Tusmo Media

Tusmo Media Tusmo Media Delivering news, social affairs, and events. Stay informed, engaged, and connected!

Maxamuud Xaashi waa siyaasi deggan, xasilloon, oo door weyn ku lahaa xukuumaddi Kala Dambeeyay Dhisitaankooda. Wuxuu had...
21/02/2025

Maxamuud Xaashi waa siyaasi deggan, xasilloon, oo door weyn ku lahaa xukuumaddi Kala Dambeeyay Dhisitaankooda. Wuxuu hadda hogaaminayaa xisbi rasmi ah (Kaah), wuxuuna taageero ka haystaa beelo kala duwan, gaar ahaan Beesha Habar Jeclo iyo beelo kale oo rajo ka qaba xisbi cusub oo ka duwan Kulmiye iyo Waddani.

• Xirsi Cali Xaaji Xasan waa siyaasi aad u firfircoon, go’aan adag, una heellan in uu guul keeno Mar uun. Wuxuu sameeyay waxaana lagu yaqaannaa in uu dhiso xulufo adag. Wuxuu taageero ballaaran ka haystaa Garxajis iyo beelo kale

Midke u qalma Inu Hogaamiyo Bulshada somaliland

21/02/2025

Waa Noocma Shaaha Messi Cabaa Ciyaaraha Waawayn Ka Hor
Muxuu Jidhka U Taraa

19/02/2025

Abwaan Hadraawi Fikrada Ah in Binu Aadamku Gorile ka Soo Jeedo Iyo Fikirkiisa

Kim Jong Un oo mamnuucay daawashada ciyaaraha kooxda Tottenham: Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa soo saa...
19/02/2025

Kim Jong Un oo mamnuucay daawashada ciyaaraha kooxda Tottenham: Hogaamiyaha Waqooyiga Kuuriya, Kim Jong Un, ayaa soo saaray amar mamnuucaya in dalkaasi laga daawado ciyaaraha kooxda kubadda cagta ee Tottenham Hotspur, sababo la xiriira siyaasadda gudaha ee dalkaas.

Kabtanka kooxdaasi ee heung min son ayaa kasoo jeeda wadanka waqooyiga kuuriya Taas Oo sababtay in kooxdu taageerayaal badan ku yeelato dalkaas

Dr. Edna Adan Oo Caawa Lagu Maamuusay Somaliland Achievement AwardsDr. Edna Adan, oo ah aas-aasaha cisbitaalka Edna Adan...
18/02/2025

Dr. Edna Adan Oo Caawa Lagu Maamuusay Somaliland Achievement Awards

Dr. Edna Adan, oo ah aas-aasaha cisbitaalka Edna Adan Hospital iyo hormuud u ah horumarinta caafimaadka Somaliland, ayaa caawa lagu maamuusay abaalmarinta Somaliland Achievement Awards. Xafladdan oo lagu qabtay Hargeisa ayaa lagu sharfay shaqsiyo iyo hay’ado door weyn ka qaatay horumarka iyo dhismaha qaranimada Somaliland, waxaana Dr. Edna Adan si gaar ah loogu abaalmariyey doorkeeda muuqda ee dhinacyada caafimaadka, waxbarashada, iyo horumarinta bulshada.

Fanaanada caanka ah Ee Haboon Nuura Oo Bandhig Faneed ilyartu is Qabato ku Dhigan doonta Hido dhawr Hargeisa
18/02/2025

Fanaanada caanka ah Ee Haboon Nuura Oo Bandhig Faneed ilyartu is Qabato ku Dhigan doonta Hido dhawr Hargeisa

18/02/2025

⚠️Ha isku Cabin Shaah Iyo Beer

IronDeficiency waa sababta qarsoon ee daalka iyo tabar-darrada muruqyadaada! Haddii aad dareemayso tamar yari, waa waqtigii aad hubin lahayd heerka birta jirkaaga. 🚀

Sida cashuurta Ay U kala Bixiyaan degmooyinka hargaysa
27/11/2024

Sida cashuurta Ay U kala Bixiyaan degmooyinka hargaysa

Faraqa u dhaxeeya labada hogaamiye
20/11/2024

Faraqa u dhaxeeya labada hogaamiye

Beesha Caalamka Oo uso Jawaabtay Somalia
17/11/2024

Beesha Caalamka Oo uso Jawaabtay Somalia

24/10/2024

Urur Siyaadeedka Iyo Xisbiga 3aad Ee Somaliland Xog

23/10/2024

WarbixinSaadaasha Doorashada madaxtooyada ee 2024 ee Somaliland

waxay u muuqataa mid ay saameyn weyn ku yeelan doonaan isbahaysiyada qabiilada, taageerada ururada

06/09/2023

Daawo Sida Darreenka leh Ee Hadraawi Uga Sheekaynayo Qisada Libaaxa Iyo Hooyada Dhashay Hadraawi Iyo Waliba Qisada Heesta a

Ilaahii dareenkaas currinta naxriista ku Dheehan tahay Ku ilhaamiyey ayaan kaaga Baryaynaa Inuu Kuugu Naxariisto Bal Daawo

03/09/2023

Shiikh Xasaan oo Jawaab Kulul Siiyeey Sheekh Umal Hadaad Videogan Dhamaysato Wax badan ayaa Fahmi oo ah waxa ay ku muransanyihiin,
Muuqaalkani waa Kal H**e.

21/08/2023

Beesha Habarjeclo Oo Ayaa Noqon Doonta Mid Masiirka Dalka loo Daba Fadhiisti 10-Ka Sano Ee Soo socda

21/08/2023

Jeegaantii Oo Boodhka Laga Jafay Beelaha Ciise Muuse & Muuse Abokor Habarjeclo Oo Banaanka loo Tuurey & Mayer mooge Oo Kulmiye Iska Dhiibey

20/08/2023

Madaxweynaha Somaliland Oo labo Shurudood Ku Xidhaya Gudida Beesha Habarjeclo Hadii Ay Soo Jeediyaan Gelista Doorashada Madaxtooyada
Xisbiga kulmiye Iyo Arrimo kale

19/08/2023

Qiso Naxdin Leh Oo Ka Dhacday Hoolkii Uu Ku Sugnaa Madaxweyne Muuse Biixi Ee ardaydu Ku Qalinjebinaysay

Adresse

Courbevoie

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Tusmo Media publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Tusmo Media:

Vidéos

Partager