Rasmi Media

Rasmi Media Breaking Somali News and Information providers

Garabkii Labaad Ee Xidigaha Oo Hees Labaad Soo Qaadey .Ama CaawiyooCadow Soo HorboodAma Sii Ciddkale  Sirta Ciidamada
19/10/2024

Garabkii Labaad Ee Xidigaha Oo Hees Labaad Soo Qaadey .
Ama Caawiyoo
Cadow Soo Horbood
Ama Sii Ciddkale
Sirta Ciidamada

Ama Caawiyoo Cadow Soo HorboodAma Sii Ciddkale Sirta Ciidamada.

Mujaahid Maxamed Kaahin Oo gobolkii Saraar Gacanta kudhigay Shacbigiina Toos uraaceenWaa Halyey aan Huwan wadan Allaahu ...
13/10/2024

Mujaahid Maxamed Kaahin Oo gobolkii Saraar Gacanta kudhigay Shacbigiina Toos uraaceen
Waa Halyey aan Huwan wadan Allaahu Akbar shacbigaa ku dhawaaqay

Gobolka Saraar Oo saaka lagu kalatagay iyo Mujaahid Kaahin Oo Toos ula wareegay

Tiradii Ugu Badnayd Oo Boqolaal ah kana digo Rogtay Xisbiga Wadani
12/10/2024

Tiradii Ugu Badnayd Oo Boqolaal ah kana digo Rogtay Xisbiga Wadani

Shacigii Markay Ogaadeen ujeedada Wadani ayey sitoos ah uga Dareeteen

Ceel Afwayn Shirkii Ka Dhacay Waxa Lagu Gawracaayay Suldaan Cabdilaahi iyo Sandalada Habar Jeclo "
12/10/2024

Ceel Afwayn Shirkii Ka Dhacay Waxa Lagu Gawracaayay Suldaan Cabdilaahi iyo Sandalada Habar Jeclo "

" Ceel Afwayn Shirkii Ka Dhacay Waxa Lagu Gawracaayay Suldaan Cabdilaahi iyo Sandalada Habar Jeclo "Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Oo Arrimo ...

Anagu Khawaarij Noqon Mayne Ee Muuse Biixi Ayaanu Dhisayna Hadalkii "Suldaanka Guud Ee Danwadaago"
12/10/2024

Anagu Khawaarij Noqon Mayne Ee Muuse Biixi Ayaanu Dhisayna Hadalkii "Suldaanka Guud Ee Danwadaago"

Anagu Khawaarijta Raacimayno Wadani waa hadaladii Salaadiinta iyo Cuqaasha

Abwaan Suugaan Ku Karbaashay Mucaaradka iyo Huwantooda
11/10/2024

Abwaan Suugaan Ku Karbaashay Mucaaradka iyo Huwantooda

Ha dhagaysan waligaa ninka waa Xilsoo marey Abwaan Cabdikariim Qaamuuska

Go'aankii gacan kurimiska ahaa oo Beesha Habarjeclo ganafka kudhufatey sheegteyna inuu yahay waxba kamajiraan
10/10/2024

Go'aankii gacan kurimiska ahaa oo Beesha Habarjeclo ganafka kudhufatey sheegteyna inuu yahay waxba kamajiraan

Goaankii xalay waxa qaatay oo kaliya Gudladii Buurta Gacan Libaax iyo Ictisaam

Burco waxay Toos Taageero wayn ugu Muujisay Mujaahid Maxamed Kaahin
09/10/2024

Burco waxay Toos Taageero wayn ugu Muujisay Mujaahid Maxamed Kaahin

Waxa uu kashifay Cadawga Somaliland Dhex jooga ee La shaqeeya ka Somaliya iyo Jabuuti

Ciidamada Madaniga Oo caawa Oodaha jiidhsiiyey Ciidankii Cabdimadoobe dhimasho iyo dhaawacna lacaraabay
06/10/2024

Ciidamada Madaniga Oo caawa Oodaha jiidhsiiyey Ciidankii Cabdimadoobe dhimasho iyo dhaawacna lacaraabay

Dhimasho iyo dhaawac ayey Ciidankii Argagaxisada CabdiMadoobe la hoydeen

MAXAY KU NUUGTAA, MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 35 [ Lasoco Qaybata Ugu Danbaysa]
05/10/2024

MAXAY KU NUUGTAA, MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 35 [ Lasoco Qaybata Ugu Danbaysa]

Dagaalo badan oo ay Huwanta Daarood kujabeen ayaa dhacay maalmahan ugu danbeeyey

Ujeeddooyinka Ka dambeeya Heesaha uu maalgelinayo Xisbiga Waddani Oo Qaaday Jidkii Huwanta
03/10/2024

Ujeeddooyinka Ka dambeeya Heesaha uu maalgelinayo Xisbiga Waddani Oo Qaaday Jidkii Huwanta

Ujeeddooyinka Ka dambeeya Heesaha uu maalgelinayo Xisbiga Waddani Oo Qaaday Jidkii Huwanta

JABUUTI : Xaalada Dalka jabuuti iyo Qaraxii Muqdisho Cida Fududeysay
29/09/2024

JABUUTI : Xaalada Dalka jabuuti iyo Qaraxii Muqdisho Cida Fududeysay

Warar kala Duwan ayaa laysla dhexmarayaa dalka jabuuti

Laascaanood: Garaadkii Magaaladiisa Dabka La Sudhay Oo Hadda Xaqiiqsaday Qorshihii Gala Dagaalka
28/09/2024

Laascaanood: Garaadkii Magaaladiisa Dabka La Sudhay Oo Hadda Xaqiiqsaday Qorshihii Gala Dagaalka

Garaadkii Magaaladiisa Dabka La Sudhay Oo Hadda Xaqiiqsaday Qorshihii Gala Dagaalka

MAXAY KUNUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 32 (lasoco qaybta Xigta)
25/09/2024

MAXAY KUNUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 32 (lasoco qaybta Xigta)

MAXAY KUNUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 32 (lasoco qaybta Xigta)

MAXAY KUNUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 31 (lasoco qaybta Xigta)
24/09/2024

MAXAY KUNUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 31 (lasoco qaybta Xigta)

MAXAY KUNUUGTAA MAXAYSE KA NUUGTAA Qaybtii 31 (lasoco qaybta Xigta)

Address

400 Summerwood Road
Hounslow
TW77QT

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Rasmi Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share


Other Media/News Companies in Hounslow

Show All