![](https://img5.medioq.com/824/333/907557398243331.jpg)
07/01/2025
CABASHADA LABADA DEGMA FILTU DHEKA-SUFTU IYO MAAMUL XUMADA KA TAAGAN!
****************************************
Labada degma ee filtu iyo dheka_suftu ee Gobalka liibaan waxay kamid yahiin Degmooyinka Ugu dakhliga badan Deganka hasi ahaatee maamul xuma unbaa godoon galiyey shacabka rag calooshood ushaqeystayaaal ah un baa haysta tan iyo isbdakii !
* Bulshada Degmada ku dhaqan ayaa ka cabbanaysa Biyo la'aan baahsan oo ku habsatay maadadama uusan jirin maamul u danqanaya Bulshadu waxay u aroortaa ceelal iyo wabiyada oo ka fog Intaas un kuma koobna
*maamulka gobolkana xil iskama saraan oo waa Rer jigjiga Qaab online ah xafisyada ku gala jigjiga International Hotel iyo stanbul ka casiryeyo
Halkii cagad biyahaya ahaa waxaa lasiista 40 ilaa 50 korna waa uu usocdaa
* Halka wakaalada biyaha ee u shaqeyneysay degmada dhekasuftu iyo filtu ay shaqeyneynin mudo 5 bilood iyo wax badanba kaliya waxa ka haleysan 10 geed dhacaday /dumaay uun
*maamulka degmada dhekasufti iyo fultu ayagu maba oona sababta oo ah booyadahii loga talagalay bulshada in loga dhamiyo iyo gawarida ay wataan ayeyba iska dhaansadaan burwaaqo bayba ku jiraan
*Xukuumada tallada haysa iyo Xafiiska Biyaha DDS waxaan ka codsanaynaa innay arrimahan hoos u eegaan.
*Maamulka Gobalkuna waa innay arrimahan xil iska saaraan.
Fadlan Faafi!(Share Plz)
W/q:- guul iyo gobonimo(gg)
Libaan Tv