Arwaax Media

Arwaax Media Dawadayaal kuso dhawada falanqeyn iyo warka xaqiiqdiisa

22/05/2025

DEG DEG HOGAMIYAHA SSC OO DHABARKA KA TOGTAY BESHA DAROOD & ISKUNA DHIIBAY BEESHA HAWIYE

26/04/2025

SUBXANALAH MAXAMED SICIID BK OO MUCJISO LAGU ARKAY

25/04/2025

DEG DEG XOG HALIS AH SOMALIA OO SHIRQOOL KU DHACDAY

19/04/2025

DEG DEG DAGAALKII ADEN YABAAL OO XOGO DHERAD AH KASO BAXAYAN

10/04/2025

DEG DEG XUKUMADA RW XAMSE CABDI BARE OO CADEYSAY XILIGA LASACANOOD IN LAGARAY

01/04/2025

DEG DEG MD FARMAJO OO XOGO XASASI AH FASHILIYAY & MA IMAAN DONA MD FARMAAJO ?????

Baaqa ku saabsan qabsoomidda shir wadatashi qaran ah ee uu soo jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waa tallaabo lo...
30/03/2025

Baaqa ku saabsan qabsoomidda shir wadatashi qaran ah ee uu soo jeediyey Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waa tallaabo loo baahan yahay oo qeyb ka noqon karta xal u helidda duruufaha siyaasadeed iyo khataraha amni ee ku gadaaman dalkeenna.

Sida aan marar badan soo jeedinnay, arrimaha masiiriga ah ee taabanaya aayaha dalka iyo nidaamka dowladnimada waa masuuliyad wadareed u baahan wadatashi iyo wada-ogolaansho, sidaas awgeed waxaan adkaynaynaa in shirkan ay isugu yimaadaan dhammaan dhinacyada ay khusayso heer Federaal iyo heer Dowlad-goboleed.

Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, waxaan ku dhiirrigelinaynaa in uu ficil u beddelo baaqa, kana dhabeeyo gogosha uu fidiyey, isagoo abuuraya jawi siyaasadeed oo ku dhisan kalsooni, wadashaqeyn iyo ilaalinta dastuurka lagu doortay, iyada oo meesha laga saarayo tallaabo kasta oo hal dhinac ah oo wax u dhimaya midnimada dalka iyo hannaanka dowladnimo ee heshiiska lagu yahay.

Annagoo adkaynayna waajibka qaran ee inaga saaran Ciidamada Qalabka Sida ee naftooda u huraya difaaca dalka iyo ilaalinta sharafta shacabkeenna Soomaaliyeed, waxaan soo jeedinaynaa in shirkan uu fursad u noqdo garab istaagga iyo sidii taageero buuxda loo siin lahaa Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliyeed, iyada oo la qiimeynayo duruufaha ay wajaheen inta ay ku jireen howlgallada, taas oo aas-aas u ah in ay awood buuxda u yeeshaan xoreynta deegaannada ku harsan gacanta argagixisada.

30/03/2025

DEG DEG MD XASAN SHEKH OO MUCAARADKA GOGOL NABADEEN OGU YERAY KADIB MAGACABIDIO XOG HAYAHA GARKA AH EE MAREKANKA

30/03/2025

DEG DEG ANIGA IYO DANI WAXAN ISKU HAYO WAA DANO SHAQSI AH LKN ANIGA IYOXASAN SHEKH WAA WAA

27/03/2025

DEG DEG COD SIR AH MD XASAN SHE OO SHIRQOLAY BESHISA & CIIDANKA XOGA DALKA MASAJID CALI GADUUD

26/03/2025

DEG DEG AMNIGA SACIID CABDULLAHI DANI OO HALI KU JIRO

03/03/2025

DEG DEG WASIIR FARTAAG OO DONAYO INUU XILDHIBAN C/QADIR JEELE DIL QORSHEYSAN KU DILO

Address

Eglen
London
00610

Telephone

+254706960721

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Arwaax Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Arwaax Media:

Share