Buqdharkeyn: Dagaal saaka aroornimadii hore ka bilaabmay inta u dhaxaxysa deegamada yeyle iyo buqdharkeyn, xaaladu dagaalkaasi hadda waa sidee?
DEGDEG: " Waxaanu diyaar u nahay dagaal" Boqor Buurmadow
#FAAHFAAHIN: Dagaalkii maanta ka dhacay deegaanka Shangeed oo ah duleedka magaalada Buhoodle oo masaafo ahaan u jirta 30 KM, Halkee ayuu hadda uu marayaa dagalkaasi se khasaraha ka dhshay intee leegyahay?
Ciidankii SSB iyo maanta dagaalkii
SHANGEED: Dagaal culus oo saaka hiirti waabari ka qarxay deegaanka shangeed oo u dhaxeeya magaalooyinka Qorilugud iyo Buuhoodle
Hablaha Sarakiisha ah ee ku jira ciidamada kala duwan ee qaranka Somaliland.
Hargeysa: Maxaa xalay ka dhacay Hargeysa?
Degmada Ballidhiig: uga yeedh halkan qof kasoo jeeda degmadan Ballidhiig
Taliyayaasha ciidanka qaranka Somaliland.
Diyaaradii khaaska ahayd ee uu shalay Madaxweye Cirro u raacay dalka Imaradka carabta.
Sareeyo Guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili waa shaqsi u go’ay inuu naftiisa iyo kartidiisa u huro dalka iyo dadkiisa. Waa sarkaal astaan u ah anshax wanaagga, daacadnimada, iyo ilaalinta sharciga, kuna suntan dhexdhexaadnimada bulshada, ixtiraamka shuruucda, iyo tudhaale joogto ah oo uu u hayo dadkiisa.
Dekeda Ganacsiga ee Berbera oo sannadihii ugu dambeeyey ku talaabsanaysay horumar baladhan oo baaxad leh iyadoo kaalmaha hore kaga jirta dekadaha ugu shaqada iyo dhaqaaqa badan geeska Africa iyo guud ahaan qaarada Africa.