Liibaan Fagadhe

Liibaan Fagadhe Breaking Somali News and Information providers Latest News about Somaliland, Somalia, Djibouti, Kenya, Ethiopa and as well as World News as a Large

07/08/2024

MAXAY KU NUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 3aad
Taxanihii ujeedo badanta laascaanood iyo waxa xaqiiqda ah Magtii Hadraawi Sangub oo Lakala qaatey

06/08/2024

Garaad Jaamac Inaanu Nasab Ahayn Waxaan Sheegay Markuu Dhulbahante Dagaal-gelinayey

06/08/2024

MAXAY KU NUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 2aad :
Taxane Cusub Oo Ka hadlaaya Ujeedo Badanta Isugu Timi Bariga Sool Gaar ahaan Laascaanood :

05/08/2024

Dabkii Ina Geelle Somaliland ku Shidayey Oo Gondihiisa Qarxay

Raggii Somaliland Laga Badbaadiyey Ayaa Maanta Ku Doodaya In Ay Badbaadinayaan Iyagu"___________________________________...
04/08/2024

Raggii Somaliland Laga Badbaadiyey Ayaa Maanta Ku Doodaya In Ay Badbaadinayaan Iyagu"
___________________________________

Waa dood furan in ay Somaliland ka gaabisey ama aanay sameyn horumarkii loo baahna iyo in kale hase ahaate marka loo eego duruufaha ku xeeran ee aqoonsi la’aantu kow ka tahay iyo halkii laga soo bilaabey dhismaha dawladnimada oo eber ahayd waxa la odhan kara Somaliland waxey sameysay horumar la yaab leh xataa dadba ku tilmaama wax mucjiso ah marka la barbardhigo Somalia iyo wadamo kale oo Africa ah, Waxa amaan iyo in loo mahadnaqo mudan raggii iyo haweenkii heerka maanta soo gaadhisiyey. Sooyaalka geedi u socodka Somaliland markasta wuxu la kulmaayay caqabado hakinaayey xawaaraha sida masuuliyiin dayacay ama gabay xilalkii loo idmaday iyo kuwo masuuqay amaanadii iyo xoolihii umadda ee lagu aaminay iyo kuwa kale oo looga shakiyey in aanay daacad u ahayn qaranimada madaxbanaanida JSL, sababaaha awgood waxa labadii xukumadood ee Xisbiga Kulmiye laga eryay masuuliyiin wasiiro u badan si dalka looga badbaadiyo waxase khalad ahaa oo xukumada lagu dhaliili kara in aan raggaa lagu la xisaabtamin ama aan lagu maxkamadayyn hantiidi laga lunsaday shicibka saboolka ah, marka waa gartood in ay iyagu maanta ku doodaan in ay wax badbaadinayaan iyo in ay ku dhiiradaan in ay shicibkii ay dhaceen isla soo hortagaan in ay soo wadaan isbedel u horseedi doona wanaag. Raggaa (Wasiiradii h**e) ee aan soo sheegay iyaga oo weli afku qoyan yahay waxay isku shubeen Xisbiga Waddani laba sababood dartood: in ay kaga dhuuntaan cadaalada haddiiba hay’adaha garsoorku ku dhiiradaan in ay ku daba galaan hantida ku maqan iyo bal in ay fursad kale oo ay hanti kale ku booban ka heli karaan “incase” Waddani ku guulaysto doorashada, Si kasta ha ahaate Xisbiga Waddani soo dhaweynta ragga u calaamadsan umadda kaga heli mayaan taageero iyo cod toona, waxaad mooda xisbiga Waddani in uu yaraysanayo (underestimating) garaadka iyo garashada cod-bixiyaha oo kala garan kara ninka u xiiraya iyo ninka u hool-hooli.

Xigasho Aqoonyahan

[email protected]

04/08/2024

MAXAY KU NUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 1aad :
Taxane Cusub Oo Ka hadlaaya Ujeedo Badanta Isugu Timi Bariga Sool Gaar ahaan Laascaanood :

04/08/2024

Bilowgii Qalalaasaha Laascaanood iyo Hadafkii Laga lahaa.
Lasoco Taxanaha Lamagac baxay ( MAXAY KU NUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA)

03/08/2024

Musalsaladda Laga Soo Abaabulo Dawladaha Xamar Ee Fashilma iyo indha sarcaadka Samayska ah

01/08/2024

Reer Laascaanood Oo Midhahay Beerteen Durba usoo Go'een

01/08/2024

Xisbiga Waddani Oo Gacantiisa Isku Gawracay Iyo Caddeymo La Soo Bandhigay

31/07/2024

Huwantii iyo Argagaxisadii Laascaanood Oo Hungowdey iyo Xamar Oo Uquus Goysay

30/07/2024

Ciidankii Qaranka Somaliland Ee Tababarka Ethiopia Ujoogay iyo Jawiga Farxada

30/07/2024

Xogta Ciidan Xalay Jiida H**e Laga Celiyey iyo Ninkii Aabihii Oo mayda Tahriibay

  hayada sirdoonka   somaliland ayaa qabatay xubno sirdoon oo ay soomaliya  soo dirtay  si ay dilal qorshaysan uga fuliy...
29/07/2024

hayada sirdoonka somaliland ayaa qabatay xubno sirdoon oo ay soomaliya soo dirtay si ay dilal qorshaysan uga fuliyaan magaalada borama iyo dila laba kamida waala qabtay kuwii kalana waa lagu raad joogaa muwaadin hadii aad aragto of aad kashikido soo wac lamberka_9000

29/07/2024

Laascaanood Oo Ka Dilbadatey Muqdishada Qaraxu ka dhaco

28/07/2024

Ugaaska Guud Ee Gobolada Awdal iyo Salal Oo Cadawgii Somaliland U Quus gooyey

28/07/2024

Tuugii Sumcada Somaliland Dhulka lagalay Oo Shaadh kale Shacbiga Usoo Xidhay

28/07/2024

Markhaati-furka Sida Murashax Cirro Uga Soo Horjeedo Horumarka Somaliland

27/07/2024

TOP NEWS : Somaliland Oo Bilowdey Duulimaad yadii Ugu H**eeyey Ee Gobolada Dalka

27/07/2024

Markab Laga Leeyey Dalka Yugreyn Oo Iska Difaacay weerar lagu Soo qaadey iyo Laba Nin Oo Hubka Tahriibinjirey oo la qabtey

27/07/2024

Kalfadhigii Maanta Oo Buuq kubilaabmay kuna dhamaadeen iyo Cali Xaamud Is Gawracay

26/07/2024

Jabuuti oo gaajo iyo haraad loogu dhimanaayo iyo maxkamad Lacag ku xukuntey kaligii Taliye Ismaaciil

26/07/2024

KAAF IYO KALADHEERI : Mucaaridkii Shalay Ee Somaliland iyo Ka Maanta Ee Wadani

Stuart P***k  oo ah Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee Ingiriiska ee (House of Lords),  ayaa sheegay in heshiiska isfah...
26/07/2024

Stuart P***k oo ah Xildhibaan ka tirsan aqalka sare ee Ingiriiska ee (House of Lords), ayaa sheegay in heshiiska isfahan ee ay wada galeen Somaliland iyo Itoobiya uu yahay mid muhiim ah oo wax ka taraya ganacsiga iyo ammaanka mandaqada gobolka Geeska Afrika.

Stuart P***k waxa uu sheegay in heshiiskan oo Somaliland iyo Itoobiya ay isku dhaafsadeen masaalixdooda uu dhigayo in Somaliland ay 20km oo xeebteeda ah ka kirayso Somaliland, halka Itoobiya noqon doonto dalkii koowaad ee ka tirsan xubnaha Qarammada midoobay ee aqoonsada JSL.

Xildhibaan Stuart P***k oo ka hadlayay fadhi golahooda aqalka odayaasha Ingiriisku làhaa, wuxuu tilmaamay in Itoobiya oo ah dal aan bad lahayn uu cilaaqaadka ganacsi ee ay la galeen Somaliland uu yahay tallaabo h**e loo qaaday oo kaalin muhiim ah ka qaadansysa isbeddelka mandaqada geeska Afrika ee dhinaca dhaqaalaha iyo ganacsiga.

Wuxuu sheegay in heshiiska is fahan uu sidoo kale wax ka tarayo qaddiyaddii aqoonsiga Somaliland.

 : Xuutiyiinta Yemen  Oo Gantaal ku dhuftay Markab ka dhaqaaqay Dekedda   Markuu gaadhay Biyahaa Caalamiga ah:Xuutiyiint...
22/07/2024

: Xuutiyiinta Yemen Oo Gantaal ku dhuftay Markab ka dhaqaaqay Dekedda Markuu gaadhay Biyahaa Caalamiga ah:

Xuutiyiinta Yemen ayaa Gantaal ku dhuftay Markab ka dhaqaaqay Dekedda kaas oo rogay shixnad laga leeyahay Itoobiya.

Markabka ayaa ku socdaalayay Calanka waddanka Singapore, balse la sheegay in uu leeyahay Ganacsade Israa,iili ah, Sida ay ku doodeen Xuutiyiinta oo sheegtay Masuuliyadda weerarka Markabka.

Waa kuma Markabku, Xagee se lagu Beegsaday?

Markabka oo lagu Magcaabo Lobivia, dalal badana u rarnaa ayaa shixnad ganacsi oo u socotay Ethiopia, waxaana uu shixnaddaasi todobaadkii h**e ku rogay dekedda Berbera oo uu ka dhaqaaqay dabayaaqada usbuucii h**e, hase ahaatee markii uu gaadhay Biyaha caalamiga ah ee gacanka
cadmeed ayay beegsadeen Xuutiyiintu.

MAXAA GAADHAY MARKABKA?

Gantaalka lagu dhuftay Markabka Lobivia, ayaa haleela mid ka mid ah Koontiinarrada Saarnaa Markabka, dab ayaa ka kacay, sidaasi darteed Markabku wuxuu kusoo laabtay dekedda Berbera, halkaasi oo ay dabka ka damiyeen hawl-wadeenada Badbaadada ee dekedda Berbera.
Markabka ayaa ka Shiraacdey dekada Berbera waxaana Kaxeeyey markab kuwa dagaalka ah una jiheeyey xaguu usocdey dhaafiyey aaga khadka cas .

MAXAA LAGA YIDHI WEERARKA?

Singapore, waxay xaqiijisay in la weeraray Markabka Lobivia, balse shaqaalaha Markabka aanay waxyeelo kasoo gaadhin waxyeelada Markabka soo gaadhayna lagula Tacaalay dekedda Berbera oo uu dib ugu Noqday.

22/07/2024

Dhagaro Maraykanka looga soo Maleegayo Xildhibaanada Awdal Oo Filimkii Lascanod Lagu Jilayo

21/07/2024

Muqdisho iyo Jabuuti oo Kiniinada Dhiigkarka iyo Macaanka Laga Waayi-doono Dhawaan

21/07/2024

Ethiopia Oo Ka Jawaabtay farogelinta Jabuuti ee Heshiiska Somaliland

20/07/2024

Dhamaadka Mashruuca Xalane Waa Guusha Somaliland

19/07/2024

Cadowga Somaliland Oo Jaah-wareer Ka Qaaday Tayeynta Ciidamada Qaranka

Address

400 Summerwood Road
Hounslow
TW77QT

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Liibaan Fagadhe posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share

Nearby media companies


Other Media/News Companies in Hounslow

Show All