Afhayeenka ciidamada Isral oo ku Dhaqay In la Mamnuucay In Dadka shacabka muqalo Dubaan goob Gantaal Ama drone ku dhacey ama muqalada dhaqdhaq Ciidan intaba
Muqaalkii Ugu Horeyay gantaal iraan Riday Oo Magalada talabbiib Ku Dul dhacay Oo Ah Magaalo Isral Xooga Ku heysato
Midka mid ah Sawariikhdii Iraan EE isral Caawa Lagu Duqeyay Muqaalkiisa IYo Difacii Cirka Mareykanku Malgalshay Oo Ceebi dul Hee Haabeyso
Midka mid ah Sawariikhdii Iraan EE isral Caawa Lagu Duqeyay Muqaalkiisa IYo Difacii Cirka Mareykanku Malgalshay Oo Ceebi dul Hee Haabeyso
400 Oo Drone Iyo Sawariikh Ayey Iraan ISral Dul Dhigtey Caawa Waana Markii Ugu Horeysay Oo Duqeymo ceyn Kaan ah ISral La KUlanto
saldhiga ciidamada cirka nafatim ayey sawaariikhdii iiran gaareen sida muqalkan laga arkayo iraan ayan duweymo aar goosi ah isral dhulka xooga ay ku heysato ka geysaneysa xiligan
saldhiga ciidamada cirka nafatim ayey sawaariikhdii iiran gaareen sida muqalkan laga arkayo iraan ayan duweymo aar goosi ah isral dhulka xooga ay ku heysato ka geysaneysa xiligan
Ciidmada isral Oo Kusii QulQulaya Bariga Magalada Jurusalam Oo Gantaal Xisbullah soo Gantay Dhucey Qasaraha Dhabtaa Lama OGo Warbahintane Looma Ogola Eriyadaas
Gantaalada Xisbulaah Lubnan Ka Soo Rideyso Oo Gaarey Bariga Magalada Jurusalam Qaybo Kamid Ah Korontada Ayana Eriyada Gantalku ku Dhacay Hawada ka Baxdey
Booliska Ciraaq OO Dad Careysan Ka Celinaya safarada Mareykanka EE Magalada Baqdaad Kuwaas Oo Doonaya In Gudaha Safarada Galan Carada Geeridii Xoghayihii Xisbullaah Xassan Nasrullaah
Dhawaqa Digaha Sawaariikhda Ayaa magalada talabib laga Maqlaya Kadib Markii Yaman Sawariikh Kuwajahan Talabib Laga Soo Gamay Iyo Dadka Oo kuwada Aruuray Difacyada Dhulka Hoostisa ah
Isral oo Duqeynaysa Deegano Hoostaga Malagada Bayruud Gar Ahaan EEriyada Tayrah duqeyntii 8aad Ayaa Ilaa hada la Soo Warinayaa Wali Qasaraha
Isral oo Duqeynaysa Deegano Hoostaga Malagada Bayruud Gar Ahaan EEriyada Tayrah duqeyntii 8aad Ayaa Ilaa hada la Soo Warinayaa Wali Qasaraha Duqeymahan Lama Soo Sheegin Halka Xisbullaahne Duqeyneyso Dhankeda Dhinaca isral
XALADA TALABIB OO LA KALA ORDAYO MADAMA DHAWAQA DIGAHA SAWARIIQDA DADKU MAQLEEN GODADKA DHULKA HOOSTOODA YAN LAGAGA HORMARIN AYEY MAREYSAA