Ali Xidig

Ali Xidig This is the official page of Ali Xidig Reporter at the World. thanks For your Following Lasoco Warar, Warbixino,, sheekoyin, Muuqaalo, IWM.

Waxa sidaas Loojiidayo waa Meyd wiil somaliyed ah waxa jiidayana waa wiilal soomali ah  Bal kawaran heerka aan maanta ma...
28/12/2024

Waxa sidaas Loojiidayo waa Meyd wiil somaliyed ah waxa jiidayana waa wiilal soomali ah
Bal kawaran heerka aan maanta mareyno Sory Somaali Heshiis ah waa Udhamaatay

26/12/2024

Soomaali meel kasto oo ay joogto Dhil Ayay isku Heydaa Bal fiiri Dadka sidaan isku galaya waa dad isku Deegan ah

26/12/2024

Tabar cusub Oo ay Bilaawday farta xaaji 🤣🤣

16/12/2024
28/09/2024

Qaraxa Xamar kadhacay iLaahay Umadiisa haka Badbadiyo

06/09/2024
26/08/2024

Vedio Gaan Inta Fahantay Comment ga Hakuso qorto Sirbaa Ku jirte 🤪🤪🤪😅😅

14/08/2024

Oromadii Oo Soomalidi Lacaga Celin La,yahay Oo hanjabad sodirty igoo dhul soomli jooga inadha adeeg

Waxaa Cadeyn Kuugu Filan Dad keeni Xalay Siday Udhamaaden Sawir kaan Bal Fiiri Eey gaas Waxa uu Afka Kuwato Waa Gacan Qo...
03/08/2024

Waxaa Cadeyn Kuugu Filan Dad keeni Xalay Siday Udhamaaden Sawir kaan Bal Fiiri Eey gaas Waxa uu Afka Kuwato Waa Gacan Qof Shacab ah Oo dhacdadi Xalay Liido Eey soogartay Sory Dalkaygow

Musiibada Kadhacday Xeebta Liido Gaar ahan Beach view waxan Alle kabarya in uu Alle kabad Baadiyo intii Ku wax yeelowday...
02/08/2024

Musiibada Kadhacday Xeebta Liido Gaar ahan Beach view waxan Alle kabarya in uu Alle kabad Baadiyo intii Ku wax yeelowday ne Alle Ubooga dhayo inti kudhimatay ne Alle unaxariito Waxa Yar yar oo Idiin Muuqda waa dad waxso gaaren Kaliya 😭😭

Waxan Hambalyo Leeyahay Shacabka Reer Puntland oo 26 sano kasoo waregtay Aasaaskodi
01/08/2024

Waxan Hambalyo Leeyahay Shacabka Reer Puntland oo 26 sano kasoo waregtay Aasaaskodi

Allaha u naxariistee waxaa goordhaw lagu dilay Magaalada tahraan ee caasimada Iran, Ismacil Haniya, madaxii siyaasadda X...
31/07/2024

Allaha u naxariistee waxaa goordhaw lagu dilay Magaalada tahraan ee caasimada Iran, Ismacil Haniya, madaxii siyaasadda Xamaas,

30/07/2024

Prank Gii Ugu Xumaa Oo Aan Arkay Waakan Bal Nala daawo 🤣🤣🤣🤣🤣

Weligaa ( Marnaba ) ha shukaansanin, hana guursan Garoob   Sidaas waxaa yiri @  Ismail Tolow Muxuu Ku Arkay 🤣
30/07/2024

Weligaa ( Marnaba ) ha shukaansanin, hana guursan Garoob Sidaas waxaa yiri @ Ismail Tolow Muxuu Ku Arkay 🤣

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa gaaray degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiran.looma kala harin maanta si aan h**e loo arrag ...
30/07/2024

Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa gaaray degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiran.

looma kala harin maanta si aan h**e loo arrag ayaa loo soo dhaweeyay.

Adresse

Paris

Heures d'ouverture

Lundi 00:00 - 23:45
Mardi 00:00 - 23:45
Mercredi 00:00 - 23:45
Jeudi 00:00 - 23:45
Vendredi 00:00 - 23:45
Samedi 00:00 - 23:45
Dimanche 00:00 - 23:45

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Ali Xidig publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Ali Xidig:

Vidéos

Partager