Kalsan TV

Kalsan TV This is uk based international Tv station which has many studios around the globe, we do news advert Ka DAAWO Kalsan TV

Kalsan TV Waa Telefishin Soomaaliyeed oo Hawada ku soo Biiray 01/03/2013 waana Telefishin dhex dhexaad ah oo ummada Soomaaliyeed oo dhan u Shaqeeyn doono, Kalsan TV wuxuu ka duwan yahay telefishinada kale ee soomaalida, waxaan ka howlgala wariye-yaal Aqoon u leh Shaqada, Farsamoyaqaano heer saare, Kalsan TV waxaa Musig ah ama Heeso ma sii deyn doonaa oo waa Telefishin Xoogga Saari doonaa xaaga diinta islaamka iyo dhaqaanka soomaalida.

19/12/2024

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi oo faahfaahin ka bixiyey heshiisyo muhiim ah oo dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ay maanta ku kala saxiixdeen magaalada Muqdisho.

19/12/2024

Ra'iisul wasaare Xamze Cabdi barre "Mashruucan weyn ee maanta aan fureyno waa aragti fog ee 2026-ka isbadalka qaranka ayuu qeyb ka yahay."

19/12/2024

Madaxweyne Xasan Sh. “Mashaariicdan Waxa ay ka kooban tahay Boqol Milyan oo Sheerar ah Waayo dadka Soomaaliyeed ayaa wax ku leh.”

Maka Cabanaysaa Cudurka Gaaska La kulan Dhaqtarka Cudurada Guud & DHeefshiidka ee isbitaalka Xamar.
19/12/2024

Maka Cabanaysaa Cudurka Gaaska La kulan Dhaqtarka Cudurada Guud & DHeefshiidka ee isbitaalka Xamar.

19/12/2024

Wafdi uu hoggaaminaayo wasiirka Amniga Gudaha oo ku wajahan Garbahaarey.

19/12/2024

Wararka Duhurnimo Telefishinka Kalsan TV 19-12-2024.

19/12/2024

Dhacdo naxdin leh: Gabar Soomaaliyeed oo si arxan darro ah loogu dilay dalka Sweden

19/12/2024

Ruxidda Aad Ruxeyso Canugaaga Ma Ogtahay Inuu U dhiman Karo

Maka cabanaysaa Busbuska Ama Isnadaamiska Hada Booqo isbitaalka Xamar ee Muqdisho.
19/12/2024

Maka cabanaysaa Busbuska Ama Isnadaamiska Hada Booqo isbitaalka Xamar ee Muqdisho.

19/12/2024

Xiisad u dhexeysa Dowladda Faderaalka iyo Maamulka jubbaland oo maanta ka taagan Degmada Baardheere

Munaasabada saxiixa heshiisyada laba geesoodka ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania oo si rasmi ah uga bilaabatay mag...
19/12/2024

Munaasabada saxiixa heshiisyada laba geesoodka ah ee Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania oo si rasmi ah uga bilaabatay magaalada Muqdisho.

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XAALADDA DALKA SUUDAAN KA DHAGAYSTAY SIIHAYAHA SAFARADDA JAMHUURIYADDA SUUDAANMuqdisho, Disee...
19/12/2024

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO XAALADDA DALKA SUUDAAN KA DHAGAYSTAY SIIHAYAHA SAFARADDA JAMHUURIYADDA SUUDAAN

Muqdisho, Diseembar 19, 2024; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Siihayaha Safaaradda dalka aan walaalaha nahay ee Suudaan Mudane Cammaar Axmed Baabakir oo uga warbixiyey xaaladda dalkaas, howlgallada ciidan iyo saameynta xiriirka Labada dal.

Danjire Baabakir ayaa uga mahadceliyay Madaxweynaha sida dowladda iyo shacabka Soomaaliyeed ay u soo dhaweeyeen muwaadiniinta reer Suudaan ee kusoo qaxay dagaallada ka socda dalkaas, isagoo tilmaamay in Soomaalidu, shacab iyo dowladba ay walaalnimo iyo farxad ku qaabileen walaalahooda reer Suudaan ee soo gaaray dalka.

Sidoo kale, sii hayaha Danjiraha ayaa u soo gudbiyay Madaxweyne Xasan Sheekh salaan iyo farriin uu uga siday walaalkiis, Hoggaaniyaha Golaha Sare ee dalka Suudaan Mudane Cabdifataax Al-Burhaan.

Dhankiisa, Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tilmaamay ahmiyadda xiriirka taariikhiga ah ee labada shacab, isagoo sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay abaal weyn u hayaan dhiggooda Suudaan, kuwaas oo si mug leh uga qayb qaatay taageeridda Soomaaliya xilliyadii adkaa, gaar ahaan fursadaha waxbarashada ee ardayda Soomaaliyeed iyo tababarida hay’adaha amniga.

Ugu dambeyntii, Madaxweynanaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Sheekh ayaa sheegay in Soomaaliya ay dadaal ku bixinayso nabadda iyo xasilloonida dalka walaalaha ah ee Suudaan, maadaama degganaanshihiisa uu muhiim u yahay gobolka oo idil.

19/12/2024

Dufcadii 18-aad ee Jaamacada Benaadir oo loo qabtay Xafladda Qalin jabina.

19/12/2024

Barnaamijka Dalka & Dunida Telefishinka Kalsan Tv 19-12-2024.

18/12/2024

Qabsinka Xaalad Halis Ah Oo U Baahan Wax Kaqabasho Deg Deg Ah

18/12/2024

Suuqa Bakaaraha oo maalintii shanaad xiran, maxay tahay sababtu.

18/12/2024

Barnaamijka Maxaa Ku Dhaafay Telefishinka Kalsan Tv 18-12-2024.

Address

413 North Circular Road
Fowey
NW107PN

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kalsan TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kalsan TV:

Videos

Share

Our Story

Kalsan TV waa telefishin soomaaliyeed oo hawada ku soo biiray 01/03/2013 waana telefishin dhex dhexaad ah oo ummada soomaaliyeed oo dhan u shaqeeyn doono, Kalsan TV wuxuu ka duwan yahay telefishinada kale ee soomaalida, waxaan ka howlgala wariye-yaal aqoon u leh shaqada, farsamoyaqaano heer saare, Kalsan TV waxaa musig ah ama heeso ma sii deyn doonaa oo waa telefishin xogga saari doonaa xaaga diinta islaamka iyo dhaqaanka soomaalida. Ka DAAWO Kalsan TV