Cumar Kiyow

Cumar Kiyow Photographer Professional / Sawir-qaade Qabiir ku ah sida sawirada loo qaado loona qurxiyo

Muqdisho Tariikh 31/12/2024Shalley oo ay tariikhdu ku beeganeed  31/12/2024 Nabadoonada Beelaha Banaadiriaga iyo xildhib...
01/01/2025

Muqdisho
Tariikh 31/12/2024

Shalley oo ay tariikhdu ku beeganeed 31/12/2024 Nabadoonada Beelaha Banaadiriaga iyo xildhibaanada beelaha banaadiriga iyo Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada Gobolka Banaadir siyaasiyinta ayaa markoda labaad ka qeyb galay tacsiyada Sheikh Muuse Cade oo ahaa sheikh weyn oo somalida dhan ka baxay alle ha u naxriiste waxaa ay beelaha banaadiriga kulan kooda 1aad daarna oo ay ugu tageyn beesha Cabdule Galmax oo ay ka so guteen tacsiyada ayada oo ka joogi waayen tacsiyada xanuunka badneyd oo ay go’gasha ku qabsadeyn maalin kale iyo madal kale oo ay so laaban doonan si ay ugu qeyb qataan tacsiyada waxa ayna maanta ku wareejiyen Gaari Raashin ah beesha Cabdule Galmaax si ay ula kaa shadaan tacsiyada sheikhana ugu duceyeen in alle U naxriisto kitaabkisa midigta alle ka siiyo janatul fardowsana ka waraabiyo.
Amiin amiin amiin
-Dhamaad-

28/10/2024

Haashim oo habaar lacag loogu qaaday daawo adigaa yaabi doonee..see more

26/10/2024

Cajiib: ciyaar aan weli loo arag ayuu soo bandhigay ninkaan.see more

22/10/2024

Baaba Jeey oo ka farxiyay saaxiibkiisa idiriska iitaabo ka dib markii libaax loo diray..see more

20/10/2024

Koko oo soo dhaweeyn waali ah ka heshay ardayda mid ka mid ah iskuulada baydhabo janaay..see more

20/10/2024

Haashim: nin haddii uu gaari kuugu qaado ama lacag uu ku siiyo gabareey wax buu kula damacsan yahay ayuu idin.....see more

19/10/2024

koko oo gabdhihii baydhabo janaay si waali ah usoo dhaweeyeen..see more

19/10/2024

Abwaan Makki Haji Banadir

16/10/2024

Amar waa qaadasho: Haashim oo isaga oo jawaan wata suuqa ka soo dukaameystay, si aanan loo ganaaxin ama la xerin bac waa la mamnuucay..see more

14/10/2024

CAJIIB: Haashim oo xaaskiisa cilaan u saaray, gabareey adiga ma haysataa nin sida haashim oo kale..see more

14/10/2024

Maanta oo kale 14th October 2017, maalin madow oo aan marnaba ka go'een qalbiyada shacabka Soomaaliyeed inta ku dhimatay Allow unaxariiso inta kalana caafimaad taam..see more

13/10/2024

Al fanaan Catoosh yare: oo hees uqaaday gabadhaha murusade qurux laguma gaaro ayuu na leeyahay....see more

10/10/2024

Jabra: Wuxu dhahay bilaal Bulshaawi madaxiisa ayaan kubadbaaday..see more

10/10/2024

Idiriska iitaabo qoraxda ayaa madoobeysay mooye ee waa pure carab..see more

09/10/2024

Al fanaan Catoosh yare: wuxuu taagan yahay al fanaan socdaal oo naag ah, ma guursan lahayn ...see more

08/10/2024

Waa mar kale iyo dagaalka afka ah oo u dhexeeya faaraxyaasha iyo xaliimooyiinka waxba leyskuma reeban..see more

06/10/2024

Jabra oo soo bandhigay shaahaadooyiinkiisa mida iskuulka
Iyo mida jaamacada.....see more

06/10/2024

Buuggan Tabantaabshe waa Buug uu ku kaydsan yahay: Waxqabadka Madaxweyne H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen oo ah Tabantaabshaha iyo Taabbageliyaha Hankii reer Koonfurgalbeed.

Proff Maxamed Nuur Dalnuurshe guuleyso saaxiib sare

Adresse

Paris
Paris

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Cumar Kiyow publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Cumar Kiyow:

Vidéos

Partager