SBC Somali TV

SBC Somali TV Somali broadcasting Corporation SBC is non Governmental media group (Radio, Television and Internet,

Warbaahinta SBC oo xilligan ka kooban Raadiye, Telefishin, Website, & Baraha Bulshada sida Facebook & Twitter waxaa si joogta ah loogu baahiyaa wararka & macluumaadka Dalka & Dibada, Warbaahinta SBC waxaa toos looga dhageystaa loogana daawadaa App-ka Mobile -ka SBC Somali oo aad kala degi kartid Andriod / IOS. Warbaabinta SBC waxay xarumo ku leedahay guud ahaan Soomaaliya & daafaha caalamka Xafiis

yada Gudaha waxaad kala xiriir kartaa :

Boosaaso Xarunta Dhexe ee Warbaahinta
Email: [email protected] +252-907799628 +252613244424

Garoowe
Email: [email protected] +252-907796063

Muqdisho
Email: [email protected] +252-619477770

Hargeysa
Email: [email protected] +252-634197191

Nairobi - Kenya
Email: [email protected] +254-799977635


Warbaahinta SBC waxaa laga daawan karaa Satellite Thaicom6

Frequency: 4053
Symbol Rate: 21667
FEC: H

Wixii Macluumaad waxaad nagula wadaagi kartaa Ciwaanada Kore

11/08/2024

Khasaare hantiyeed oo ka dhashay dab ka kacay Suuqa Magaalada Jawhar

Sawiro|| Ciidamada ilaalada canshuuraha kuwa nabadgalyada wadooyinka iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka bar...
11/08/2024

Sawiro|| Ciidamada ilaalada canshuuraha kuwa nabadgalyada wadooyinka iyo shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda ee gobolka bari ayaa Magaalada Bosaaso si wada jir ah uga bilaabay ilaalinta iyo Hubinta ka shaqaynta caashuuraha gaadiidka aan bixin cashuurtii ku waajibtay, iyadoona la dhigay barokaantarool Wadooyinka Magaaladda si loo hubiyo gaadiidka aan canshuurnan iyo kuwa canshuuran.

Maamulaha Cashuuraha beriga Gobolka Bari Yusuf Mohamed Yusuf iyo Taliyaha ciidamada ilaalada canshuuraha Gobolka G\le Abdirahman Salaad Guul ayaa kormeeray Habsami u socodka shaqada iyagoon ku tagey wadooyinka ay ka socdaan shaqooyinka hubinta gaadiidka aan bixin cashuurta islamarkaana ugu baaqay in loo fududeeyo ciidamada bixinta canshuuraadka ku waajibay gadiidkood

Boqolka Buush FC 1-2 Liibaan Spare parts FC || Summer cup 2 Bosaso.
11/08/2024

Boqolka Buush FC 1-2 Liibaan Spare parts FC || Summer cup 2 Bosaso.

Macmiil ha moogaan qiima dhimistii 1 August waxa u dambaysa Caawo ee ka faaiidaysi wacan.
10/08/2024

Macmiil ha moogaan qiima dhimistii 1 August waxa u dambaysa Caawo ee ka faaiidaysi wacan.

''Madaxweyne Xanow Masjidkuna waa goob cibaado oo wanaaga la iska faro, xumaanta la iskaga reebo, midnimada iyo wadajirk...
10/08/2024

''Madaxweyne Xanow Masjidkuna waa goob cibaado oo wanaaga la iska faro, xumaanta la iskaga reebo, midnimada iyo wadajirka ummada laga dhiirageliyo ''

10/08/2024

Gudoomiye Aadan Madoobe '' Waxaan ku baaqaya in loo gurmado shacabka degmada Luuq ''

10/08/2024

Gudida ruqsad siinta iyo anshax marinta qareenada oo la kulmay gudida joogtada ah ee gollaha Guurtida JSL

''Waxaan Madaxweynaha ugu baaqayaa in uu dhallinyarada ka raalligeliyo gefka iyo ijaafada uu kula kacay, si masuuliyad i...
10/08/2024

''Waxaan Madaxweynaha ugu baaqayaa in uu dhallinyarada ka raalligeliyo gefka iyo ijaafada uu kula kacay, si masuuliyad iyo xilkasnimo lehna u dhegeysto codka dhallinyarada''

10/08/2024

Golaha shacabka oo Dood ka yeeshay hindise sharciyeedka xakameynta Kiimikada beeraha

10/08/2024

Laasqoray : Roobab duufaano wata oo khasaare baaxad leh gaarsiiyay magaalada

09/08/2024

Ilmihii yaraa dadaal dheer ka dib isaga oo meyd ah baa hada laga soo saaray Suuligii uu ku dhacay '' Agaasimaha Wasaarada Howlaha guud ee SSC Kamaal Xasan

09/08/2024

Ciidamada PSF oo howlgalo amniga lagu xaqjiinayo ka sameeyay Boosaso

09/08/2024

MW Xasan Sheekh ''Dadka Soomaliyeed waxaa u talinaya qof ay cod sanduuq ugu rideen oo kaliya ''

09/08/2024

Diyaarada Daallo oo duulimaad cusub ka daah-furtay Garowe

09/08/2024

Faysal Cali Waraabe '' Waxaan ilahay ka baryaynaa Walaladeena la isticmaala ee Reer Laascaanood in uu caqli siiyo ''

Sidee u aragtaa canshuurta lagu soo rogey Macalimiinta Puntland waxka dhiga ?
08/08/2024

Sidee u aragtaa canshuurta lagu soo rogey Macalimiinta Puntland waxka dhiga ?

08/08/2024

Burco: Xisbiga Wadani oo dhaliilo u jeediyay Xisbuka Kulmiye

Ma hirgelin kartaa DFS doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda dalka oo dhan?
08/08/2024

Ma hirgelin kartaa DFS doorasho qof iyo cod ah oo ka dhacda dalka oo dhan?

08/08/2024

"Waxaan iska casilay xubinimadii iyo xilkii golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye" Xil Cabdirashiid Nuur Waceys.

08/08/2024

Golaha Wasiirada DFS oo ansixiyay sharci horseedaya in ay dalka ka dhacdo Doorasho Qof iyo cod ah

08/08/2024

Maamulihii h**e ee shirkada Amtel oo xilka ku wareejiyay Maamulka cusub

07/08/2024

"Axmed Yaasiinow Adiga iyo Xildhibaanada Reer Awdalba Hadii aad Bulshada Xabiib u tihiin dhisa Urur siyaasadeedka Hilaac...."Wasiir Abdinasir Buuni

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan loog...
07/08/2024

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey u diyaar garowga shirka caalamiga ah ee COP 29, kaas oo bisha Nofeembar lagu qaban doono magaalada Baku ee dalka Azerbaijan.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii Soomaaliya ay ula tagi lahayd COP 29 barnaamijyo cadcad oo wax looga qabanayo saameynta isbeddelka cimiladu ay ku yeelatay dalkeenna, iyada oo lagu soo bandhigay fursadaha jira iyo caqadaha u baahan in wadajir wax looga qabto.

07/08/2024

DFS oo war ka soo saartay gurmadka dadkii ku waxyeelloobay Weerarkii Liido

07/08/2024

Xildhibaannada Golaha Shacabka oo ansixiyay Sharciga Shaqaalaha

07/08/2024

Madaxweyne Biixi dadka kugu hareeraysan been bay kuu sheegan ee wadanku wuxuu u baahan yahay …’’ Gudoomiye Axmed Yasin.

07/08/2024

''Wadada isku xirto Gaalkacyo ilaa Xarfo lacagtii lagu dhisi lahaa waxaa hortaagan dowlada Soomaliya''Xildhibaan Wacays

07/08/2024

Xisbiga Wadani " Booliska Soomaliland waxay ku Milmeen Siyaasada "

Golaha Wasiirrada ayaa caawa ansixiyay magacaabista Danjireyaal dalkeena uga hawlgali doona dibedda si loo dhameystito d...
06/08/2024

Golaha Wasiirrada ayaa caawa ansixiyay magacaabista Danjireyaal dalkeena uga hawlgali doona dibedda si loo dhameystito danaha diblomaasiyadeed ee aan ka leenahay caalamka.

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Ca...
06/08/2024

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Mudane, Xamsa Cabdi Barre, ayaa caawa yeeshay shir deg-deg ah oo looga hadlayey qaraxii argagixiso ee ka dhacay xeebta Liido Jimcihii la soo dhaafay.

Golaha ayaa ku dhawaaqay caawa in ay lacag Nus Milyan Dollar ah Xukuumaddu ugu talagashay in la siiyo dadka waxyeelladu ka soo gaartay qaraxaasi, halka Ra’iisul Wasaaruhu mushaarkiisa Bishan uu u jaray gurmadka dadka waxyeelladu soo gaartay, iyadoo dhammaan xubnaha Golaha Wasiirradana ay mushaharaadkooda qayb ka mid ah u jareen.

Lacagtan ayaa loogu talagalay in lagu taageero dhaawacyada iyo dib-u-dhiska nolosha dadka ay dhibaatadu soo gaartay weerarkaasi bahalnimo ee lagu xasuuqay shacab aan waxba galabsan. Xukuumadda ayaa qaadday tallaabooyin lagu xaqiijinayo sugidda amniga shacabka.

Address

Crown House, 60 N Circular Road
London
NW107PN,UK

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SBC Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SBC Somali TV:

Videos

Share

Our story

Somali broadcasting Corporation SBC is non Governmental media group (Radio, Television and Internet, SBC was established in June 2001 and its first FM Radio established in North Eastern Somalia region and also it was the first FM Radio.

  • 457Games

    457Games

    92 the larches, Palmers Green