Dhekasuuf media

Dhekasuuf media codka shacabka Dhekasuuf Waxan soogudbina baahiyaha aasaasiga ee lagama maarman ka ah ee ubahanyihiin bulshada
(1)

Masha Allah, the Haji yusuf adan raage is worthy of an example, I pray to God to bless him, he has enlightened the produ...
29/05/2023

Masha Allah, the Haji yusuf adan raage is worthy of an example, I pray to God to bless him, he has enlightened the production of the blessed land in the world (dhekasuuf woreda) , and he is an example for thousands of people in the world who will be inspired by the example that the haji has shown today.

War deg deg ahAxmad karaash oo sheegay inuu lawareegay Madaxweynenimada Puntland
20/04/2022

War deg deg ah
Axmad karaash oo sheegay inuu lawareegay Madaxweynenimada Puntland

16/04/2022
DhekasuufLiibaanDdsEthiopia🇪🇹
02/03/2022

Dhekasuuf
Liibaan
Dds
Ethiopia🇪🇹

Dadnimadi & Daacadnimadii oo qof ah.
21/02/2022

Dadnimadi & Daacadnimadii oo qof ah.

DhekaAnaga ayuu been noosheegay Anaga Ayaana Dooneyna inuu korsiga siifadhiyo Kuwa maanta labaxay Garabka sixida Shalay ...
13/02/2022

Dheka
Anaga ayuu been noosheegay Anaga Ayaana Dooneyna inuu korsiga siifadhiyo

Kuwa maanta labaxay Garabka sixida Shalay waxay kufadhiyeen kuraasta ugu sareeysa ee loogataliya deegaanka

Mustafe

waxu laha Cadaalad daro aya la idinku sameyay aniga waxan ahay kumeelgaar Marka si dhab ah liidoorta ayan isbadal kusameynaya guud ahaan deeganka gaar ahaan Gobolka Liibaan iyo Degmada Dhekasuuf
Markii uu kuguuleystay korsiga dibna loodoortay si uu uhogaamiya 5ta sana ee soosocota Balantii wuu kabaxay

Garabka Sixida

waxay xiliga hormuud ka ahaayeen Cadaaladdarada iyo xad gudubka iyo awood shegashada lagu hayo bulshada ree dheka !!

Isbadalka kumayimaado Shaqsi ama Shaqsiyaad ayaga Ololeysanaya ama xilraadis ah

Isbadalka ka degmo dheka ahaan aan sugeyno wa mid kujira Gacantayada Balantii wan oofinay waase noogala baxay

Awooda ma ahan banaanbax iyo qeylo
Ee Samirka

20/12/2021
20/12/2021
20/12/2021
25/10/2021

Shalay Vs Maanta

03/10/2021

Kuxidhnaw u adeegida xaquuqda bani,aadamnimo ee dadkaaga iyo dalkaaga

03/10/2021

Ciidanka Gaarka oo sugitaanka amniga qaranka ugu maqnaa degaanka axmarada oo dib ugusolaabtay deegaanka somalida

Birmad Owliyo

Doorasha 6aad ee dalka Deeganka somalidaDhekasuuf🗳
30/09/2021

Doorasha 6aad ee dalka
Deeganka somalida
Dhekasuuf🗳

08/08/2021

Artist Dubale Melak, who was fighting on the front of Raya, spoke the truth.

Junta Game Overየሀገር መከላከያ ስራዊት የህግ ማስከበር ዘመቻ 🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹
07/08/2021

Junta Game Over
የሀገር መከላከያ ስራዊት
የህግ ማስከበር ዘመቻ
🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹

Hussein KasimHoganka Nabadgalayada Deganka Dhekasuuf
28/03/2021

Hussein Kasim
Hoganka Nabadgalayada Deganka
Dhekasuuf

Kuxigeenka Taliyaha Ciidanka Difaaca ayaa hadalkiisii ​​yimid markii mas'uuliyiinta gobolka Tigray ay wacad ku mareen in...
25/09/2020

Kuxigeenka Taliyaha Ciidanka Difaaca ayaa hadalkiisii ​​yimid markii mas'uuliyiinta gobolka Tigray ay wacad ku mareen inay diidayaan awoodda dowladda Federaalka Itoobiya wixii ka dambeeya Sebtember 30
borkena.com Sebtember 25, 2020 Iyadoo maamulka gobolka Tigrega ee Itobiya ay shaciyeen in waajibadkii loo igmaday xukuumadda Ra'iisul wasaare Abiy Ahmed uu ku egyahay 30ka Sebtember, ayuu ku xigeenka taliyaha guud ee ciidanka difaaca Itoobiya Berhanu Jula wuxuu ka digayaa in ciidanka difaaca ay tallaabo ka qaadi doonaan cid kasta oo isku dayda inay ku qasabto rabitaankeeda xoog. Wuxuu sidaa ku sheegay wareysi uu siiyay warbaahinta dowladda, wakaaladda wararka Itoobiya (ENA),
maalintii Khamiista. “Waxaa nalagu qasbi doonaa inaan talaabo ka qaadno hay’ad kasta oo dooneysa inay ku soo rogto rabitaankeeda qaab jabinaya dastuurka,” ayuu yiri Kuxigeenka Madaxa Shaqaalaha iyo Madaxa howlgalka General Berhanu.
Wuxuu sheegay in kuwa dhahaya dowladnimo ma jirto wixii ka dambeeya 30ka Sebtember waa in ay ka taxadaraan in dastuurka lagu xadgudbo. Ciidamada difaaca waxay u istaagi doonaan ilaalada dastuurka, ayuu yiri.
Ma cadda in wareysiga lagu qaaday iyadoo laga hadlayo arrimaha ka socda gobolka Tigreega ee dalka Itoobiya halkaasoo dowlad goboleed uu hoggaaminayo Debretsion Gebremichael la aasaasay khamiistii ka dib doorasho ka dhacday gobolkaas oo Golaha Federaalku uu ku tilmaamay mid sharci darro ah.
Hogaamiyaasha kooxda TPLF ee maamusha gobolka ayaa sidookale kujira wadada isku dhaca dowlada dhexe madaama ay diidayaan go.aankii baarlamaanka ee todobaadkan ee ahaa in lixda doorasho ee guud ee dalka oo dhan ay kujiraan gobolka Tigreegu inta lagu gudajiro sanadkaan Itoobiya. Haddii maamul goboleedka Tigreegu uusan u oggolaanaynin inay taasi ka dhacdo gobolka, dawladda Faderaalka ayay u badan tahay inay wax ka qabato.
Jeneral Berhanu Jula wareysigiisii ​​waxaa ka maqnaa qeexitaan gaar ah oo arintaas ku saabsan

13/09/2020

Buundada gaaluun coming soon

05/09/2020

Cabasha shacabka
haka jawaabto dowlada

Buundada Gaaluun iyo Qabalaha Halooya

Degmada Dhekawaxa kasocda Banaanbaxyo loogaso horjeeda Gudomiyaha gobolka Gudomiyaha Gobolka waxu shalay ciidan military...
25/07/2020

Degmada Dheka
waxa kasocda Banaanbaxyo loogaso horjeeda Gudomiyaha gobolka

Gudomiyaha Gobolka waxu shalay ciidan military dulgeeyay Qabalaha hilaweyn(halooya) ee katirsan degmada dheka isagoo agendihiisa ahaa Qabalaha hilaweyn waxa Dagan waxana dhulka lagabarakiciyay dad oromo ah shacabki somaliyed ee qabalaha degana ba ciidanka militariga ku dhahay onagshane ninka idin keenay isaga weydiiya oo onagta usheegaya farta ha kufiiqa kadib waxa suurtowi wayay agendaha uu watay gudomiyaha gobolka ee iska horkeenka labada shacab ee walalaha iyo kuxadgudubka iyo jinsi naceybka Uu uhayo shacabka deegaanka degan
kadib maanta marKu kusolaabtay degmada waxu warqad xilkaqaadis kusameeyay xubno katirsan maamulka degmada kanasojeeda shacabka uu jiritaankooda diidanyahay

maanta shacabka waxay kagadoodeen Falalka uu sameynaya gudomiyaha gobolka ee jinsi naceybka ah
waxay ree dheka kubaaqayan hadii dowladii loocabanlaha ay dhageysanwayday cabashada ree dheka mudo 2sana taana micnaheeda tahay in Xubnaha ugusareya degaanka iyo gudomiyaha gobolka isku mowqaf yihiin cabashadana in dhib nookeenta maahe dheef noogu jirin
waxan tala saaranay Allah subxanahu watacala

wabilahi towfiiq

Kuwa Namatala🕴Hebel xafiis hebel ba loomagacabayAlxamdullilah hadii shaqsi noola magacabi Xafiis aan tirada xafiisadaba ...
21/05/2020

Kuwa Namatala
🕴Hebel xafiis hebel ba loomagacabay
Alxamdullilah hadii shaqsi noola magacabi
Xafiis aan tirada xafiisadaba kujirin ba lomagacabi
Baahi dagma uu kahadla iskaba daaye
Noolashiisa buu laadaaladhacaya
Isago bulsho iskadaaye Naftiisa wax uqaban ba lagaqaadi
Deegaanka ree dheka waxay dhaxal uleeyihiin 1xubin
Xubinka iyo booskiisa tacadiga wa lama taabtaan waxad mooda sac sodoheed

Maxa idiin diiday xafiisada layaqaano maaliyada, waxbarashada, cafimaadka
Ama maad isu sharaxdaan madaxweynaha deegaanka

Hankiina haduu yahay Qabiir waligiin qabiir dhaafi maysaan
Allah amarkii ma umad waxad aragtay ayagoo nool laxabaalaya oo kuqanacsan

Inaad lahaystayaal sii ahaatan iyo inaad ismuujisaan dad lagawarhaya ahaataan wa mid gacmihiina kujirta

Wabilahi Towfiiq

Bal maxa laga damacsanyahay degmada[ ] School dowladed male[ ] Xafiis dowladed male[ ] Xarun cafimad male[ ] Guri wadare...
17/05/2020

Bal maxa laga damacsanyahay degmada

[ ] School dowladed male
[ ] Xafiis dowladed male
[ ] Xarun cafimad male
[ ] Guri wadareed male
[ ] Guryaha agoonta male
[ ] Xarun biyo galin male
[ ] dib udajin Baabaca male
[ ] Xarun koronto male
[ ] Xarun isgaarsiin male
[ ] Xarun bank male
[ ] Xarun microfinance male
[ ] Xornimo male
[ ] Xoriyatulqowl male
[ ] Xukumad udanqata male
[ ] Xubin matala male
[ ] Xildhiban uhadla male
[ ] Dhalinyar iskuduuban male
[ ] Waxqabadba male
[ ] Xasuusti kahoreysayba male
[ ] Shaqsi wax dhaliila male
[ ] Mucaarad iyo muxafidba male😎
😎😎🤑🤑🕶 ሃብታምና ታዋቂ

Degmoyinka maxay kaga duwantahay
Maandhow??
Fariin nooreeb

Tol male😎Tabarna male😒
17/05/2020

Tol male😎
Tabarna male😒

TANI MAAMUL XUMO WAY DHAAFTAY EE WAA MASIIBOSawirku waa hooyo foolaneysa oo lagu wado cusbitalka Degmada  . Arrinta yaab...
16/04/2020

TANI MAAMUL XUMO WAY DHAAFTAY EE WAA MASIIBO
Sawirku waa hooyo foolaneysa oo lagu wado cusbitalka Degmada . Arrinta yaabka leh ayaa ah in Degmada saddex gaadiidka gurmadka ah leedahay. Waxaana baddi isticmaala maamulka marka laga reebo mid qabbaleeyada ku maqan.
Arrimahan intaaan baadhayay waxaan ogaaday:-
1-In shacabka gaadhiga shidaal ku shubta la dhaho si masaafo dheer u geeyo,kaddibna waxaa laga yaabaa in darawalku bukaan-kaa jaad waydiisto.(Waa sababta dadka lacagta haysta kaliya loogu addeego)
2-Gaadidka Gurmadka inta baddan waxaa addeegsada maamulka Degmadaa Kabinet-keeda

Xaalada Gobolka wa
Lajiifiyaana banaan
Lajoojiyaana banaan

Xigasho :- Dhalinyarta degmada

Address

Www. Google. Com
Jijiga

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhekasuuf media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhekasuuf media:

Videos

Share

Category


Other TV Channels in Jijiga

Show All