Ibra Maxamed Xaaji

Ibra Maxamed Xaaji Waxan ahay wariye madax banaan oo idiin soo gudbiya xogo xiisa leh.

Waxaa ila sawiran Nasriin star gabdhaha saaxafadda Sports-ka kuwooda ugu saameynta badan.Cilladii pageka haleeshay xal b...
17/05/2025

Waxaa ila sawiran Nasriin star gabdhaha saaxafadda Sports-ka kuwooda ugu saameynta badan.

Cilladii pageka haleeshay xal baa loo helay 🫡.

13/03/2024

Hambalyo Arsenal iyo Barce.

Goolahaye Raya oo noqday geesiga Arsenal.

Champions league maxaa laga filayaa sanadkan?

12/03/2024

Arsenal iyo barce malagu adkeyn doonaa caawa?

Mise wey u gudbi doonaan wareega 8 dhamaadka Champions league

10/03/2024

City iyo Liverpool oo dhibcaha ku kala qaatay Anfield.

Maxaa ka qaldamay 2 da kooxood caawa.

Maroodiga oo si rasmi ah u qabtay hogaanka premier league 🤪

10/03/2024

Arsenal oo hogaanka u qabatay premier league.

Sanadkan Guuners waa laga qeyliyay.

Reds iyo City oo Anfield isku haya.

09/03/2024

Line upka Arsenal ay kula ciyaareyso Brentford oo la soo saaray.

United oo badisay.

Hogaanka horyaalka ingiriiska waa loo baqaa caawa 🤪

07/03/2024

City iyo Real waa iskeeneen wareega 8 dhamaadka champions league.

Psg iyo Munich horay ayeey u joogeen.

Tartanka xiisa gaar ah ayuu leeyahay wallee

06/03/2024

Munich iyo Psg oo gaaray wareega 8 dhamaadka Champions League.

Harry Kane iyo Mbappe oo isku heysta tartanka gooldhlinta.

City iyo Real Madrid oo caawa ciyaaraya.

05/03/2024

Man city Liverpool mise Arsenal yaa ku guuleysan kara EPL-ka?

Reer Arsenal xoog looma helo 5-ta fara u taagan🤪.

Champions league Munich oo halis ku jirta.

03/03/2024

Man united oo caawa la la’yahay meel lagu sheego🤪

City iyo Foden oo waxa ay doonaan ka sameeyay Etihad.

02/03/2024

Liverpool oo guul dirqi ah gaartay.

Taagerayaasha City iyo Arsenal oo waqti uu ka lumay 🤪

Chelsea oo dhaafi weyday Brentford

Waxaan la sawiranahay saaxiibkay Paracetamol oo dhawaan Muqdisho soo gaaray.Noo camira caawa 🤪🫡
29/02/2024

Waxaan la sawiranahay saaxiibkay Paracetamol oo dhawaan Muqdisho soo gaaray.

Noo camira caawa 🤪🫡

Address

58 Mansell Road
London

Telephone

+252617878405

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ibra Maxamed Xaaji posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ibra Maxamed Xaaji:

Share