@kalet muze

@kalet muze Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from muze, Digital creator, London.

07/01/2025
04/01/2025

DEGDEG: "Dadka Ku Dhaqan Qorilugud ilaa Ceerigaabo inta u Dhaxaysaa Dagaal iyo Difaac Naftooda ah ha u Diyaar Garoobaan, Wax Baho Garxajis La Yidhaahdaa Ma Jiraan Shirkii Awaare Ka Dhacayna Waa Niman Meel iskugu Yimid uun” Suldaanka Guud ee Beelaha Habar yoonis Suldaan Cismaan Suldaan Cali Suldaan Madar.

31/12/2024

Happy new year

22/12/2024
18/11/2024

Xog Sir Ah÷Natiijada Guud Ahaan Codka Doorashada Ka Dhacday Somaliland &cidda Madaxweynaha Ku Guulaysatey ma Muuse Biixi mise Cabdiraxmaan Cirro.

“ Natiijada K**a Danbaysta Ah Guud Dalka Iyo Ururadu Siday U Kala Horeeyaan Ilaa Hadda 🙋🏻

1. Waddani 216,285
2. Kaah 131,506
3. Kulmiye 108,889
4. Horseed 78,215
5. Hilaac 59,571
6. Barwaaqo 16,850
7. Ucid 10,113
8. Talo-Wadaag 6,071
9. Rajo 2,086
10. Shacabka 2,016

Guud Ahaan Dalkana Waxa Ururada U Ucodeeyay 630,802 Qof Waxaana Laga Kala Codeeyay 21kii Degmo Doorasho 18 Ka Mid Ah ,Waxaana Laga Codayn 3 Degmo Doorasho Oo Somaliland Ah:

Degmooyinka Laga Codeeyay Sanaddkan:

1. Saylac
2. Lughaya
3. Baki
4. Boorama
5. Gabiley
6. Hargeysa
7. Baligubadle
8. Sallaxley
9. Berbera
10. Sheekh
11. Burco
12. Oodwayne
13. Buuhoodle
14. Caynaba
15. Gar Adag
16. Ceel Afwayn
17. Ceerigaabo
18. Xudun

16/11/2024

😅😅

Address

London

Telephone

+252633933832

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when @kalet muze posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to @kalet muze:

Share