14/12/2024
Maamulka Sare ee Shabelle ayaa Maxamuud Cabdinaasir Soofeysane u magacaabay agaasime kuxigeenka Tv-ga iyo Idaacada kadib markii uu la yimid firfircooni iyo daacadnimo uu ku gudanayo waajibaadkiisa shaqo.
Maxamuud Cabdinaasir oo leh aqoon iyo waayo-aragnimo shaqada Saxaafada oo ku siman mudo 12-sano ah ayaa laga rajeynayaa in uu wax ku soo kordhiyo hanaanka shaqada, isagoo raacaya sharuucda u degsan Shabelle.
Nasiib Wacan.