Dardaaranka maanta iyo ustaad Abdirahman Abdirisak
Runtu wey xanuun badan tahay sida qalliinka oo kale!
Xushmad la’aantu waxay xirtaa albaab aysan furi karin xaalmarinta iyo raalligalintu!
“Dhallaankeyga waan habaaraa, laakiin waxan dhibsadaa qofkii ‘aamiin’ dhaha!”
Oraahdan aad ayey ii soo jiidatay!
Dhaliil la’aan ma noqoneysid.
Qofna lama liido waxtarkiisa! Jimco wanaagsan👏
Qalad kasta waxaa ku qarsoon cashar!
Maxaad sameyn laheyd haddii qof aadan waligaa arkin ku tiraahdo "i ammaan?"
Maxaad sameyn laheyd haddii qof aadan waligaa arkin ku tiraahdo "i ammaan?"