Daniel Ahmed

Daniel Ahmed There is no innovation and creativity without failure.
(9)

16/08/2023

Somalida oo ugu dambayn aqbashay kala duwanaanshaha Diimed iyo dhaqan, waa guul ay soo hooyen gaalada Somaliyeed

02/06/2023

Waan ogaa markii Horeba ina Ficil lagu asaasay, Dastuurka Carbeed ee Nacaybka, Naxariis Darada, Cadaalad xumada, adoonsiga. Lagu dhisay,

12/05/2023
02/04/2023
31/03/2023

here is the good News

“Nabiga waxaa ka sugnaaday inuu yiri gabadha hadeey diido ninka oo gogasha ka diido habeenkaas oo dhan waxaa ku socota N...
14/02/2023

“Nabiga waxaa ka sugnaaday inuu yiri gabadha hadeey diido ninka oo gogasha ka diido habeenkaas oo dhan waxaa ku socota Naclad. Waana dambiyada ugu waaweyn”

“Ninka waxaa la gudboon inuu naag kale iska raadsado oo u dhaanta midaan”

“Waxyaabaha ugu horeeya ee la isku guursadana gogosha ayaa ugu horeeyso. Gogol la’aan labada lamaane ma wada noolaan karaan. Waana waxyaabaha ay isku jeclaadaan oo isku soo dhoweeya”. Sheekh Shibli ayaa sidaas yiri.
(Source Idiris Altesto)

01/02/2023

Anigu Rabbiga samir baan ku sugay, Oo isna wuu i soo jalleecay, qayladaydiina wuu maqlay, Oo weliba wuxuu iga soo bixiyey yamays baabba' ah, iyo dhoobada dhiriqda ah, Oo wuxuu cagaha ii saaray dhagax

05/01/2023

Cali Dhaanto, Patrolka iyo Gaajada

24/12/2022

Catoosh Yare Fanaan Ayaa ku dhex Bakhtiyay Fariid waye

22/12/2022

War ninkan Jeelkiisa halagu Celiyo intuuna ishalaagin dadkana halaagin. Warkiisu gabasho male Waa Muslim dhab ah. Hala iska qabto

22/12/2022

NInkii dhago lehoow dhagayso

22/12/2022

😢😢😢😢😢

21/12/2022

🤣🤣🤣🤣🤣 Daaci Ilalaah Maxamed Nuur Liibaan Cabdulaahi Maxamuud warbal iga Jaahil tira arinkan waligay ma maqale may ku been abuurten Diinta Suuban ?

21/12/2022
20/12/2022

Waxaan Ognahay inaan galnay Isbuuc aad mudnaantiisa u leh, Waa malmaha aduunka intiisa badan Farxad la dabaal dagaan, waa Ciida dhalashada Masiixa kaan u yimid inuu inaga soo furto xadhkaha dambiga iyo dhimashada, kan jidka bini'aadanka daraadeen usoo qaatay si'aan badbaado u helo, kan Rumaysadkiisa aan ku helay Nolosha waligeed ah. Wxaan idin leehay Ciid wanaagsan Ku ciida Sanadka Sanadkiisana Bash Bash iyo barwaaqo ku gaadha. Waxaana u Rajayn hayaa dadka somaaliyeed in ay kamid noqdaan kuwa hadiyada Ilaah Aqbala.

Ala ninku Garacsana intuu barkaday Koobki Kuye Bonjour (Subax wanaagsan)waliba dhoola tus ayuu wadaa Xaasid🤣
20/12/2022

Ala ninku Garacsana intuu barkaday Koobki Kuye Bonjour (Subax wanaagsan)waliba dhoola tus ayuu wadaa Xaasid🤣

19/12/2022

Deeqa AFro ayaa ka badisay Somali

19/12/2022

Fadlan shekhan cidii haysa meelkala xidhiidho ha isoo siiso, waa nin wax badan og waan ka Fa'idaysan hayaa ee.

18/12/2022

Ninkaas Quraanka qaybta ugu badan qoray Sheekadiisa oo dhamaystiran isaga Iyo ninkii Bilaal la odhan jiray ee Madooba kana soo jeeday Ethiopia anaa idiin Soo wada lkn waaba iiga hormareen qayb kamid ah inay isku cadeeyen, in Quraanka Dadkii Qorayba ay ka baxeen kadib markay Ogaadeen inaanu waxyi ahyn, sheekadan way nooso socota sugta asxaabey.

18/12/2022

Kala ma adkaan mamaqashay ?

Wale Tanookale maydhicin
18/12/2022

Wale Tanookale maydhicin

waa waalatay hada sheekadu Ducada adkeeya
18/12/2022

waa waalatay hada sheekadu Ducada adkeeya

Tout est possible cette Soirée🇫🇷🤣
18/12/2022

Tout est possible cette Soirée🇫🇷🤣

18/12/2022

Way na gashay

kala maadkaan ishaya
18/12/2022

kala maadkaan ishaya

Maanta sheekadu sidan ayay ku dhamaan Koobkana France ayaa leh, Kaniisadana Ducaa ka socota.
18/12/2022

Maanta sheekadu sidan ayay ku dhamaan Koobkana France ayaa leh, Kaniisadana Ducaa ka socota.

17/12/2022

Adiguba wakaasi sheeg Diintu Ku mehersaday Khadiija iyo iyo Diintu isagu ku dhashay?¿¿¿

15/12/2022

Ma Fahantay sheekhow

14/12/2022

Marocco Niyad jabki gaadhay wadamada kale ee laga badiyay ma gaadhin.

Waa inoo Koobka, waligayba waxaan taageero ama sii sadaaliyo ma beenobo, xisaab adag ayay ku dhisantahay sadashaydu, isk...
14/12/2022

Waa inoo Koobka, waligayba waxaan taageero ama sii sadaaliyo ma beenobo, xisaab adag ayay ku dhisantahay sadashaydu, iska qiyaas ma ah

khalas 🇫🇷2:0🇲🇦
14/12/2022

khalas 🇫🇷2:0🇲🇦

Adresse

Paris
<<NOT-APPLICABLE>>

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Daniel Ahmed publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Vidéos

Partager

our women's mission.

Our mission is to inspire, empower and stand up for women and girls where every they are and change the world for good. We believe girls are powerful and can transform their communities when they are safe, healthy, supported and educated.

We empower and equip our girls with the right tools to become leaders, so that our leaders become voices, so that our voices become actions, so that our actions become answers, and answers become solutions.

Empowerment: To empower individuals so that they have the chance to unlock their potential and make their dreams a reality

• Ambitious: To be an organisation that is determined to set high goals and committed to improving the quality of everything we do for our supports, partners and most of all our participants.

Entreprises De Médias á proximité


Autres Création digitale à Paris

Voir Toutes