Madei alio

Madei alio Database administrator | Social Media manager:Content stragety •analysis&monitoring•acc management.

20/07/2024

3-QODAB Aad muhiim u ah markaa Samay-naysid Ganacsi.

Waxaan Samayn Doonaa Muuqaalo Anfaca Bulshada Dabka ayey soo saaran Yihiin Dadka Jecel technologies-ka Halkaan Waa Fursa...
21/06/2024

Waxaan Samayn Doonaa Muuqaalo Anfaca Bulshada Dabka ayey soo saaran Yihiin Dadka Jecel technologies-ka Halkaan Waa Fursa-dooda.

Alle Ha U Naxriisto Walaasheena style-ka Xooshay Geerida waa Xaq Qabrigeeda Alle ha u nuuriyo ugu dhigo Beer Janaad.
14/06/2024

Alle Ha U Naxriisto Walaasheena style-ka Xooshay Geerida waa Xaq Qabrigeeda Alle ha u nuuriyo ugu dhigo Beer Janaad.

Mahadsanidiin Saaxib-Yaal Waa Post-Ga Ugu Horeeyey Page-keena Waxaan Idin Siinayaa Group Udemy Courses free ah 100% Hadi...
07/06/2024

Mahadsanidiin Saaxib-Yaal Waa Post-Ga Ugu Horeeyey Page-keena Waxaan Idin Siinayaa Group Udemy Courses free ah 100% Hadi-yad ahaan YAa Diyaar ah ✍️ ✊.

25/05/2024

Digriga Alle Umada Islam-ka ah la Wadaag Ugu Faa'iday Walaa-lahaaga.

🥰✊
19/05/2024

🥰✊

17/05/2024

Dadka mar-kasta uma Ooyaan Inay Daciif Yihiin, balse marar-ka Qaar Waxay u Oo-yaan si ay U Noqdaan Qof Adag.

Ma Jiro Geed Aan Dabeesha Ruxin Mana Jiro Ruux Aan Fashil min Balse waxaa Jira Geed Adag iyo shakh-siyaad Adag .
17/05/2024

Ma Jiro Geed Aan Dabeesha Ruxin Mana Jiro Ruux Aan Fashil min Balse waxaa Jira Geed Adag iyo shakh-siyaad Adag .

07/05/2024

Falan-Qayn Coffee-ga ☕Maalin-taada iyo Saamayn-tiisa.

I've received 200 reactions to my posts in the past 30 days. Thanks for your support. 🙏🤗🎉
07/05/2024

I've received 200 reactions to my posts in the past 30 days. Thanks for your support. 🙏🤗🎉

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Dr Hassan Sheikh Mohamud Madaxwayne Shacab-kiisa la Dareen ah Hoogaamiyaha r...
30/04/2024

Madaxwaynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Mudane Dr Hassan Sheikh Mohamud Madaxwayne Shacab-kiisa la Dareen ah Hoogaamiyaha ruuxi ga ah Nabadoon Garyaqaan Soomaaliyeed Gaba-dhaan Madax Wayne waa mid ka ka mid Ardayda Dalka Madaxwayne waxaa Tahay Bahda Wax Barashada Gaba-dhaan Hadafkeeda ugu wayn waa wax Barasho Waa Agoon Garab Ayay u Baahan Tahay Sidoo kale Madaxwaynaha Maamulka Koonfur-Galbeed Mudane H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen Gaba-dhaan Waxay ku Noosha-hay Magaaladaada baydhabo Madaxwayne Dadkaaga U sama fal Madaxwayne Shacab-kiisa la Dareen ah Hoogaamiyaha ruuxi ga ah Nabadoon Garyaqaan ah Ayaa tahay Madaxwayne.

Sawirkan kuma jiraan wax midab casaan ah, waxaa cas ee aad arkayso maskaxdaada iska samaysatay😁si aad u hubiso sawirka m...
29/04/2024

Sawirkan kuma jiraan wax midab casaan ah, waxaa cas ee aad arkayso maskaxdaada iska samaysatay😁

si aad u hubiso sawirka meesha cas zoom soo dheh kadib waxaad arkaysaa inuu madowyahay meesha aad casaanka moodeyso

28/04/2024

Podcasts 🎙️ ayaan Bilaabi Rabaa Yaa diyaar ah Qisa Noo Haaya.

Haddii xarun aad ka shaqayso ka dhex raadinayso kansho aad h**e ugu socoto(High Position) ama xafiis ka dhex doonayso ma...
28/04/2024

Haddii xarun aad ka shaqayso ka dhex raadinayso kansho aad h**e ugu socoto(High Position) ama xafiis ka dhex doonayso mansab ka sareeya meesha aad joogto oo aad loolan ku jirto taladan ayaan ku siinayaa ee iga qaado.

1- haku mashquulin ceebaynta, dhaleecaynta dadka aad shaqo wadaaga tihiin si aad wax ugu hesho ijaafayntooda iyo ku mashquulida madaxda kaa saraysa. Taasi waxay kaa weecinaysa hadafkaagii, oo guushay ku seejin doonta.

2- Waxaa muhiimada saartaa inaad soo bandhigto wax-qabadkaaga, horumarka aad meesha ka samayn doonto iyo damacaaga rasmiga ah.

3- Diirada saar hadafyada(goals) aad ka leedahay meesha aad u tartamayso, lana saaxiib oo soo dhaweyso qof kasta oo ay guushaadu ku xidhan tahay, xitaa hadduu yahay kaad la tartamayso.

4-Haddii aad saas yeeli weydo, kuwa aad u bandhigayso hamigaaga waxay ogaanayaan heerka aad taagan tahay oo qudhooda ayey iska kaa fogayn.

5- Inaad han yeelato oo wax hamiso ceeb maaha, se waxaa ceeba inaad hankaaga ku raadiso, ceebaynta dadka kula jaalka ah.

Walaalkiin Mohamed ali abdi

DATABASE ADMINISTRATOR markaa baratid Intaas DHAN Ayaad U Samaysan Kartaa Ganacsi-gaaga🚩Macaamiishaada maxey jecelyihiin...
26/04/2024

DATABASE ADMINISTRATOR markaa baratid Intaas DHAN Ayaad U Samaysan Kartaa Ganacsi-gaaga🚩
Macaamiishaada maxey jecelyihiin ama u baahan yihiin?
Xiligee, bishee, maalintee, saacadee ugu iibsi badan yihiin, sababna?
Waxaad iibiso sheygee ugu caansan oo saaid loo jecelyahay?
Sheygee ugu dhaliil/dacwo badnaa markaa lagaa iibsaday kadib? Maxey aheyd dhaliishaas?
Macaamiishaada maku faraxsan yihiin adeegaaga, sidaad ula dhaqanto ama shaqaalahaga ay ula dhaqmaan?
Macaamiishaada yee u badan yihiin: Ma lab baa mise dhidig? Ma dhalinyaraa, ma da‘ a dhaxaadaa mise dadka saaidka u waa weyn?

Xayeeysiin haddaa u sameyneyso ganacsigaaga waa kuma macaamiisha aad target gareyneyso? Da‘dee jiraan? Halkee ku badan yihiin? Degmadee? Gobolkee? Ama aladee ugu isticmaal badan yihiin: Ma Facebook, Tiktok,Instagram, Twitter mise Youtube? Ama ma jirtaa meelo ay si gaar ah ugu badan yihiin, sida wadooyinka qaar ee magaalada oo ay saaid u fariistaan ama isugu imaadaan?

Iyo su‘aalo kale oo badan, si aad jawaab ugu hesho waxaad u baahan tahay xog (data) aad analys gareeys. Hadaba macaamiishaada xog (data) maka aruurisaa? 🤔🤔🤔

Waxaan ogaaday? Akhriso.Waxaan ogaaday sharafta cilmiga inuu yahay bixintiisa, inuu kordho markaad dadka sii barto, inuu...
26/04/2024

Waxaan ogaaday? Akhriso.
Waxaan ogaaday sharafta cilmiga inuu yahay bixintiisa, inuu kordho markaad dadka sii barto, inuu barakoobo marka lagaa faa’iideysto, cadaab iyo halaag inuu yahay karkaas istustus iyo halagaa sheego ubarato.

Goorma kuugu danabay-say Subaca Qur'aanka?
26/04/2024

Goorma kuugu danabay-say Subaca Qur'aanka?

Sheeg Wadanka Ay ku Nool yihiin Muslimiinta Caalamka ugu Badan?.
25/04/2024

Sheeg Wadanka Ay ku Nool yihiin Muslimiinta Caalamka ugu Badan?.

Wax Badan Ka Ogoow CHATgpt
24/04/2024

Wax Badan Ka Ogoow CHATgpt

Ah Daafta Ugu Wayn U sameeyey waxaa Ka mid In inshallah Tafsiirka Shiikheena Alle Ha U Naxriistee Sh. Cumar Faaruuq Aan ...
23/04/2024

Ah Daafta Ugu Wayn U sameeyey waxaa Ka mid In inshallah Tafsiirka Shiikheena Alle Ha U Naxriistee Sh. Cumar Faaruuq Aan Soo dhigo Waliba Muuqaalo Waqti Iyo Juhdi la Galiyey Qurux Badan Inshallah I Taageera.

𝐒𝐈𝐃𝐀 𝐋𝐎𝐎 𝐍𝐎𝐐𝐃𝐎 𝐏𝐑𝐎𝐆𝐑𝐀𝐌𝐌𝐄𝐑 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍In aad noqoto programmer wanaagsan waxa ay u baahantahay waqti, dedaal iyo waxbarasho...
23/04/2024

𝐒𝐈𝐃𝐀 𝐋𝐎𝐎 𝐍𝐎𝐐𝐃𝐎 𝐏𝐑𝐎𝐆𝐑𝐀𝐌𝐌𝐄𝐑 𝐖𝐀𝐍𝐀𝐀𝐆𝐒𝐀𝐍

In aad noqoto programmer wanaagsan waxa ay u baahantahay waqti, dedaal iyo waxbarasho joogto ah. Qoraalkan waxa aan idin kula wadaagayaa talooyin muhiim ah oo kaa caawin doona in aad noqoto programmer wanaagsan.

𝟏. 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐨 𝐋𝐮𝐮𝐪𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐒𝐚𝐱𝐝𝐚 𝐚𝐡: Ku bilow adiga oo dooranaya Programming Language ku habboon yoolalkaaga. Luqadaha caanka ah sida Python, JavaScript, Java, C++, iyo kuwa kale ayaa noqon kara doorashada ugu wanaagsan ee aad ku bilaabi karto. Waxaad xasuusnaataa doorashada luuqadda aad ku bilaabaysaa in ay ku xidhan tahay nooca baraamijyo ah ee aad rabto in aad soo saarto (tusaale, web development, Desktop Application Development, Mobile App development, iwm.).

𝟐. 𝐁𝐚𝐫𝐨 𝐀𝐚𝐬𝐚𝐚𝐬𝐤𝐚: Ku bilow aasaaska luuqadda, kuwaas oo ay ka mid yihiin variables, data types, control structures (if statements, loops), iyo functions. Waxaad ka heli kartaa casharro online ah, koorsooyin, iyo buugaag si ay kaaga caawiyaan inaad barato asaasiyaadkan.

𝟑. 𝐊𝐮 𝐜𝐞𝐥𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡: Programming-ku waa xirfad ku horumarta gacan-ka-qabashada. Si joogto ah u qor codes-ka, waxaad ka shaqaysaa mashruucyo yaryar (Small projects), oo si tartiib tartiib ah u wad ilaa aad hesho kalsooni aad kaga shaqayn karto mashaariicda waaweyn. In aad gacan-ka-qabashadaa ku celcelisaana waa muhiim.

𝟒. 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐚𝐛-𝐝𝐡𝐢𝐬𝐦𝐞𝐞𝐝𝐤𝐚 𝐗𝐨𝐠𝐭𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐀𝐥𝐠𝐨𝐫𝐢𝐭𝐡𝐦𝐬: Fahamka adag ee qaab-dhismeedka xogta iyo algoorithms-yada ayaa laga-ma-maarmaan u ah xallinta dhibaatada iyo qorista codes si wanaagsan loo qoray. Waxaa jira waxyaabo badan oo ay ku jiraan buugaag iyo koorsooyin online ah, kuwaas oo kaa caawin kara barashadooda.

𝟓. 𝐖𝐚𝐱 𝐤𝐮 𝐝𝐚𝐫𝐬𝐨 𝐛𝐚𝐫𝐧𝐚𝐚𝐦𝐢𝐣𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐎𝐩𝐞𝐧 𝐒𝐨𝐮𝐫𝐜𝐞-𝐤𝐚 𝐚𝐡: waa daruuri in aad wax ku darsato Open Source projects-ka. Waa hab fiican oo lagu kasbado waayo-aragnimo iyo iskaashi lala yeesho developers-ka khibrad leh.

𝟔. 𝐀𝐤𝐡𝐫𝐢 𝐂𝐨𝐝𝐞𝐬-𝐤𝐚 𝐡𝐨𝐫𝐞 𝐥𝐨𝐨 𝐪𝐨𝐫𝐚𝐲: Codes-ka ay qoreen Programmers-ka khibradda wanaagsan leh waa in aad akhridaa qaabka ay u qoreen si aad wax uga barato. Akhrinta iyo fahamka codes-ka sida wanaagsan loo qoray ayaa kaa caawin doona in aad barato hababka ugu fiican, iyo qaababka badanaa loo qoro codes-ka.

𝟕. 𝐁𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚𝐝𝐚 𝐚𝐡: barnaamijyada tignoolajiyada ayaa si joogto ah u kobcaya. La soco isbeddelladii ugu dambeeyay, maktabadaha codeska (libraries) iyo frameworks-ka. Ku biir bogag-lagaga hadlo Luuqadaha Programmingka, forums-ka, iyo wargeysyada.

𝟖. 𝐃𝐡𝐢𝐬 𝐌𝐚𝐬𝐡𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐜: ka shaqee in aad dhisto mashruucyo adiga kuu gaar ah si aad ugu dabaqdo wixii aad baratay. Mashaariicdaa ama Projects-kaa aad dhisaysaa waxay kaa caawin doontaa in aad horumariso xirfadaha xallinta mashaakilaadka iyo in aad soo baraha bulshada ku bandhigi karto shaqada aad qabatay, uguna soo bandhigi karto shirkadaha aad u shaqayn doonto mustaqbalka.

𝟗. 𝐑𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐉𝐚𝐰𝐚𝐚𝐛-𝐜𝐞𝐥𝐢𝐧: Ha ka baqin in aad la wadaagto koodkaaga dadka kale oo aad raadiso jawaab-celin. La shaqaynta asxaabta iyo helitaanka dhaleecayn wax toosinaysaa waxay kaa caawin doontaa in aad horumariso xirfaddaada.

𝟏𝟎. 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐃𝐞𝐛𝐮𝐠𝐠𝐢𝐧𝐠-ka: Debugging waa qayb muhiim ah oo ka mid ah Programming-ka. Baro sida ugu fudud ee loo aqoonsado, loona saxo khaladaadka. Aaladaha (Tools) sida debuggers-ka iyo logging-ka ayaa si weyn kuu caawin kara.

𝟏𝟏. 𝐗𝐢𝐫𝐟𝐚𝐝𝐚𝐡𝐚 𝐅𝐮𝐝𝐮𝐝: Isgaadhsiinta, wada shaqaynta, iyo xirfadaha xalinta mashaakilaadka ayaa lama huraan u ah Programming-ka. Bar naftaada xirfadahan adigoo barbar wada awoodahaaga farsamo.

𝟏𝟐. 𝐓𝐚𝐤𝐡𝐚𝐬𝐮𝐬 𝐠𝐚𝐚𝐫 𝐚𝐡 𝐲𝐞𝐞𝐥𝐨: Markaad hesho khibrad ballaadhan, ku dedaal in aad ku takhasusto qayb gaar ah, sida horumarinta web development, mobile app development, machine learning, or cybersecurity.

𝟏𝟑. 𝐋𝐚𝐭𝐚𝐥𝐢𝐧: Haddii ay suurtagal tahay, raadso lataliye ku hagi kara oo ku siin kara fikrado qiimo leh oo ku salaysan khibradooda.

𝟏𝟒. 𝐃𝐮𝐥𝐪𝐚𝐚𝐝𝐤𝐚 𝐢𝐲𝐨 𝐉𝐨𝐨𝐠𝐭𝐚𝐲𝐧: Barashada Programming-ku waxay noqon kartaa mid adag mararka qaarkood, laakiin adkaysigu waa furaha. Ha ka niyad jabin caqabadaha ku soo wajihi kara waqtiga aad ku jirto bilowga.

𝐆𝐚𝐛𝐚𝐠𝐚𝐛𝐨:
Ugu dambayn, sidii aynu soo sheegnay Programming-ku waa xirfad muhiim kuu ah haddaad tahay qof doonaya in uu xirfaddan ku shaqaysto. Haddaba, si aad u bilowdo barashada xirfaddan waxaad ka baran kartaa lingaxyadan soo socda:

𝟏. 𝐓𝐡𝐞 𝐍𝐞𝐭 𝐍𝐢𝐧𝐣𝐚: https://www.youtube.com/
𝟐. 𝐓𝐫𝐚𝐯𝐞𝐫𝐬𝐲 𝐌𝐞𝐝𝐢𝐚: https://www.youtube.com/
𝟑. 𝐒𝐞𝐧𝐭𝐝𝐞𝐱: https://www.youtube.com/
𝟒. 𝐀𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐢𝐧𝐝: https://www.youtube.com/
𝟓. 𝐂𝐨𝐫𝐞𝐲 𝐒𝐜𝐡𝐚𝐟𝐞𝐫: https://www.youtube.com/
𝟔. 𝐂𝐨𝐝𝐞𝐜𝐚𝐝𝐞𝐦𝐲: https://www.youtube.com/

Markaad horumariso xirfaddaadan, waxaad ugu shaqayn kartaa meel kasta oo u baahan sida oo kale qaab freelancer ah baad ugu shaqaysan kartaa.

𝐖𝐚𝐛𝐢𝐥𝐥𝐚𝐚𝐡𝐢 𝐓𝐚𝐰𝐟𝐢𝐢𝐪.
ali abdi

Maalin Wanaagsan Asxaab-tayda
23/04/2024

Maalin Wanaagsan Asxaab-tayda

Ku Guulayso $10Sharuudaha:A) Page-ka like GareeyB) Post-tiga share GareeyC) Post-tiga like dhehD) 3 Ka mid ah Asxaab-taa...
22/04/2024

Ku Guulayso $10
Sharuudaha:
A) Page-ka like Gareey
B) Post-tiga share Gareey
C) Post-tiga like dheh
D) 3 Ka mid ah Asxaab-taada ku soo Gareey Post-tiga.
Guulaystaha Number ka Saxda ah Sheega Uguna Horeeya Waqti ahaan ayaa Qaadan Doona Abaal Marinta.

Page-keena Madei alio  Follow Gareeyso Waxaan Soo Wadnaa Social Media Secrets Aad Oo Kor Ugu Qaadi kartid Ganacsi-gaaga ...
22/04/2024

Page-keena Madei alio Follow Gareeyso Waxaan Soo Wadnaa Social Media Secrets Aad Oo Kor Ugu Qaadi kartid Ganacsi-gaaga Ogow 4 Sano khibrad ah ayaan U leeyahay Social Media Waxaana Kugu bari Doonaa 20% Si Free ah😁✊.

21/04/2024

Cajiib Gaba-dhaan Maga-ceeda TikTok ga Ku soo Gasho MashaAllah Alle ha Xafido Walaasheena Waa Mid Khayr Badan Noo Soo Gudbisa.

{وَاذْكُرْ رَبَّكَ فِي نَفْسِكَ تَضَرُّعًا وَخِيفَةً وَدُونَ الْجَهْرِ مِنَ الْقَوْلِ بِالْغُدُوِّ وَالْآصَالِ..}
17/04/2024

{وَاذْكُرْ رَبَّكَ فِي نَفْسِكَ تَضَرُّعًا وَخِيفَةً وَدُونَ الْجَهْرِ مِنَ الْقَوْلِ بِالْغُدُوِّ وَالْآصَالِ..}

Address

E5 Oqr
London
E5OQR

Telephone

+252682886950

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Madei alio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Madei alio:

Videos

Share