StreamNxt TV

StreamNxt TV StreamNxt Waxaad ka heli kartaa in kabadan 1800+Channels, Aad Ku Daawan Karto Anteeno La'aan.

Education and Entertainment is an interchangeable elements of todays societies. However with the advance of technology, we are still lacking in delivering engaging content to our future generation even though we have one of the most affordable internet connectivity in Africa. At StreamNxt we continuously invest in creating or reproducing Edutainment in our local language.

20/01/2025

Waa maxay xariirka ka dhaxeya Itobiya iyo Yuhuudda ?


Kooxda Chelsea ayaa ciyaar adag oo ka tirsan horyaalka ingiriiska caawa ku soo dhaweyneysa garoonkeeda Stamford Bridge n...
20/01/2025

Kooxda Chelsea ayaa ciyaar adag oo ka tirsan horyaalka ingiriiska caawa ku soo dhaweyneysa garoonkeeda Stamford Bridge naadiga Wolves.

Kaga daawo Af-Soomaali shaashadda StreamNxt Tv tabin kulan ciyaareedkan.

Yaa badin kara?





20/01/2025

Lacag aaa wadada ka heshid goormee kuugu dambeysay ?



16/01/2025

Jaamka ka jiro wadooyinka dalkaan, waxa uu laba laab ka daranyahay midka ka jiro Muqdisho.



Hambalyo Mohamett Ali Ciise oo ah guuleystaha saadaalinta kulankii El Clásico, waxa uuna ku guuleysatay abaalmarin gaare...
16/01/2025

Hambalyo Mohamett Ali Ciise oo ah guuleystaha saadaalinta kulankii El Clásico, waxa uuna ku guuleysatay abaalmarin gaareysa 10$ ay lasocoto User Free ah.



Man united ayaa caawa garoonkeeda ku soo dhaweyneysa kooxda Southampton oo fadhida booska ugu hoseeya ee jadwalka kala s...
16/01/2025

Man united ayaa caawa garoonkeeda ku soo dhaweyneysa kooxda Southampton oo fadhida booska ugu hoseeya ee jadwalka kala sarreynta ciyaaraha horyaalka ingiriiska.

Kaga daawo Af-Soomaali shaashadda StreamNxt Tv tabin kulan ciyaareedkan.

Yaa badin kara?





16/01/2025

"Xaliimadeyda waxaan leeyahay guul iyo gobanimo maanta waxaa aaminsanahay..."


15/01/2025

TABINTA KULANKA XIISAHA LEH EE ARSENAL VS TOTTENHAM HOTSPUR

SI AAD U DAAWATO CIYAARAHA CAALAMIGA AH LASOO DAG APPKA STREAMNXT

Arsenal ayaa ciyaar adag oo ka tirsan horyaalka ingiriiska caawa ku soo dhaweyneysa garoonka Emirates kooxda Tottenham.K...
15/01/2025

Arsenal ayaa ciyaar adag oo ka tirsan horyaalka ingiriiska caawa ku soo dhaweyneysa garoonka Emirates kooxda Tottenham.

Kaga daawo Af-Soomaali shaashadda StreamNxt Tv tabin kulan ciyaareedkan.

Yaa badin kara?

15/01/2025

Magaalada Hollywood-ka ee Los Angeles iyo guud ahaan gobolka California Ayaa gubanayo muddo todobaad ah



14/01/2025

TABINTA XIISA LEH EE NOTTINGHAM FOREST VS LIVERPOOL

SI AAD U DAAWATO CIYAARAHA CAALAMIGA LA SOO DAG APPKA STREAMNXT

13/01/2025

Kuwa cunta Free ah bixiya iyo mid bajaaj lacag la’aan ah dadka ku qaada ayeey maanta noqdeen taageerayaasha Real Madrid.




12/01/2025

Maka tanaazuleysaa naftaada oo maqadaneysaa 1Milyan Dollar, Ku soo dhawaada halista quusida qofka laakiin si fudud lacag uu ku sameynkaro.

12/01/2025

“Haddii caawa Real laga badiyo Bajaajteyda berri lacag la’aan ayaa lagu raacaa”.

Qaar ka mid ah dhalinyarada Muqdisho oo ka aragti dhiibtay saadaasha kulanka caawa dhexmaraya Real Madrid iyo Barcelona.




Saadaali kulanka Weyn ee El Clásico REAL MADRID🆚BARCELONA oo ku guuleyso 10$ ay lasocoto User Free ah.Ku daawo tabinta c...
12/01/2025

Saadaali kulanka Weyn ee El Clásico REAL MADRID🆚BARCELONA oo ku guuleyso 10$ ay lasocoto User Free ah.

Ku daawo tabinta ciyaartan Af-Soomaali waxaa tabinaya wariyeheena Ibra Maxamed Xaaji

𝗦𝗛𝗨𝗥𝗨𝗨𝗗𝗔𝗛𝗔:
1. 𝐋𝐢𝐤𝐞 𝐬𝐚𝐚𝐫 post-gan
2. Like & Follow 𝐩𝐚𝐠𝐞-𝐤𝐚 StreamNxt TV
3. 𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞 𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞 Post-gan
4. 𝐊𝐮 𝐦𝐞𝐧𝐭𝐢𝐨𝐧 𝐠𝐚𝐫𝐞𝐞𝐲 𝟑 𝐪𝐨𝐟 oo asxaabtaada ah adiga oo 1 𝐂𝐨𝐦𝐦𝐧𝐞𝐧𝐭 kusoo koobaya Saadaasha iyo Mention-ka.

Fadlan shuruudaha ilaali si aad ugu guuleysato abaal-marinta. Waxaana abaal-marinta helaya qofka buuxiya shuruudaha oo saxa saadaasha.




11/01/2025

GOOGOOS KULAMADA ASBUUCAN UGU XIISAHA BADNAA



11/01/2025

Barnaamijka ileyska Aflaamta waxaan kusoo qaadan doonnaa film-ka Weyn ee Azaad.

10/01/2025

Maxaa sabab u ah furiinka in uu bato ?



Address

London

Opening Hours

Monday 9am - 10pm
Tuesday 9am - 10pm
Wednesday 9am - 10pm
Thursday 9am - 10pm
Friday 9am - 10pm
Saturday 9am - 10pm
Sunday 9am - 10pm

Telephone

+252682812314

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when StreamNxt TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to StreamNxt TV:

Videos

Share