Abdi ali news

Abdi ali news news

30/10/2023

Madaxweyne xasan sheikh qofkii mucaarado ama xisbigiisa kamida ayaa wax ka helaa

Mid ucodeey keebaad taageer taa?
29/10/2023

Mid ucodeey keebaad taageer taa?

29/10/2023

Follow like share dhaha

26/10/2023
22/10/2023

Beesha fiqishini oo gaadhi aan xabada karin kuwareejisay hogaamiyaha SSC KHAATUMO

14/10/2023

Wax kabaro abgaal jufoyin ka ugubadan
1 harti abagal
Agoonyar
2 Waceysle
Macalin dhiblawe
3 wacbuudhan
Galmaax
Fiiro gaara abgaal iskuma laandheereyo midbadan iyo mid yar si isku mida ay wax uqaybsadan magobanimaa mise isla xisaabtan la aan sideey kulatahay adiga? jawaabta waaxagiina siina share gareey

04/10/2023
30/09/2023
30/09/2023

Yaad la jeclaan lahay madaxweynaha kuxiga madaxweyne xasan sheikh

29/09/2023

Beelaha Waceysle ee xildhibaanada sida khaldan kuqatay waxaa kamida belaha cabdiraxmaan iyo absuge oo qayb ahaan hal xidhibaan iskaleh sidodoo kale waxaa xisaab ubaahan kursiga xildhibaan XUSUL madama madaxweyne xasan sheikh ow xidhibaan yahay share dhaha

26/09/2023

WAXAA LAQAYBINAA KURASTA WACEYSLE
1 YASIN FAREEY MAROOYIN
2 XUSUL WAXAA LASINAA HAARUUN IYO INTI QADSAN.firagaara kursiga cali gaaf waxa kufadha madaxweyne xasan sheikh oo an dhicin.
3 # KURSIGA M CAJIIB waxalasina cabdiraxmaan iyo absuge iyo dhagaweyne
4 # sanatarka aqalka sare waxalasina belaha 2 bahood iyo jimcale macalin iyo Maxamedcade macalin
Cabdi macalin
Cumar macalin
Cisman macalin
W/Q aqoon yahan waceysle fikirkada kadhiibo

25/09/2023

Beelaha Waceysle si sax ah xildhibaanada ha uqaybssadan xasan sheikh waxaa lagaraba inta beelaha isku ceeboobin in aw kuso baxo waxna u qaybiyo in beelo hal xildhibaan lahaa ay qataan 2 xildhibaan belaha absuge iyo cabdiraxmaan waa wax aan suurta gal naqadoonin inta ninba tabartii hatalabsado la dhihin oo la isku tabar sheegan halatashado digniin qore aqon yahan waceysle

23/09/2023

Share gareya

Dalxiis wanaagsan xagee jeclaan lahayd in aad ku aado doon taan
20/09/2023

Dalxiis wanaagsan xagee jeclaan lahayd in aad ku aado doon taan

19/09/2023
17/09/2023

Xildhibaan yaasiin farey waa Xildhibaan ka ugu saa maynta badan barlamanka hada jira

17/09/2023

iskuday inaa shegto qofkaan?

Hadii dadkii wada xiranayan maxaa udiiday xoolaha inay xirtaan wadada
23/08/2023

Hadii dadkii wada xiranayan maxaa udiiday xoolaha inay xirtaan wadada

21/08/2023

Habiin wanaagsan somaliyed

Arinkii sargaal sheegow xagoow kudan beyay horta😆
20/08/2023

Arinkii sargaal sheegow xagoow kudan beyay horta😆

20/08/2023
Maxay kuula egtahay bal eeg?
18/08/2023

Maxay kuula egtahay bal eeg?

17/08/2023

Doorashada so socoto jufoyin waceysle ah aa wayndona xildhibano jufada maka mid tahay kk

16/08/2023

Waceysle yaa ugu faan badan🤣

Gudomiyaha degmada ceeldheer mohamed aliyabar waa nin ka soobixikara howsha loo igmaday.
09/08/2023

Gudomiyaha degmada ceeldheer mohamed aliyabar waa nin ka soobixikara howsha loo igmaday.

27/07/2023

Madaxweyne xasan sheikh somali heshiis ah ow shegaa waxaa kahoreyo in beesha waceysle ow kadhashay si sax ah wax ugu qaybiyo inta doorshada danbe lagarin hadii kale cidu way is karbashi doontaa ninkii roona wuuw qadan donaa wixiisa

Yaa yaqaan magaciisa iyo halka ow kuyaal
24/07/2023

Yaa yaqaan magaciisa iyo halka ow kuyaal

18/07/2023

Gaarigaan maxaad utaqaan magaciisa?

10/07/2023

Baaq bulsho
Kusocda waceysle
Digniin
Hadaan wax qaybsiga wacaysle waxlaga badalin dorashoyinka sosocda ka hor waxaan kadigaynaa in la isku qabsan doono awod qaybsiga lana kala maroogsan doono sidii horana waxba kusocon intaan taasi dhicin ha la iska waraysto.

09/07/2023

Ceeldheer mareeg xaradheere waxa katalin jiray boqortoyada shadoor iyo sheikh daauud

15/06/2023
Qoor qoor maalmahan xarig jar buu wadaa
11/06/2023

Qoor qoor maalmahan xarig jar buu wadaa

11/06/2023

Sheeg magaca aad utaqaan

Address

London

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi ali news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Category


Other TV Networks in London

Show All