Dhulmar Media

Dhulmar Media Dhulmar Media Gorkasta & Goobkasta
(1)

04/01/2025

Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka Xukuumada Somalia ayaa shaacisay qiimaha adeegga Xajka ee sanadka 1446 H/ ee 2025, iyadoo qiimaha laga dhigay $ 4604 oo dollar.

04/01/2025

Shiikh maxamuud xaliike “sabankan rag iscadeenaya ayaa la arkay”.

04/01/2025

Sanaag: Sarkaal sare iyo Ciidamo uu wato ayaa ka soo goostay Somaliland kuwaas oo ku biiray SSC-Khaatumo

Gaashaanle dhexe Cumar axmed Cabdulle Taliye ku xigeenkii ciidanka mariiniska Gobolka sanaag iyo ciidamo uu wato ayaa kasoo goostay somaliland masuuliyiin iyo saraalkiil ciidan oo ka Tirsan SSCkhaatumo ayey isku sodhibeen.

04/01/2025

Agaasimaha Wasaarada Gargaarka iyo Musiibooyinka SSC-khaatumo Oo U Mahad Celiyey Dowlada shiinaha iyo hayada sodma.

Sidoo kale agaasimaha ayaa umahad celiyey maamulka putland oo deeqdan soo gaarsinta ssc khaatumo qayb ka qaatay.

04/01/2025

Dawlada China ayaa Deeq Raashin ah soo gaadhsiisey Caasimada SSC-Khaatumo ee Laascaanood.
Deeqdan ayaa Waxaa kala soo wareegtay Wasaaradda Gargaarka SSC-Khaatumo Hay’adda Maareenta Musiibooyinka ee SODMA.

Waxaa xalay magalada Lascanod ka qabsoomay shir ay wada yeesheen masuuliyiinta Gobolka Xaysimo oo uu ka mid ka yahay may...
04/01/2025

Waxaa xalay magalada Lascanod ka qabsoomay shir ay wada yeesheen masuuliyiinta Gobolka Xaysimo oo uu ka mid ka yahay mayor degmada Taleex Ahmed Abdilahi Abdi iyo haldoorka,aqoonyahanka gobolka xaysimo Qaybo Kamid ah.

Shirkan ayaa Diirada Lagu saaray Qodobo badan oo ay kamid ahaayeen.

1. Doorka Dhalinyaradu ka qaadan karto dowlad dhiska SSCKH si guud iyo si gaar ah ba.

2. KA qayb qaadashada arimaha bulshada iyo horumarinta baahiyaadka Deegamoiyinka Gobolka Xaysimo.

3. Xoojinta iyo midnimada doorka dhalinyarada deegaamada G/xaysimo.

4. Ka qayb Qaadashada iyo xal u helida caqabadaha deeganka ka jira,xoojinta Doorka Nabada iyo Geedi socodka bulshada IWM.

03/01/2025

Muqaal Calanka ssc khaatumo oo ay waheliyaan askarti udhawac matay oo wajiyadooda laga dheehan karo farxad iyo u diyaarsanan markale difaaciisa.

Maxay kula tahay?

Taliyaha guud ee ciidanka booliska ssc-kh s/guuto siyaad c/raxmaan ayaa G/dhexe Jama Shire adan u magacaabay taliyaha ci...
03/01/2025

Taliyaha guud ee ciidanka booliska ssc-kh s/guuto siyaad c/raxmaan ayaa G/dhexe Jama Shire adan u magacaabay taliyaha ciidanka xasilinta ssc kh.

G/dhexe jama shire adan ayaa kamida dhalinyarada firfircoon ee aqoonta ciidan leh sido kale jamac ayaa ciidanka xasilinta ahaa taba barahoodi ugu horeyey ee udaah fura casharo culumta ciidan’nima.

WAR SAXAAFADEED Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu soo dhawaynayaa bogaadinayaana shirkii Taariikhiga ahaa iyo qodobbadii kas...
02/01/2025

WAR SAXAAFADEED

Maamulka SSC-Khaatumo waxa uu soo dhawaynayaa bogaadinayaana shirkii Taariikhiga ahaa iyo qodobbadii kasoo baxay ee beesha Warsangeli ugu soo gebogaboobay degmada Ceelbuh ee gobolka Sanaag.

02/01/2025

Tuuje tuuje “Warsangaliyow dhagaha fura dagaalka gala”.

War saxafaded kaso baxay wasaaradda wax-barashada ssc-khaatumo ayaa sidan lagu sheegay.Wasaaradda Waxbarashada Ssc khaat...
02/01/2025

War saxafaded kaso baxay wasaaradda wax-barashada ssc-khaatumo ayaa sidan lagu sheegay.

Wasaaradda Waxbarashada Ssc khaatumo markay u kuurgashay xaaladda iyo duruufaha shacabka reer SSC ee kasoo barakacay Magaalada waxay Go,aamisey In aan wax lacag ah (School Fee) laga qaadi karin dhammaan ardayda Reer Ceerigaabo ee waxbaranaysa heer walba oo ay yihiin.

Sidoo kale Maamulayaasha Waxaa lagu wargelinayaa In ardayda loo fududeyo inay ku biiraan fasaladooda.

02/01/2025

Suldaan siciid suldaan Cabdisaam " Go.aanka Maanta soo Baxey waan qaadaney, waana Ansixinay ...."

02/01/2025

Shirku waxa uu go'aamiyay in si buuxda loo difaaco dadka iyo deegaanka gobolka sanaag

DEG DEG: War-murtiyeed laga soo saaray shirka Beelaha Warsangeli ee ka socday Magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag.Qodoba...
02/01/2025

DEG DEG: War-murtiyeed laga soo saaray shirka Beelaha Warsangeli ee ka socday Magaalada Ceelbuh ee gobolka Sanaag.

Qodobada ugu Mahiimsan ee ka soo baxay shirka beesha Warsangeli:-

1) Laga bilaabo maanta shirku wuxuu cadaynayaa in Beellaha Isaaq ay buriyeen heshiiskii Nabada 11-11-1993 ee lagu wada deganaa Ceerigaabo.

2) Wixii Cawaaqibo xumo ka yimaada Degmada Ceerigaabo in ay qaadayaan maamulka Somaliland iyo Beelaha isaaq.

3) In la difaaco,Deegaanka,dadka iyo Hantida Beelaha Harti Degmada Ceerigaabo.

4) wixii siyaasad in shir kale loo balamay 15-02-2025.

5) in wixii fulinta go,aanka loo xilsaaray Guddida 35 Xubnood ah.

Goordhow ayaa la filaya in qodobo muhiim ah ay kasoo baxaan shirka Beesha Warsangeli uga socday Magaaladda Ceelbuuh.Maxa...
02/01/2025

Goordhow ayaa la filaya in qodobo muhiim ah ay kasoo baxaan shirka Beesha Warsangeli uga socday Magaaladda Ceelbuuh.

Maxay kula tahay?

01/01/2025

Garaad cabdillahi “inaga yareeya madaxdan badan ee dhaqanka waa la kala biti fiican yahe”.

01/01/2025

Garaad cabdillahi “Odayaasha cuqaasha maxaa amusiyey ujawaaba odayaasha waqooyiga kaso hadlaya ee dhigiina idinka isla cuqaale”.

01/01/2025

Ganacsatada degaanka somalida oo U wadda wareegay dakada garacad kadib marki dekada berbara hal tidoodi lagu bililiqaystay.

Address

New Cairo

Telephone

+252634934370

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dhulmar Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dhulmar Media:

Share