16/06/2021
ይህ ኢሳዎች በኢትዮጵያ ላይ ያወጡት የጦርነት ጥሪ ነዉ።
የኢትዮጵያን ሉዓላዊነት ለማስደፈር ጥሪ እያደረግክ ነዉ። አፋር ደግሞ እንደተለመደው የአገራችንን ድንበር ይጠብቃል። ልዩነታችን ይኸዉ ነዉ። እኛ እንደ እናንተ የሰዉ መሬት አንፈልግም። ከመሬታችን ግን ለቃችሁ ዉጡ። ማንም ቢመጣ የአፋርን መሬት አታገኝም። ስለዚህ ቶሎ ብላችሁ የአፋርን መሬት ለቃችሁ ዉጡ። ካልሆነ ግን ከዚህ በኋላ የአፋር መሬት መቀበርያችሁ እንጂ መኖርያችሁ በፍፁም አትሆንም።
Baaq ku socda ciise weyne meel kasta oo uu joogo
Fadlan sii faafiya
Tolkyaw waad ka war qabtiin xaalada ka taagan galbeedka gobolka sitti waanad ogtihiin argagixisooyin badan inay dagaal nagula jiraan.
Canfartu wakhti kasta waxay ku jirta qorshihii ay kula wareegi lahayd dhulka ciisaha, galbeed kaliya maha ee waa dhamaan dhulka ciisaha.
Ta kale canfarta dagaalka nagula jirta waxay ka kala timiday saddex wadan oo kala ah Ereteriya, jabuuti iyo canfarta etoobiya intaas waxaa dheer jabhadihii tigrayga iyo kuwo kale oo calooshood u shaqaystayaal ah. Sido kale canfarta waxaa caawinaaya ciidanka etoobiya qorsha ahaan, ficil ahaan iyo qalab ahaanba.
Haddaba haddi maanta iyo todobaadkan dhexdiisa la badbaadin waayo dhulka ama loo gurman waayo xaaladu meel ay ku dambayn doonto lama yaqaano.
Sida darteed waxaan ugu baaqaya ciiseweyne meel kasta oo uu joogo inuu soo gurmado oo dhulka la rito, kii aan awoodiin inuu adinka ka gurmado gacanta haka gurmado kii aan awoodin inuu gacanta ka gurmadana afka haka gurmado.
Khaastan waxaa la hadlaaya walalaheen reer jabuuti wakhtiyo badan oo aad badbaado u baahnaydeen waa nii gurmanay waana ni badbaadinay haddi aan nahay galbeed, kolay dadku waa isku mid maantase anaka ayay na haysata gurmadkiina iyo gargaarkiina ayaan u bahaan nahay tolkayaw.
Xisbiga Xoraynta Ciise