Elsar Media Production

Elsar Media Production Elsar Media is Digital marketing and photo/Video Company that offers high quality product and servic

02/02/2025

Ceerigaabo: Masuuliyiin Booqday Ciidamada Jiidaha H**e ee Gobolka Sanaag.

Ceerigaabo: Masuuliyiin Booqday Ciidamada Jiidaha H**e ee Gobolka Sanaag.Masuuliyiin Ka Kooban Shir gudoonka Golaha Waki...
02/02/2025

Ceerigaabo: Masuuliyiin Booqday Ciidamada Jiidaha H**e ee Gobolka Sanaag.

Masuuliyiin Ka Kooban Shir gudoonka Golaha Wakiilada JSL, Wasiirada Waxbarashada, Caafimaadka, Wasiiru-Dawlaha Wasaarada Arimaha gudaha iyo Amniga, Xildhibaanada Golaha Wakiilada, Gudoomiyaha Gobolka Sanaag, Agaasimaha W. Caafimaadka, Maayarka Degmada Ceerigaabo, Saraakiisha Kala Duwan ee Ciidamada Qaranka Gobolka Sanaag, Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ceerigaabo, Cuqaasha, Salaadiinta, Haldoorka iyo Ganacsatada Magaalada Ceerigaabo ayaa Booqasho ugu tegey Ciidamada Kusugan Jiida H**e ee Gobolka Sanaag.

Ceerigaabo-Sanaag- Somaliland
02/02/2025

01/02/2025

Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Gobolka Sanaag ayaa qabatay Munaasibad ay ku abaal-marinayaan Shaqaalaha Wasaarada Dedaalkoodii iyo shaqo Wanaagoodii Sanadkii H**e ee 2024.

01/02/2025

Wasiiru-Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga JSL Mudane C/rashiid Maxamed Axmed (Magaalo) ayaa xilkii kuwareejiyay Badhasaab Kuxigeenka Cusub ee Gobolka Sanaag oo dhowaan Madaxweynaha Somaliland usoo magcaabay Xilkan.
Munaasibadan oo kadhacday Hoolka Maamulka Gobolka Sanaag ayay kasoo qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Sanaag.
Ceerigaabo-Sanaag-Somaliland.
01/February/2025

01/02/2025

"Wiilka Dhalinyarada ah ee Suuqa Dhexdiisa Lamaraya Qoriga iyadoo aanay Jirin Cid uu Kabaqayo ama uu Ka Difaacayo Naftiisa, Waxay Sumcad Xumaynay Magaca Magaalada Ceerigaabo."

Wasiiru-Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga JSL C/rashiid Maxamed Axmed (Magaalo)

01/02/2025

Madaxda maamulka gobolka sanaag ayaa sheegay inay soo qabteen gaadhi dhawaan laga dhacay beesha dhulbahante ,isla markaana ay ku wareejin doonaan dadkii lahaa gaadhiga”

Wasiiru-Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga JSL Mudane C/rashiid Maxamed Axmed (Magaalo) ayaa xilkii kuwareejiya...
01/02/2025

Wasiiru-Dawlaha Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Amniga JSL Mudane C/rashiid Maxamed Axmed (Magaalo) ayaa xilkii kuwareejiyay Badhasaab Kuxigeenka Cusub ee Gobolka Sanaag oo dhowaan Madaxweynaha Somaliland usoo magcaabay Xilkan.

Munaasibadan oo kadhacday Hoolka Maamulka Gobolka Sanaag ayay kasoo qayb galeen Qaybaha kala duwan ee Bulshada Gobolka Sanaag.

Ceerigaabo-Sanaag-Somaliland.
01/February/2025

Sawiro: Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Gobolka Sanaag ayaa qabatay Munaasibad ay ku abaal-marinayaan Shaqaal...
01/02/2025

Sawiro: Wasaarada Deegaanka iyo isbedelka Cimilada Gobolka Sanaag ayaa qabatay Munaasibad ay ku abaal-marinayaan Shaqaalaha Wasaarada Dedaalkoodii iyo shaqo Wanaagoodii Sanadkii H**e ee 2024.

Ceergaabo-Sanaag-Somaliland
01/February/2025

01/02/2025

Colaada Ceerigaabo Madaxweyne Xassan Shiikh Baa Ka danbeeya oo hubaynaya.. Doorashada uu wad wado ayuu la rabaa

Boqor Buurmadow Oo Si adag uga Hadlay Shirka Badhan lagu Soo Gaba gabeeyay ee ku wajahan Colaada `Ceerigaabo '' ~Muuqaal...
01/02/2025

Boqor Buurmadow Oo Si adag uga Hadlay Shirka Badhan lagu Soo Gaba gabeeyay ee ku wajahan Colaada `Ceerigaabo ''

~Muuqaalka halkan kala Soco Goordhow... https://www.youtube.com/

31/01/2025

Qodobada Ka soo Baxay Shirka Warsangeli iyo dhulbahante” Siyaasi Xassan Jigraale

URURKA MACALIMIINTA GOBOLKA SANAAG.Ururka Macalimiinta Gobolka Sanaag oo ka tirsan Urur waynaha Macalimiinta Somaliland ...
31/01/2025

URURKA MACALIMIINTA GOBOLKA SANAAG.

Ururka Macalimiinta Gobolka Sanaag oo ka tirsan Urur waynaha Macalimiinta Somaliland ayaa la kulmay Isuduwuha Wasaaradda Waxbarashada ,Barbaarinta iyo Sayniska ee gobolka Sanaag iyaga oo war bixin ka siiyey xalada macalimiinta gobolka Sanaag .

30/01/2025

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland iyo xildhibaano ka tirsan golaha wakiillada oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka golaha oo socdaal ku maraya gobollada Barriga JSL ayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo waxaana kullamo ay la qaateen maamulka degmada iyo ka gobolka ,Odayaasha dhaqanka iyo dad weynaha Deegaankaasi.

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland iyo xildhibaano ka tirsan golaha wakiillada oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeen...
30/01/2025

Wefti ka socda Xukuumadda Somaliland iyo xildhibaano ka tirsan golaha wakiillada oo uu hoggaaminayo guddoomiye ku xigeenka golaha oo socdaal ku maraya gobollada Barriga JSL ayaa gaadhay magaalada Ceerigaabo waxaana kullamo ay la qaateen maamulka degmada iyo ka gobolka ,Odayaasha dhaqanka iyo dad weynaha Deegaankaasi.

28/01/2025

Maamulaha Dahabshiil Group, Abdirashid Duale iyo qaar ka mid ah ganacsatada waaweyn ayaa maanta kula kulmay magaalada Hargeisa safiirka UK iyo madax ka tirsan Hay’adda Save the Children.

26/01/2025

Magaalada     Teashop
26/01/2025

Magaalada
Teashop

Address

54 Exmouth Road Hayes
London
UB48LL

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Elsar Media Production posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category