuriyada dimuqraadiga soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo soogaaray Addis Ababa.

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud markii uu kasoodagay Gagida diyaaradaha heer caalami ee beele waxaa kusoo dhaweeyay Raysal wasaare Dr Abiyi Axmed.

Golaha wakiilada shacabka ee Itoobiya ayaa saaka ansixiyay bayaan wax badan ka badali doona wax isdaba marinta lagula ka...
09/01/2025

Golaha wakiilada shacabka ee Itoobiya ayaa saaka ansixiyay bayaan wax badan ka badali doona wax isdaba marinta lagula kaco shidaalka.
Bayaanka ayaa dhigaya in Gps lagu xidho booyadaha shidaalka kasoo daabula Jabuuti, taasoo sahlaysa in lala socdo dhaqdhaqaaqa shidaalka ilaa kaalinta lagu rogayo.
Dhanka kale, kaalmaha shidaalka ayuu bayaankani amrayaa inay ku xidhaan goobta kaalinta cameroyinka wax duuba 24ka saac si loola socdo dhaqdhaqaaqa ka socda gudaha kaalinta.

07/01/2025

Heestii Cusbayd ee Xeerka Ciise iyo Al-fanaan Cawaale Aden Daheeye
Waankaa haynaa Ustaad

  #Waxa Si Diiran loogusoo Dhaweeyay Magaalada Dir-dhabe Dr Cali Muse Ciye Qoraagi buuga ugu horeeyay ee Xeer-Ciise. Uga...
06/01/2025

#
Waxa Si Diiran loogusoo Dhaweeyay Magaalada Dir-dhabe Dr Cali Muse Ciye Qoraagi buuga ugu horeeyay ee Xeer-Ciise.

Ugaska besha ciise Ugas Mustafe Maxamed Ibrahim ayaa qado sharaf u sameyey Dr Cali Mouse Ciye oo ku sugan Dirdhabe.

Munasabadan qado sharafka ah waxa ka soo qaybgalay madaxda sare ee ismamulka Dirdhabe, odayal dhaqameedka besha ciise gudiga 12ka ah ee dhalinyarada besha cise iyo qaar ka mid ah shacabka Dir-dhabe iyo Gobalka Sitti.

Waxa xusid mudan in 24 iyo 25ka bishan an ku jirno ismamulka ka qabsomi doonto munasabad in ka badan 30 kun oo qof ay ka soo qaybgalayso oo lagu mamusayo aqonsiga Xeerka Cise ee unesco, waxana Ismamulka Dirdhabe ku soo qulqolaya marti sharafka ka kala imanaya sadexda wadan ee kulaala xeerkan...

Wafti ay hogaminayan madaxwaynaha dawlad deganka somalida mudane MUSTAFE MUXUMAD CUMAR Iyo Madaxwayne kuxigenka mudane I...
30/12/2024

Wafti ay hogaminayan madaxwaynaha dawlad deganka somalida mudane MUSTAFE MUXUMAD CUMAR Iyo Madaxwayne kuxigenka mudane IBRAHIM CUSMAN FARAH ayaa bari soo gadhi doona xarunta gobolka SITTI ee D SHINILE
Kusoo dhawaada gobolka khayraadka ceegaagan.

Xafladda furitaanka adeegga rakaabka ee Shirkadda Dhabbaha Tareenka Ethio-Djibouti ayaa si rasmi ah loo daahfuray.Munaas...
21/12/2024

Xafladda furitaanka adeegga rakaabka ee Shirkadda Dhabbaha Tareenka Ethio-Djibouti
ayaa si rasmi ah loo daahfuray.

Munaasabadda ka dhacday xarunta dhabbaha tareenka ee ku taalla degmada Hadhagaale ee gobolka Siti ee Dawlad Deegaanka Soomaalida ayaa waxaa ka soo qaybgalay gudoomiyaha gobolka Siti Mudane Ibraahim Xuseen, Maareeyaha xarumaha dhabada tareenka ee Ma'ayso-Dawanle Eng. Mustafe Cabdi, masuuliyiin ka socda shirkada EDR oo iskugu jira maamulka iyo qaybaha amniga sugida dhabaha tareenka, Addis Ababa illaa iyo Dawanle, maamulada dagmooyinka Ayshaca, Shiniile iyo Hadhagaale, Xafiiska Gaadiidka Ismaamulka Diridhabe, culimo'udiin iyo waxgarad kala duwan oo ka socda degmooyinka uu dhex maro iyo ismaamulka Diridhabe.

Tallaabadan oo boogaadin mudan waxay astaan u tahay horumar muhiim ah oo lagu xoojinayo isku socodka dadweynaha iyo dhaqaalaha gobolka, iyadoo adeegga rakaabkuna uu fududayn doono safarka iyo ganacsiga.

Mashruuca ayaa sidoo kale la filayaa inuu kobcin doono isku xidhka iyo isku socodka degmoyinka uu ka dhex maro gobolka Siti iyo safarrada rakaabka ee isku socodka labada dal taasi oo muhiimad gaar ah u leh horumarinta gobolka dhinaca isku socodka adeega, dhaqaalaha ganacsiga, dalxiiska iyo arimaha bulshada.
SITI TV

19/12/2024

Xasuusin Caawa waa jimco: fadlan Gacantaada ugu Raxee saliga Nabigeena NNKH
Saluu calal xabiib

DHEGALEYDA TILMAAMAHA 8DA AH AMA XEERKA GUUD
19/12/2024

DHEGALEYDA TILMAAMAHA 8DA AH AMA XEERKA GUUD

16/12/2024
Ugaas shahaadada aqoonsiga xeerka ciise naga guudoon
16/12/2024

Ugaas shahaadada aqoonsiga xeerka ciise naga guudoon

Xaflada xeerka ciise oo si meeqaam sare leh loogu maamusay magaalada diri dhabe gaar ahaan qasriga Ugaaska beesha ciiseU...
16/12/2024

Xaflada xeerka ciise oo si meeqaam sare leh loogu maamusay magaalada diri dhabe gaar ahaan qasriga Ugaaska beesha ciise
UGAAS MUSTAFE MAXAMED IBRAAHIM

Ismaamulka Diridhabe ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey wafdigii ka socday Deegaanka Soomaalida ee uu hoggaaminayey Madaxw...
16/12/2024

Ismaamulka Diridhabe ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey wafdigii ka socday Deegaanka Soomaalida ee uu hoggaaminayey Madaxweyne Kuxigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan Faarax. Waftigan ayaa dhawaan ka guddoomay Hay'adda UNESCO aqoonsiga Xeer Ciise.

Garoonka Diyaaradaha Ismaamulka Diridhabe waxaa si heer sare ah ugu soo dhaweeyey masuuliyiinta Ismaamulka Diridhabe oo uu ugu horreeyo Duqa Ismaamulka, Mudane Khadiir Jawhar. Sidoo kale, waxaa soo dhaweeynta ka qayb'galay masuuliyiin ka tirsan deegaanka, odayaasha, iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

15/12/2024
Gacmo furan kusoo dhawaada
15/12/2024

Gacmo furan kusoo dhawaada

14/12/2024

Saylac iyo jabuutiyo seereeheeda diri dhabe

06/12/2024

Siti xeerkii lagu dhigay Soomaalibaan ahay summadaydu waa xeer

05/12/2024

Xeer Ciise
Oral Customary laws
Of Somali-Issa Communities in
Ethiopia,Djibouti,Somalia

Address

Manchester

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SITI TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SITI TV:

Videos

Share

Category