AQIIL QASIM

AQIIL QASIM Wanaagii aad Maanta Sameeyso Meel Ayuu Kuu Yaala Maalin Ayaad U Baxsanaysaa oo aad aad ugu baahantahay Cidkalana Wax Kuu Qaban Karin

17/12/2024
08/12/2024

๐Ÿ™„๐Ÿ˜‚

24/11/2024

"Hadaad i doorataan Waxaan soo celinayaa wada hadalka dowladda Federaal oo aan is hayno,hana ogaato dowladdu inaan dan shaqsi u hadleynine aan u hadlayo dadka aan matalo"Musharax Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

21/11/2024

SHIDAALKA CEYRIINKA AH SOOMAALIYA KAALIN NOOCE BEY KAGA JIRTAA.

21/11/2024

Fariinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaallya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ee ku aadan 21-ka November maalinta Macalinka Soomaaliyeed.

14/11/2024

Muuqalkan mid hawiya ah baa so edit-gareeyey๐Ÿ˜ก๐Ÿ˜ก๐Ÿ˜ก

14/11/2024

Gabdhaha Jinkooda Barfuunka muu neceb yahay...see more

14/11/2024

Eeelaydii caawa intee kaso baxdey laleeyahay Alx

12/11/2024

Koonfur galbeed power๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ

12/11/2024

DEG DEG : Daawo Shacabka Koonfur galbeed oo Iyago Dabaal Degaayo la jirdalaayo loona diidayo in ay maalinkooda Dabaal dega xusaaan.

12/11/2024

Qowmiyada maaand๐Ÿ˜ฉ๐Ÿ‡ฆ๐Ÿ‡ฟ

11/11/2024

Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Farlibaax ee Gobolka Hiiraan Maxamed Salaad Sheekh ayaa amar DEG DEG ah siiyey dhamaan ciidanka Deegaanka si ay uga qeyb qaataan soo samata bixinta 8 nin oo ay Afduubteen AS.

11/11/2024

Waagii uu mucaaradka ahaa Xasan Sheekh Maxamuud wixii uu ku taagerayey Ahmed Madoowe ayaa maantana la sameynayaa marka ma aha in uu qash qashaado...see more

10/11/2024

Xasan sheekh maxamuud madaxweyne ma aha haduuba Dadkeena uu so celinaayo...see more

09/11/2024

Dadka dibada noga maqan ayaga ayaa ku nool nahay hadii laso celiyo waa dhimaneynaa...see more

Address

Cairo

Telephone

+201110653250

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when AQIIL QASIM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to AQIIL QASIM:

Share