Somali Television Network - STN

Somali Television Network - STN STN specializes of producing items such as commercials, films, short documentaries, and videos in various TV and Internet formats.

STN- specializes in producing items such as commercials, films, short documentaries, and videos in various TV and Internet formats. We’re committed to providing multimedia resources and programming to serve public interests and strengthen the East African community. STN- waa tv madax banaan oo idiin soo gudbin doona barnaamijyo qiimo leh. faaiidana uleh dhamaan umada somaliyeed meel kasta oo ay joogaan.

Wadamada masar iyo urdun oo aqablaya in dadka ree qasa badankooda laga raro degaankaasi oo la dejiyo labdaasi wadan.Qurs...
02/02/2025

Wadamada masar iyo urdun oo aqablaya in dadka ree qasa badankooda laga raro degaankaasi oo la dejiyo labdaasi wadan.
Qurshahani waxa wata oo soo bandhigay madaxwaynaha marayknka Donald trump wadanka sucuudiguna wuu taageerayaa.

Taxanaha TAGSIILE waa fulinkii ugu tayada fiicnaa ee lagu sameeyo Somaliland. Inkasta oo filim samynta marka la eego som...
02/02/2025

Taxanaha TAGSIILE waa fulinkii ugu tayada fiicnaa ee lagu sameeyo Somaliland. Inkasta oo filim samynta marka la eego somalida ay ugu horayso magaalada muqdisho,
hadana taxanaha tagsiile waa bilow fiican dhanka somaliland.

Dagaal dhaqaale baa ka dhex qarxay wadamada MARAYKANKA, Canada πŸ‡¨πŸ‡¦ iyo Mexico πŸ‡²πŸ‡½.Arintani ayaa bilaabanatay markii uu mad...
02/02/2025

Dagaal dhaqaale baa ka dhex qarxay wadamada MARAYKANKA, Canada πŸ‡¨πŸ‡¦ iyo Mexico πŸ‡²πŸ‡½.

Arintani ayaa bilaabanatay markii uu madaxwayne Donald trump uu soo saaray xeer madaxwayne oo cashuur gaadhaysa boqolkiiba shan iyo labaatan dulsaaraya badeecadaha iyo alaabaha labadaasi wadan laga soo dhoofiyo.

Donald trump waxa uu talaabada uu qaaday sabab uga dhigay in gancsiga ka dhexeeya wadankiisa iyo labadaasi wadan uuna ahayn mid cadaalad ku dhisan isla markaana dadka maraykanku ayna waxba ka faaidin.
Madaxwayne trump waxa kale uu sheegay in labada wadan ay ku guul daraysteen in ay xakameeyaan daroogada iyo maandooriyaasha wadamadooda ka imanaya gaar ahaan maandooriya halista ah ee la yidhaa fentanyl oo dhalinyar badan oo maraykanka aafeeyey oo ay somali ku jirto.

Raysal wasaaraha canada πŸ‡¨πŸ‡¦ Justin Trudeau ayaa isna sheegay in uu qaadayo talaabo taasi la mid ah oo uu cashuur ama tacriifad gaadhaysa boqolkiiba shan iyo labaatan uu saari doono alaabaha iyo badeecadaha maraykanka ka soo gala. Canada waxay maraykanka ka soo gala alaabo gaadhaya 155 bilyan oo doolar.

01/02/2025

BARNAAMIJKA BEENTA WADAADADA Q-16AAD NINKA RAGA AH ILAAHY UMA BANAYN IN UU AFAR XAAS GUURSADO BY AWALE DAYRSHEEKH MUSTAFESHEEKH UMAL SHEEKH DIRIR SHEEKH SHIB...

Madaxwayne Donald trump ayaa sheegay in uu amray  duqayn xaga cirka ah oo lala beegsaday kooxaha argagixisada ah ee daac...
01/02/2025

Madaxwayne Donald trump ayaa sheegay in uu amray duqayn xaga cirka ah oo lala beegsaday kooxaha argagixisada ah ee daacish oo ku sugan buuraha golis ee ku yaala maamul goboleedka puntland. Madaxwaynuhu waxa uu sheegay in weerarkaasi lagu dilay nin sare oo ka tisanaa kooxdaasi waxa kale oo uu sheegay in weerarkaasi aan aanu wax yeelo u gaysanin dadka rayidka ah. Sida la yeegay weerarka waxa fulisay diyaarada nuuceedu yahay F-22 raptor.

01/02/2025

BEENTA WADAADDADA Q-16AAD
NINKA RAGGA AH MA ILAAHY BAA U BANEEYAY IN UU AFAR XAAS GUURSAN KARO MISE WAA BEEN?

31/01/2025

Ha moogaan habeenka ismaaciil danan iyo hablaha soomaaliyeed bisha February 8 .Nincaan hillaac ,actress sumaya ,abdul ,DIIDAN, ISMAACIIL DANAN

30/01/2025

DANAN IYO DIIDAN. YAAN LA MOOGAAN HABEENKA ISMAACIIL DANAN IYO HABLAHA SOMAALIYEED BISHA SOO SOCOTA 8 deeda

Laba diyaaraadood ayaa isku dhacay magaalada WASHINGTON DC .Labada diyaaradood oo mid ay ahayd kuwa qumaatiga u kaca oo ...
30/01/2025

Laba diyaaraadood ayaa isku dhacay magaalada WASHINGTON DC .Labada diyaaradood oo mid ay ahayd kuwa qumaatiga u kaca oo ay leeyihiin ciidamada cirka maraykanka waxan saarnaa 3 qof haka ta kalena ay ahayd diyaarad rakaaba oo siday 64 qof. Wali waxa socda gurmadka samata bixinta lakiin waxa aaminsan yahay in ayna jirin cid ka badbaaday oo dhaaman dadkii labada diyaaradood saarnaaba ay dhinteen.

Doron Clark ayaa ku guulaystay gursiga degmada 60-aad ee golaha guurtida dawlad goboleedka Minnesota.guushani ayaa waxay...
29/01/2025

Doron Clark ayaa ku guulaystay gursiga degmada 60-aad ee golaha guurtida dawlad goboleedka Minnesota.guushani ayaa waxay xisbiga dimuquraadiga u suurta galinaysaa in golaha guurtida aya aqlabiyad hal dheeri ah ku hogaamiyaan.

DAWLADA MARAYKANKA OO HAKISAY CAAWIMAAD CINJIRKA GALMADA OO AY KU CAAWIN JIRTAY MAGAALADA QASA EE FALASTIINAqalka cad ee...
29/01/2025

DAWLADA MARAYKANKA OO HAKISAY CAAWIMAAD CINJIRKA GALMADA OO AY KU CAAWIN JIRTAY MAGAALADA QASA EE FALASTIIN

Aqalka cad ee maraykanka oo sheegay in ay joojiyeen caawimaad la siin jiray magaalada QASA ee falstiin.
Caawimadaasi oo ahayd cinjirka galmada loo isticmaalo ee la yidhaa (CONDOM). Aqadlka cada ee maraykanka looga taliyo ayaa sheegay in sadanka kasta qasa la gayn jiray shixnado cinjirka galmada loo isticmaalo. Qarashka sandkii ku bixi jiray ayaa ahaa 50 milyan oo dooral. Masuulyiniita aqalka cad ayaa sheegay in sababta loo joojiyay ay tahay in la yareeyo qarashaadka aan loo baahnayn ee ka baxa dawlada federalka.

Wararka aanu helayno waxay sheegayaan in madaxwayne muuse biixi la galiyay xabsi guri. Safarka uu ku tagay imaaraadka ca...
28/01/2025

Wararka aanu helayno waxay sheegayaan in madaxwayne muuse biixi la galiyay xabsi guri. Safarka uu ku tagay imaaraadka carabtu ma ahayn mid khaasa sida ay sheegeen dadka isaga ka agdhawi.
Dawlada imaaraadka ayaa u yeedhay oo cadaadis ku saartay in uu yimaado. Dawlada imaaraadka oo hanti badan galisay dekeda berbera ayaa sheegtay in ay wayday lacag badan oo kor u dhaafaysa 6 boqol oo milyan oo sida ay sheegeen ku maqan maamulkii madaxwayne muuse biixi Isla markaana aan lagu xusin daymaha lagu wareejiyay madaxwaynaha cusub ee ciro. Dawlada imaaraadka ayaa sheegtay in ilaa iyo lagactaasi meel lagu sheego ama la damaanad qaado uu madaxne muuse uuna xoriyad heli doonid Isla markaana aan waftiga madaxwayne ciro ayna ku laaban karin hargaysa.waxa kale oo na soo gaadhaya in xidhiidhka iyo dhaqdhaqaaqa xoriyadeed ee xubnaha waftiga madaxwayne ciro la xadiday ilaa xal laga gaadhayo. Sida aanu wararka ku helayno waxa socota waan waan iyo dhedhexaadin la rabo in arintani lagu xaliyo.

AWALE DAYR
STN NEWS
Awale Dayr

27/01/2025

Mudane QAYS CALI oo ah gudoomiyaha xisbiga dimuquraadiga gobolka minnesota ayaa somaalida ku dhaqan degmada 60 ka codsaday in ay u codeeyaan musharax DORON CLARK oo u sharaxan kursiga degmada 60-aad ee aqalka guurtida dawlad goboleedka minnesota

Golaha wakiilada Maamulka SSC-KHAATUMO ayaa ansixiyay misaaniyad sandeedka 2025ka ee uu maamulkaasi ku shaqayn lahaa.Mis...
27/01/2025

Golaha wakiilada Maamulka SSC-KHAATUMO ayaa ansixiyay misaaniyad sandeedka 2025ka ee uu maamulkaasi ku shaqayn lahaa.
Misaaniyada la ansixiyay ayaa ah lacag dhan 19 milayan oo doolar.

Taxanyaasha ugu daawashada badan sanadkani.
26/01/2025

Taxanyaasha ugu daawashada badan sanadkani.

Israaiil iyo xamaas oo maxaabiis iswaydaarsaday.Xamaas ayay siidaysay afar gabdhood oo ka tirsan ciidanka militeriga hal...
25/01/2025

Israaiil iyo xamaas oo maxaabiis iswaydaarsaday.
Xamaas ayay siidaysay afar gabdhood oo ka tirsan ciidanka militeriga halka ay idawlada israiilna sii in ka badan lababoqol oo falastiiniyiin ah oo ku xidhnaa jeelasha israaiil.

Dawlada Mexico πŸ‡²πŸ‡½ oo diiday in ay soo cagadhigtaan diraayadaha sida dadka maraykanka laga soo tarxiilayo.
25/01/2025

Dawlada Mexico πŸ‡²πŸ‡½ oo diiday in ay soo cagadhigtaan diraayadaha sida dadka maraykanka laga soo tarxiilayo.

Address

FLAT 22, CHILTERN HOUSE
London
N90DY

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somali Television Network - STN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share