Abdi xarago

Abdi xarago Dadka oo dhan iskusi ha uladhaqmin....Waad ogtahay bukaanada oo dhan isku dawo maqaataan! -

21/11/2024

Qalbi oo gabdh xijaban kabaha la dul martay

13/09/2024

TAARIKHDA MAGAAMADA HARAR //The history of harar //

10/09/2024

Queen ku dhesho waxeda too much wye😭😂

Adama Smart City!
29/08/2024

Adama Smart City!

Koonfurta Suudan: Nin ayaa Gabar uu Jeclaa Ku balamiyay Hotel Cunto iyana Waxay Soo Kaxaysatay 18 Gabdhood oo Saaxiibade...
26/08/2024

Koonfurta Suudan: Nin ayaa Gabar uu Jeclaa Ku balamiyay Hotel Cunto iyana Waxay Soo Kaxaysatay 18 Gabdhood oo Saaxiibadeed ah.

Ugu danbeyn Marka ay Casheeyeen 18kii Gabdhood iyo Gabadhii Sxbtiis ahayd ayuu diiday Ninkaan in uu Wax Lacag ah Ka bixiyo 18 Gabdhood ee Casheeyay isagoo Ka Codsaday Shaqaalaha hotelka in Loosheego Lacagta ay Cuneen isaga iyo Gabadha Saxiibadiisa ah Kaliya

02/07/2024

Man sha Allah wlhi siday uu faraxday cadi maa aha

Dhaaxay waanada habteeBal aan heesaha ku dayoGamadiid Media
18/06/2024

Dhaaxay waanada habtee
Bal aan heesaha ku dayo
Gamadiid Media

14/06/2024

Bari soon oo ka faaideyso ajarka iyo dambi dhaafka maalinta carafo aana isku soo duceey qof walbo wuxu jecelyahay oo qeyr u eh alle ha usahlo inshaa Allah mahadsanidiin

DIGNIIN KU SOCOTO GABDHAHA QAAR.Gabadhaha aan halkaan Asxaabta ku nahay Ee soo  Qora "Waxaan hantiyay nin Rageed" iyo wi...
13/06/2024

DIGNIIN KU SOCOTO GABDHAHA QAAR.

Gabadhaha aan halkaan Asxaabta ku nahay Ee soo Qora "Waxaan hantiyay nin Rageed" iyo wixii lamid ah waa laga fiirsan doonnaa xiriirka diblomaasiyadeed Ee ka dhexeeya aniga Iyo Ayada nooh.😀

Hoos udhameysta wixiinna, Annagu marqaatiyaal iyo Garsooreyaal k**a nihin waxa idin dhex yaaallee.

11/06/2024

Jabra heestisa wali ma aragtay

11/06/2024

Man sha Allah nin bari ah oo wanagsan 😂🤣

 : Jigjiga Wariye Muxiyediin show ayaa xoriyadiisii dib u helay kadib in mudo ah oo uu Dawlada u xidhnaa.
10/06/2024

: Jigjiga Wariye Muxiyediin show ayaa xoriyadiisii dib u helay kadib in mudo ah oo uu Dawlada u xidhnaa.

10/06/2024

Ila dawo waxa mesha ka dhacay 😂🤣

09/06/2024

Wali ti igu dhacday makaga shekeyay abwan garaad

08/06/2024

Abwaan garaad nin shekadisa an laga dhargaynin

Dumashidin manta waxay tagan tahay dowlada haa lala hadlo ciyaarta manta lagama baqan kare
29/05/2024

Dumashidin manta waxay tagan tahay dowlada haa lala hadlo ciyaarta manta lagama baqan kare

Gobolada Siti iyo Qoraxay Ayaa isku Garab dhacay kadib markay isla dhaafi waayeen Barbaro.Layla baashane gabdha kaliya e...
28/05/2024

Gobolada Siti iyo Qoraxay Ayaa isku Garab dhacay kadib markay isla dhaafi waayeen Barbaro.
Layla baashane gabdha kaliya ee qoraxay tageero uu ah

Address

Jijiga

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdi xarago posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Videos

Share