Mohamed Abdullahi Page

Mohamed Abdullahi Page Asc Dadkii Leyga Beerow Ku Soo Dhawada
Gacmo Furan iyo Qalbi Ka Nadiif Ah Qabyalada

"Malinka Kowaad waan is Baranay Malin 2aad waan wada hadalnay Malinka 3aad Familka ayaa u keenay oo waan is Guursanay "S...
20/06/2024

"Malinka Kowaad waan is Baranay Malin 2aad waan wada hadalnay Malinka 3aad Familka ayaa u keenay oo waan is Guursanay "

Sidaa waxa Tiri Gabadhaan Somaliyeed oo Guursatay ninka Hindiga '. Muqalka hoos ka daawo .

"36 nin ayaan soo gursaday intaba waa iga dhinteen hada waxaan ahay guurdoon waxaan radinayaa kii 37aad oo waxanaa radin...
20/06/2024

"36 nin ayaan soo gursaday intaba waa iga dhinteen hada waxaan ahay guurdoon waxaan radinayaa kii 37aad oo waxanaa radinayaa wiil Da'yar ah

Waxayna kaloo sheegtay Gabadhaan in aysan wax shuruud ah wadanin Inta noloshiisa ka dhiman anigaa bilayo ee wiilkaas ii radiya "

Ashraf " Aniga Gabadha hadayba Somali tahay waa walaashay ila dhalatay oo kale oo ismaba Geyno Tan ila dhalatay Waxba ii...
19/06/2024

Ashraf " Aniga Gabadha hadayba Somali tahay waa walaashay ila dhalatay oo kale oo ismaba Geyno Tan ila dhalatay Waxba iima dhaanto ..

Qof walbana Dooq ayuu lee yahay aniguna waa dooqeyga hadaba ogaada ( Gabar Somaliyeed She is MY Sistar oo marnaba isma Geyno .. "

Khadiija "Ninkeeyga In aan ku dhex Bahdilo TikTok  baahi ayaa ii geeysay & lacag Raadis "
19/06/2024

Khadiija "Ninkeeyga In aan ku dhex Bahdilo TikTok baahi ayaa ii geeysay & lacag Raadis "

"Laba Erey Ku Qeex. Farmajo ..
18/06/2024

"Laba Erey Ku Qeex. Farmajo ..

"Waa ku Baryaa isoo laabo plz Akhri Fariimaheyga oo   Taleefanka iga qabo Xaalad xun ayaa ku suganahay Bbe Habeen iyo ma...
18/06/2024

"Waa ku Baryaa isoo laabo plz Akhri Fariimaheyga oo Taleefanka iga qabo Xaalad xun ayaa ku suganahay Bbe Habeen iyo maalin waxaan Dawadaa Sawirkaaga Qalbiga ayaa xanuun ka daremoyaa plz isoo laabo .

Sidaa waxaa Tiri Najma oo ilmeynaysa waxaana Ka tagay Wiil ay wada socdeen Mudo 4 sano ah kabadan ..

"Waxaan ahay Gabar Qurux Badan Jir ahaan u dhisan & Dhan walba aniga waxaan Rabay in aan ka qeyb Galo Tartanka Mssomalia...
18/06/2024

"Waxaan ahay Gabar Qurux Badan Jir ahaan u dhisan & Dhan walba aniga waxaan Rabay in aan ka qeyb Galo Tartanka Mssomalia si aan igu guleysto Tartankaas una matalo Dalkeena

Balse si aad ugu guleysato tartankaas una noqotid Gabadha ugu Quruxda badan Msssomalia waa inaad bixisaa lacag dhan $ 8.000 kun oo doolar .

Hadii maanta Reer Commenti codeen lahaayeen oo lacagtaasi ahaan laheen waa hubaan in ay ii codeen la haayeen oo aan noqon lahaa Gabadha ugu qurxda badan Somaliya .. Mss Somali si aan Somalida u matalo "

Maryan oo loo yaqaan mas Dhuubo ayaa sidaa Tiri .

( Sax Mise khalad Jawaabta waa Xagiina   )Waxaa dhab ah in uu Wadani ahaa Madaxweyne Farmaajo Waxaa Cadeen kugu filan Ma...
18/06/2024

( Sax Mise khalad Jawaabta waa Xagiina )Waxaa dhab ah in uu Wadani ahaa Madaxweyne Farmaajo Waxaa Cadeen kugu filan Malmaha Xuriya da Bil ka hor ayaa la dareemi jiray Sameynta Malalmahan Tusaale

🔹Goobaha Ganacsiga waxaa ka Baban jiray Calank Somaliya .
🔹Wadooyinka meel walbo waxa surnan jiray Calanka
🔹Qofwalbo ayaa Tolan jiray dhar Calanka ka semeysan
🔹Bajaaj walbo waxaa ka darnan jiray Heesaha Malmaha Xuriyada
🔹Baraha bulshada Ayaa laga Dareemi jiray Sida Allada TikTok & Faceebook .

Waliba ku Darso Ma jirin kani Waa Reer hebel & qabyaalad.

Hadaba hada intaas oo dhanba majiraan Wadaniyadna haba sheegin Xitaa Ma daremeyaid in Malamaha nagu weynaa Xoriyada ay nagu soo Fool lee yihiin . Oo ka harsan kaliya Malmo yar oo qura

Madaxdii Dalkana waa shib ...

Adiga Halka aad Joogtid Ma jirtaa samayn Xoog leh Dareen oo ah u diyar Garowga Malamaha xuriyada ?

Aragtiada nagu Biiri ..maxaa u sabab u ah ...

( Laba Habeen oo isku xiga ) Najma nashaad Habeenka Ciidda ka horaysay waxay Ka qeyb gashay Kulan Diimeed Qurux badan  H...
17/06/2024

( Laba Habeen oo isku xiga ) Najma nashaad Habeenka Ciidda ka horaysay waxay Ka qeyb gashay Kulan Diimeed Qurux badan Habeenki labaadna waxay hesao ka qaday Goob ka dhaceyaay Xaflad ciida ah "

Hooyo.  ❤️. "Hooyadiis ayuu dhabarka ku xirtay si uu u Xajisiiyo Halka Heer kulka ahaa 46 digree iyo kabadan "Hooyadiisn...
17/06/2024

Hooyo. ❤️. "Hooyadiis ayuu dhabarka ku xirtay si uu u Xajisiiyo Halka Heer kulka ahaa 46 digree iyo kabadan "

Hooyadiisna waxay Gacanta ku kuhesaa Caagad biyaha si haduu uu wiilkeedu u Dareemo Oon u siiso Biyaha

Allah akbar ..

17/06/2024

"Waa Tee Jamacada ugu wanagsan ee ku Taala Dalkeena Hooyo 📚?

Mid nala wadaag magaceeda Hoos ku xus

16/06/2024

Sawirka kugu Dambeyey ee ciida Mobille kaaga kujira Nalawadaaag . 📸

15/06/2024

Culumada Degmada Cabudwaaq oo sheegay in ay malinka isniinta ah Ciidayaan .

Culumada ayaa shegay in Baaris dheer kadib aysna Bari ciid eheen ..

15/06/2024

"Barito Maxaa Kuu Balansan ?

Hambalyada Ciida  muda Saacad ah. "Labada Madaxwwyne Farmajo  waxaa  ka Falceliye Dad garaa 40k oo Qof  Hassan 4.5k "Max...
15/06/2024

Hambalyada Ciida muda Saacad ah. "Labada Madaxwwyne Farmajo waxaa ka Falceliye Dad garaa 40k oo Qof Hassan 4.5k "

Maxaa Qaldaan mise Hassan sh ayaa. Laheen shacbiyad Waa maxaay sababta in Madaxaweyne Dalka uusan shacbiyad u laheen.

Madaxwyenhu wuxuu lahaa doorasho Qof & Cod ah aya adayaaa haduu xaal sidaan yahay Waa maxay Fa'iidad ugu jiryo doorosho Dadweye ?

Quruxda xijabka 'Fananada Najma Nashaad oo Xijaaban ."
15/06/2024

Quruxda xijabka 'Fananada Najma Nashaad oo Xijaaban ."

15/06/2024

Halkeed Ku Ciideysaa ?

14/06/2024

Inta salada Subax iyo suxurta sugeysa ayaan Salamayaa . 🙏❤️

Abdiqani.  " Gabar aan jeclaa oo aan Bil walbo biili jiray ayaa iga dhacday 2500 kun & Doolar  oo aan Hooyadey uga soo q...
14/06/2024

Abdiqani. " Gabar aan jeclaa oo aan Bil walbo biili jiray ayaa iga dhacday 2500 kun & Doolar oo aan Hooyadey uga soo qadatay .

Magaceedu wuxuu ahaa Gabadhaas Luul waxay Meel walbo iga saartay Block . Lacagtaas Hooydeey Dadbau ka soo deen satay "

Waxaana maqlay in ay Dhooftay oo ay Canada🇨🇦 gashat Luul Hada gavDhii mahayo Hooyo deentii ayaa lagarabaa lacag mahayi ...

Allah unaxariste waxaa hada Isbitaalka Digfeer Ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Isteelka-Xooshey "Stylka Xoosheey ay...
14/06/2024

Allah unaxariste waxaa hada Isbitaalka Digfeer Ee Magaalada Muqdisho ku Geeriyootay Isteelka-Xooshey "

Stylka Xoosheey ayaa eheed Gabar Caan ka ah TikToka.

( Fadlan Halkaan Su'aal iiga Jawaaba ) laba sano & Kabadan  waa maxay sababta wali loo Hadal hayo Madaxweyne Farmaajo ?A...
14/06/2024

( Fadlan Halkaan Su'aal iiga Jawaaba ) laba sano & Kabadan waa maxay sababta wali loo Hadal hayo Madaxweyne Farmaajo ?

Aragtiadada Nala wadaag ilaa & Hada waa la hadal hayaa.

Jowhar 'Hooyo Somaliyeed  ayaa Gabadheeda Guriga ilaa goobta Xaflada arooska Xambaar ku Geysay"
14/06/2024

Jowhar 'Hooyo Somaliyeed ayaa Gabadheeda Guriga ilaa goobta Xaflada arooska Xambaar ku Geysay"

14/06/2024

"Inta Salaada Subax Tukatay Ayaa salamayaa 🙏

Subax wanaagsan .."

13/06/2024

"Waa Kuma Madaxwyenahaaga .. ?

13/06/2024

Qofka sidaan Caruuska u Galay U wac Kuna dheh Yaan lagaa Dareemin ..😀

12/06/2024

"Waligaa Cuntada Jaceyl dartii ma uga Go'day ?

"Hadii Maanta la ikala dooran siiyo mid aan la nolanayo Bini adamka & Shinida Waxaa La Noolaan lahaa shinida aad Baan u ...
12/06/2024

"Hadii Maanta la ikala dooran siiyo mid aan la nolanayo Bini adamka & Shinida Waxaa La Noolaan lahaa shinida aad Baan u jeclahay In aan la nolaado inta aan noolahay "

Gabadhaan oo hada la Nool shinada Hal Gurina Dagan ayaa waxay kaloo tiri Geeri unbaaNa nakala wadi adoonto shinida ..

Laba Eray dheh Hana Ku Fugaan  ..
12/06/2024

Laba Eray dheh Hana Ku Fugaan ..

11/06/2024

Tareenkii Halkuu ku xirtay Hada "

DEG-DEG "Garoonka Calamiga Ee Muqdisho oo koranto la'aan ah Cawada "
11/06/2024

DEG-DEG "Garoonka Calamiga Ee Muqdisho oo koranto la'aan ah Cawada "

Address

Bristol

Telephone

+447498316851

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Abdullahi Page posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Abdullahi Page:

Videos

Share



You may also like