Sky Cable Sports

Sky Cable Sports Sky Cable Sports is media and communications TV which covers a variety of community and sports. Sports and fitness motivation

Rasmi: Kooxda Wasaradda Tamarta iyo Macdanta aya si Rasmi ah ula so wareegtay Ciyaartoy Abdilahi ineasta oo ka tirsana K...
08/02/2025

Rasmi: Kooxda Wasaradda Tamarta iyo Macdanta aya si Rasmi ah ula so wareegtay Ciyaartoy Abdilahi ineasta oo ka tirsana Kooxda Heerka 1aad ee Wasaradda Ganacsiga ee Gobolka Awdal.

Kooxaha kubada cagta iyo haldoorka gobalka awdal oo garbistaag iyo  tageero u mujiyayey musharaxiinta xidhiidhka kubada ...
06/02/2025

Kooxaha kubada cagta iyo haldoorka gobalka awdal oo garbistaag iyo tageero u mujiyayey musharaxiinta xidhiidhka kubada cagta somaliland

Hordhaca- Murashixiinta Xidhiidhka Kubada Cagta Sl oo Caawa Kulan La yeelan Doona Haldoorka Sportga iyo Kooxaha  Gobolka...
06/02/2025

Hordhaca- Murashixiinta Xidhiidhka Kubada Cagta Sl oo Caawa Kulan La yeelan Doona Haldoorka Sportga iyo Kooxaha Gobolka Awdal Magalada Borama.

06/02/2025
06/02/2025

“Ciyaar-yahanada Thomas iyo Naani ee Reer Puntland oo lagu soo Dhaweyey Magaladda Hargaysa

02/02/2025

Cadhadii loo qabay sakhraawi ayaa aniga casan laygu siiyay Ciyaaryahan Xamse Cayuunle .

Kulanka Maanta .Kooxda X.Ciirka Vs Kooxda W.WaxbarashadaHargeisa stadium
29/01/2025

Kulanka Maanta .

Kooxda X.Ciirka Vs Kooxda W.Waxbarashada

Hargeisa stadium

Qaar ka mid ah Haldoorka Gobalka Saaxil Iyo Macalimiinta Oo Kulan La Qaatay Musharax Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagt...
26/01/2025

Qaar ka mid ah Haldoorka Gobalka Saaxil Iyo Macalimiinta Oo Kulan La Qaatay Musharax Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Cabdiriqaas Pirlo Oo Uu Weheliyo Cabdi Yuusuf.

Rasmi: Naadiga Maalgashiga Ayaa Uu Magacabay Macalinka Kooxda Suldaan Cabdi Xassan .
26/01/2025

Rasmi:
Naadiga Maalgashiga Ayaa Uu Magacabay Macalinka Kooxda Suldaan Cabdi Xassan .

25/01/2025

''Views-kaygaa dhulka galay...''Carabo Caalami.

Qaar ka mid ah Haldoorka Gobalka Togdheer Iyo Macalimiinta Oo Kulan La Qaatay Musharax Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Ca...
25/01/2025

Qaar ka mid ah Haldoorka Gobalka Togdheer Iyo Macalimiinta Oo Kulan La Qaatay Musharax Gudoomiyaha Xidhiidhka Kubadda Cagta Somaliland Cabdiriqaas Pirlo Oo Uu Weheliyo Cabdi Yuusuf.

23/01/2025

''Madaxweynuhu wuu ku khaldanaa inuu beddelo Cabdirashiid Caydiid''Xuseen Aadan.

22/01/2025

Wasiirka Ciyaaraha JSL oo Shaaciyay tartanka jaaliyaddaha.

21/01/2025

''Xiddigii uga cajiibsanaa ee aan arko wuxu ahaa ciyaaryahan Madoobe'' Xusen Baliile

20/01/2025

"Waa Xaaran Lacagta Laga Qaadayo Kooxaha Bacaadka..."Xuseen Aadan

19/01/2025

Qaar ka mid ah macaliminta horyaalka heeerka koowaad ee caasimada Hargeisa oo kula soo dhaweyn ah ….

Rasmi: Mamuulka Kooxda Maalgashiga Ayaa Shaqada ka Caydhiyay Macalinka Kooxda Cabdicasiis Gacan.Kooxda Maalgashiga ayaa ...
19/01/2025

Rasmi: Mamuulka Kooxda Maalgashiga Ayaa Shaqada ka Caydhiyay Macalinka Kooxda Cabdicasiis Gacan.

Kooxda Maalgashiga ayaa Hogaminsay horyaalka Heerka 2aad Ee Casimadda Hargeisa.

Rasmi: Kooxda W.H.Maaliyadda Hargeisa oo La Wareegtay Xiddigi  H**e ee Kooxda D.Hoose Ee Hargeisa Khadiir Ibrahim.
18/01/2025

Rasmi: Kooxda W.H.Maaliyadda Hargeisa oo La Wareegtay Xiddigi H**e ee Kooxda D.Hoose Ee Hargeisa Khadiir Ibrahim.

Address

Stapleton Road
Bristol
BS50PS

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sky Cable Sports posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sky Cable Sports:

Videos

Share

Category

SKY CABLE SPORTS

WAA DOOKHA DADWAYNAHA