SMN

SMN �Sarar Media Network Is Somali Senior Journalist And Political Analyst Who Covering The Isseues Of https://sararmedianetwork.websites.co.in/

Legend Follow DhaxaFarhan Abdirashid
27/11/2022

Legend Follow Dhaxa
Farhan Abdirashid

Iftiinka/Ubaxa Qaloocan, Galaadi.Waa Ardada Dugsiga Sare Ee Qaloocan.
27/11/2022

Iftiinka/Ubaxa Qaloocan, Galaadi.
Waa Ardada Dugsiga Sare Ee Qaloocan.

Jimco wanaagsan mujaahidiinta macawiisley, xaasaska iyo carruurtooda.
18/11/2022

Jimco wanaagsan mujaahidiinta macawiisley, xaasaska iyo carruurtooda.

Ruush iyo North Korea waxa Hoogamiye labba Hogaamiye oo Dalalka Cadowga ku ah aad uga baqaan, Waa labba Hogaamiye oo Far...
18/11/2022

Ruush iyo North Korea waxa Hoogamiye labba Hogaamiye oo Dalalka Cadowga ku ah aad uga baqaan, Waa labba Hogaamiye oo Fardo Fuul ah.

Ku darsoo Waa Labba Hoogamiye oo gacanta ku haysta Ridista Bottomka Nuclear-ka, oo kaga wada cabsado.

Kana Waa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo isna Sida Madaxweyanayashas wakhtigiisa firaaqada ah ku qaadanaya Farda Fuul Dalalka cadowga Somaliland ku ahna u diraya fariin ah in Uu Somaliland hoogamiyo Madaxweyne Fardo Fuul ah.

Korneyl Biixi oo faras ku jooga. Waa sawir u muuqda dhoolatus siyaasadeed.
18/11/2022

Korneyl Biixi oo faras ku jooga. Waa sawir u muuqda dhoolatus siyaasadeed.

Maxay dantu ciishay wiil oo! 🥲
18/11/2022

Maxay dantu ciishay wiil oo! 🥲

Noloshu waa hirdan iyo halgan.
18/11/2022

Noloshu waa hirdan iyo halgan.

 😢Alle ha unaxariisto adeer Cali Xaaji Aadan (cali aadan dabow) oo caawa ku geeriyooday hospitalka hargeelle ee gobolka ...
18/11/2022

😢

Alle ha unaxariisto adeer Cali Xaaji Aadan (cali aadan dabow) oo caawa ku geeriyooday hospitalka hargeelle ee gobolka afdheer.

Ma dhinte waa alle oo kaliya ee ilaahau subxaanahu watacaalaaha qabriga ha iwaasiciyo ehelka iyo qaraabadana samir ilaahay haynaga siiyo. 😢

Alle ha unaxariisto adeer Cali Xaaji Aadan (cali aadan dabow) oo caawa ku geeriyooday hospitalka hargeelle ee gobolka afdheer.

Ma dhinte waa alle oo kaliya ee ilaahau subxaanahu watacaalaaha qabriga ha iwaasiciyo ehelka iyo qaraabadana samir ilaahay haynaga siiyo.

Kuliyada tacliinta Xirfadaha Farsamada iyo Sayniska Jarati ( Ceel,lood )
02/10/2022

Kuliyada tacliinta Xirfadaha Farsamada iyo Sayniska Jarati ( Ceel,lood )

Reer Ceelkari Gacmaha Ayey Madaxweynaha Kalaabteen
14/09/2022

Reer Ceelkari Gacmaha Ayey Madaxweynaha Kalaabteen

30/08/2022

Maalin Wanaagsan Soomaaliyey!!

23/08/2022

Jigjiga Rooba Lagu Diirsaday Ayaa hada ka da,aya

OMAN🇴🇲
31/07/2022

OMAN🇴🇲

30/07/2022

"Haddii aadan diyaar u ahayn in aad u dhimato xornimadaada, ka dhex saar erayga “xornimo” hadalladaada"

Warar kasoo baxaya Dagaalkii Saaka Aato ku dhexmaray Ciidamada Liyuu Police Iyo Maleeshiyada Shabb ayaa lagu soo waramay...
29/07/2022

Warar kasoo baxaya Dagaalkii Saaka Aato ku dhexmaray Ciidamada Liyuu Police Iyo Maleeshiyada Shabb ayaa lagu soo waramayaa In lagu Dilay Fuaad Mohamed Khalaf (Fuaad Shangole) oo kamid ahaa Hogaaminta Sare ee Maleeshiyada Alshabaab.

Warkan oo aan kasoo Xiganay dad Dagaalka si dhaw ula socday ayaan wali si rasmi ah loo xaqiijin jiritaankiisa.

29/07/2022

Qarax ismiidaamin ah ayaa ka dhacay magaalada Baydhabo, waxaana weerarkaasi lagu dilay wasiirkii cadaaladda ee koonfur Galbeed .

SMN

Interview❗
29/07/2022

Interview❗

28/07/2022
Birmadki Wadanigee Baabi,iyay Cadawge Shabab Bayda Gooyiyo Liyuu Boolisbaan Ahay
28/07/2022

Birmadki Wadanigee Baabi,iyay Cadawge Shabab Bayda Gooyiyo Liyuu Boolisbaan Ahay

26/07/2022

Muuqaal Naxdin Leh:- Markaad Naftaada Aad Nacdo.

26/07/2022

Dareen Wadaniyadeed
Copyright SMN

26/07/2022

Wll Faafi Qolka Alle❤
Share

HARAR
25/07/2022

HARAR

Cali Yare Cali
25/07/2022

Cali Yare Cali

 🇬🇶
25/07/2022

🇬🇶

25/07/2022

Afdheer Waa Nabad Dhul Fog Jirow Na Rumeyso

Mohamed Abdullahi Farmaajo Oo Ah Madaxweynahi H**e Soomaaliya Oo Million Ku dhaw
25/07/2022

Mohamed Abdullahi Farmaajo Oo Ah Madaxweynahi H**e Soomaaliya Oo Million Ku dhaw

25/07/2022

Colka Waraf Malagu Dayay!!
SMN

••قال رسول الله ﷺ : إن شرّ الناس ذو الوجهينالذي يأتي هؤلاء بوجه وهؤلاء بوجه[رواه البخاري]✨😢🕊️*•• Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidh...
25/07/2022

••
قال رسول الله ﷺ : إن شرّ الناس ذو الوجهين
الذي يأتي هؤلاء بوجه وهؤلاء بوجه
[رواه البخاري]✨
😢🕊️
*•• Rasuulku (ﷺ) wuxuu yidhi: Dadka waxaa ugu shar badan laba wajiilaha, kaaso qaarba ula imaanaaya waji*😔

.


Haddii aad nagu cusub-tahay nagu soo biir👉
👇👇👇
SMN

Dagaal cusub ayaa ka bilaabay Laasqurun oo u jirta 20-KM degmada Feefeer ee Gobolka Shabeelle ee deegaanka Soomaalida.Ci...
25/07/2022

Dagaal cusub ayaa ka bilaabay Laasqurun oo u jirta 20-KM degmada Feefeer ee Gobolka Shabeelle ee deegaanka Soomaalida.

Ciidamada deegaanka Soomaalida ayaa weerarka ku qaaday kooxda Al-shabaab oo mar kale gudaha u soo galay deegaanka Soomaalida.

Dagaalka oo bilaamay salaadii duhur ayey wararka halkaasi laga helayo sheegayaan in kooxdii laga saarey Laasqurun.

  Fursad waxbarasho heerka saddexaad (PHD Program) oo ay bixineyso ETHIOPIAN CIVIL SERVICE UNIVERSITY waxaa loogu talaga...
25/07/2022


Fursad waxbarasho heerka saddexaad (PHD Program) oo ay bixineyso ETHIOPIAN CIVIL SERVICE UNIVERSITY waxaa loogu talagalay in ay ka faa,iideystaan heerarka kala duwan ee shaqaalaha Dowlada Deegaanka Soomoalida.

faahfaahin dheeraad ah warqadaha hoose kaga bogo 👇.
DHAMMAAD
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Waaxda Xidhiidhka Dadweynaha ee Xafiiska Adeega Shacabka DDS.
Email Address:[email protected]
Facebook:https://www.facebook.com/Xafiiska-Adeega-Shacabka-DDS-Public-Service-Bureau-114852006873287/
Twitter:

25/07/2022

Xooga Gaar Ah DDS

WAR DEG-DEG AH.Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Liyuuga iyo argagaxisada Alshabaab ayaa ka qarxay aaga laasqurun oo 20 km u j...
25/07/2022

WAR DEG-DEG AH.

Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Liyuuga iyo argagaxisada Alshabaab ayaa ka qarxay aaga laasqurun oo 20 km u jirta degmada Feer-feer.

Weerarkan oo ay qaadeen xoogaga sida gaarka u tabaran ee liyuu booliska ayaa hadda laasqurun looga saaray Argaxisada Alshabaab.

Madaxwayne Mustafe Muxummed Cumar oo magaalada Godey kula kulmay ciidamada difaaca qaranka JDFI ee xoojinaya ciidamada D...
25/07/2022

Madaxwayne Mustafe Muxummed Cumar oo magaalada Godey kula kulmay ciidamada difaaca qaranka JDFI ee xoojinaya ciidamada Deegaanka ee xudduuda ka difaacaya argagixisada Al-shabaab.

DR DOOLAAL: "ALSHABAAB WAA LOOMA OOYAAN""Markay dhintaan aabahood iyo hooyadood ma yaqaanan oo cidi uma ooyayso.Aakhiran...
25/07/2022

DR DOOLAAL: "ALSHABAAB WAA LOOMA OOYAAN"

"Markay dhintaan aabahood iyo hooyadood ma yaqaanan oo cidi uma ooyayso.Aakhirana waa dad ehlu naar ah oo aan war isku haynin."

"Qaabka ay dagaalkan usoo qaadeen waa la garan karayay inuu fashil ku dambaynayo oo aysan guulaysan karin.Wuxuu ahaa qorshe jar iska tuur ah.Kama guulaysan karaan ciiddan caqiido,hub iyo tababar sare haysta oo ay garab taagan yihiin shacab iyo maamulba."

Waxaa siddaas yidhi Dr Doolal Hal Hali.

W-Q: Macalinka Soomaliyed(Ms)
VOSS TV

W/q Ahmednur Abdurahman GediWaxaa aad loo wareejinayaa qoraalkan hoose oo lagu sheegay inuu qoray ku xigeenka Xafiiska W...
25/07/2022

W/q Ahmednur Abdurahman Gedi

Waxaa aad loo wareejinayaa qoraalkan hoose oo lagu sheegay inuu qoray ku xigeenka Xafiiska Waxbarashada Somali State ahna Xildhibaan laga soo doorto Ceelkari taas oo aad loogu dhalliilayo laguna tilmaamayo waxyaabo ka fiirsi u baahan.

Haddaba, Xiildhibaan sacaadatu waziir Hasan Yusuf degani & hawlkarnimo ayaan ku aqaanaa isaga ayaana cidwalba uga xog-ogaalsan Ceelkarri & dadkeeda mana aaminsani inuu argagixiso u doodi ee yaanan la isku fogaanin. midda kale inuu ciddii lagu qaldamo u doodo waa waxa uu masuulka u yahay taas oo uu bogaadin ku mudan yahay💯.

Mahadsanidiin.

25/07/2022

Ragii laqabtay

Ninkan in laga shakiyo waa xaq wuxuu soo waraystay alshabaab isla barnaamijkii ku xigay wuxuu kasameeyay liyuu bolis isl...
21/07/2022

Ninkan in laga shakiyo waa xaq wuxuu soo waraystay alshabaab isla barnaamijkii ku xigay wuxuu kasameeyay liyuu bolis isla aaga hadda dagaalku kasocdo waxyar kadib alshabaab oo si adag isu soo abaabushay ayaa dagaal inagu soo qaaday.

Halkan hada sawirka uu kugalay waa goobta ciidankeenu ka hawl galo sawirkan wuxuuna noqon karaa fariin shaki weyn ayaan ka qabaa anigu🤔.

21/07/2022

Waan Garab Taaganahay Ciidanka Xoog Gaar Ah DDS

Address

Jijiga
898788

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SMN posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SMN:

Videos

Share

Category


Other TV Networks in Jijiga

Show All