Ogaalka bulshada

Ogaalka bulshada Pagekan waxaad kahelikartaan warar sugan oo laxidhiidha arimaha bulshada dhaqalaha iyo adeegyada aas aasiga ee bulshowaynta calamka kusugantahay

11/08/2023

Bulsho waxaa mideeya nidaam cadaaladeed

31/12/2022

Shacabka laascaanood mamudna in dhiigooda ladaadiyo balse waxay mudanyihin in tabashadooda laxaliyo

Iyadoo lajoogo xiligii waxsoosaarka hadana waxa jirta shidaal la aan xukuumadu dalka iyo ta deegaanku larabo jawaab degd...
30/06/2022

Iyadoo lajoogo xiligii waxsoosaarka hadana waxa jirta shidaal la aan xukuumadu dalka iyo ta deegaanku larabo jawaab degdega inay kabixiso si loogaadho barnaamijkii dalag iyo daryeel

Muwaadinkasta oo somali mustaqbalkeeda jecel astaanta qaranku waa nabad iyo nolol uhiili madaxwaynaha shacabka somaliyee...
10/05/2022

Muwaadinkasta oo somali mustaqbalkeeda jecel astaanta qaranku waa nabad iyo nolol uhiili madaxwaynaha shacabka somaliyeed

Eid mubaarak eidal fidr
01/05/2022

Eid mubaarak eidal fidr

Warbaahinta ree galbeedku waxay carabka kuhayaan suuragalnimada world war 3
24/02/2022

Warbaahinta ree galbeedku waxay carabka kuhayaan suuragalnimada world war 3

24/02/2022

Loolanka Ukraine ee maraykan iyo Russia wuxuu samayn taban durba kuyeeshay yurubta kulaalaysa

Waxad aad ula yaabto shalay markay masuuliyinta ahaayeen waxay ahaayeen xubno xisbiga barwaaqo katirsan maanta markay xi...
10/02/2022

Waxad aad ula yaabto shalay markay masuuliyinta ahaayeen waxay ahaayeen xubno xisbiga barwaaqo katirsan maanta markay xilalka katageena garabka sixida xisbiga barwaaqo

Shemelis addisu iyo deganka oromia waxay muujiyeen dariswanaga iyo inay wallalahoda somalida xiliga adag hiil uyihiin iy...
09/02/2022

Shemelis addisu iyo deganka oromia waxay muujiyeen dariswanaga iyo inay wallalahoda somalida xiliga adag hiil uyihiin iyagoo manta 50milyan ugu deqay deganka somalida ee abuuruhu sameeyeen

21/01/2022

Midnimada waxa abuuri kara hogaamin udiyaara inay bulshada sihufnaan leh ugu adeegta balse hogaamin lagu sooxulay inay dano gaara u adeeegan bulsho makaabaan

02/12/2021

Shacabka deeganka somalida waxay hiil iyo hooba lagarabtaganyihiin ciidamada difaaca qaranka waxayna kasoohorjeedaan dilaaliinta rabta inay tplf gabaad unoqdaan

Kani waa geesi africa usoobaxay
26/11/2021

Kani waa geesi africa usoobaxay

26/11/2021

Maraykanku malaga yaabaa in gudaha usoo galo wadanka Ethiopia

02/11/2021

War deg deg
Waxaa lasoo rogay xaalad deg dega guud ahaan dalka ethiopia

22/06/2021

Halbeega hogaamintu waa inu noqdo midkuqotoma u adeegista shacabka balse uuna noqon mid kuqadhaabta kalaqaybinta bulshada si uu danihiisa ugu fushado

Arimaha doorashooyinka somaliland waxay tusaale uyihiin geeska afrika iyo gud ahaan qarada
09/06/2021

Arimaha doorashooyinka somaliland waxay tusaale uyihiin geeska afrika iyo gud ahaan qarada

Ethiopia waxaad Modaa in culays lagu saaray arimaha doorashoyinka iyo biyo xidheenka iyadoo cunaqabatayn lasaaray
25/05/2021

Ethiopia waxaad Modaa in culays lagu saaray arimaha doorashoyinka iyo biyo xidheenka iyadoo cunaqabatayn lasaaray

In dib uhabayn lagu sameyo haayadaha cadaalada iyo garsoorka waa arin bogaadin mudan
07/05/2021

In dib uhabayn lagu sameyo haayadaha cadaalada iyo garsoorka waa arin bogaadin mudan

04/05/2021

Saadaali kulamada psg vs Mancity Chelsea vs realmadrid

14/04/2021

Waxa masuuliyad daro ku ah haayadaha nabadgalyada harawa in aanay wali soqaban shaqsigii dhawacaxun gaadhsiiyay madaxa waxbarashada deg harawa oo ah xubin shaqadisa ka adag waxa lagudilayna tahay sideed iilaxisaabtantaa ilaa imikana shaqsigii dhibta gaystay suqa marayo sixora

Subax wanaagsan marwalba oojogtaan
23/03/2021

Subax wanaagsan marwalba oojogtaan

Shacabka degmada awbare inuu dhibane u ahaado xafiiska nabadgalyada degmada kolba hogaanka xafiska nabadgalyada mudo san...
17/03/2021

Shacabka degmada awbare inuu dhibane u ahaado xafiiska nabadgalyada degmada kolba hogaanka xafiska nabadgalyada mudo sano inay laboqofkunafwaayan halkii shacabka lafhawrilahaa xukumada waxa kacodsanaynaa insharciga lahorkeeno cidii dilka gaysatay iyo cida amarka bixisay

Isbadalka dalka iyo deegaanka kadhacay mayahay ku shacabka dds kajawaabay suaasha ayqabeen ee ahayd horumar la aan sinaa...
08/03/2021

Isbadalka dalka iyo deegaanka kadhacay mayahay ku shacabka dds kajawaabay suaasha ayqabeen ee ahayd horumar la aan sinaan la aan dhinaca qowmiga

28/02/2021

Waan sodhawynaynaa cidkasta oo fursad loosiiyo in matalada xildhibanimada deg harawa iyo awbare balse waa inay hankoodu ahaado kuwa kaduwan kuwii horay fursada loosiiyay islamarkaana danahooga garka uga faaiidaystay ilaawayna shacabkii kalsoonida siiyay

21/12/2020

Ogaalka bulshada waxaad kaheli kartaa wararka dhinaca arimaha bulshada ganacsiga siyaasada hadaba kuxidhnow pagekan

18/11/2020

Tplf in ay maanta shacabka dalka majarahabaabiyaan ciidanka qaranku ma ogolaan doono sharciga way horkeenayaan

Booqashada raysalwasaare abiye ahmed waa mid ahmiyad ballaadhan Oleh deeganka somalid
28/10/2020

Booqashada raysalwasaare abiye ahmed waa mid ahmiyad ballaadhan Oleh deeganka somalid

Samaynta ayaxa oo faro ba an kuhaya beeralayda iyo dadaalo farabadan dawladu wado
21/10/2020

Samaynta ayaxa oo faro ba an kuhaya beeralayda iyo dadaalo farabadan dawladu wado

Address

Puplic
Jijiga

Telephone

+251924568866

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ogaalka bulshada posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category


Other TV Channels in Jijiga

Show All