Cabdi xafiid yare

Cabdi xafiid yare Informations de contact, plan et itinéraire, formulaire de contact, heures d'ouverture, services, évaluations, photos, vidéos et annonces de Cabdi xafiid yare, Création digitale, Kartoon, Boulas.

Ninka ragii noloshiisa waxyaabo badan oo kayaabiya ayuu arkayaa tanina waa cashir gooniya!!
22/06/2024

Ninka ragii noloshiisa waxyaabo badan oo kayaabiya ayuu arkayaa tanina waa cashir gooniya!!

Asc saaxiibayaal Waxaan samaynay group Kaas oo ay galayyan dhalin soomaaliyeed ee qabyaalada Lagu ciilay waxaadna ka aha...
04/02/2024

Asc saaxiibayaal Waxaan samaynay group Kaas oo ay galayyan dhalin soomaaliyeed ee qabyaalada Lagu ciilay waxaadna ka ahaan kartaa xubin firfircoo.fadlan nagusoo biir

01/02/2024

Xasuus igu Filan alx

30/01/2024
30/01/2024

Hambalyo galmudug

16/01/2024

Free time

Marhadii laraagsado lagu sugo rafaad badan rajadii ladhawraa mar,uunbay rumowdaa
22/10/2022

Marhadii laraagsado lagu sugo rafaad badan rajadii ladhawraa mar,uunbay rumowdaa

Alle haku sharfo walalkeyga Catoosh ❤🙏
19/10/2022

Alle haku sharfo walalkeyga Catoosh ❤🙏

Madaxweynaheena koopkii waan u keeyay 🏆🇸🇴somalia hanoolaato🇸🇴🇸🇴🙏💪
19/10/2022

Madaxweynaheena koopkii waan u keeyay 🏆🇸🇴

somalia hanoolaato🇸🇴🇸🇴🙏💪

Page Rasmiga waa kanFollow idin ka rabaa asxaabey 🙏
17/10/2022

Page Rasmiga waa kan

Follow idin ka rabaa asxaabey 🙏

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY  XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA CECAFAMuqdisho, Ok...
17/10/2022

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO BILLAD-SHARAFYO GUDDOONSIIYEY XULKA 17 JIRRADA AH EE KU GUULEYSTAY KOOBKA CECAFA

Muqdisho, Oktoobar 17, 2021; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka Isreebreebka Afrika ee Bariga iyo Bartamaha, ayaa ku ammaanay in ay kor u qaadeen magaca umadda Soomaaliyeed, dhallinyarada dalkana ay u fureen iridaha guusha.

Madaxweynaha oo ay garbihiisa taagan yihiin Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale iyo Wasiirka Dhallinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Barre Maxamuud ayaa hadiyado iyo billad-sharafyo guddoonsiiyey maamulka, macalimiinta iyo ciyaaryahannada xulka 17-jirrada ee guushan taariikhiga ah u soo hoyey qarankeenna.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa khudbad bogaadin iyo dhiirri-gelin ah u jeediyey dhallinyarada, isagoo uga warbixiyey sida ay dowladda uga go’an tahay in gacan ay kula dagaallanto argagixisada Alshabaab, gacanta kalena mustaqbal ifaya ugu abuurto dhallinyarada Soomaaliyeed.

“Dhallinyarada 17-jirka ah ee maanta magacaas inoo soo hoyey iyo dhiggooda geesiyaasha ah ee furimaha dagaalka ka difaacaya dadkooda waa labo ifafaalo oo muujinaysa kartida iyo waxa ay qaban karaan shacabka Soomaaliyeed."

Dhankooda, Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed oo uu matalayey Guddoomiye Kuxigeenka Labaad Mudane C/llahi Sheikh Nuur ayaa Madaxweynaha guddoonsiiyey Koobka ay ku soo guuleysteen xidigaha soo kacaya ee Qaranka, waxa uuna uga mahad-celiyey maamuuska iyo dhiirri-gelinta uu u sameeyey bahda ciyaaraha dalka.

DHAMMAAD

Waxii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Abdikadir Ali Dige,
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya
E-mail: [email protected]
Flicker: https://www.flickr.com/photos/vilasomalia/
Facebook: https://www.facebook.com/VillaSomaliaOfficial/
Twitter:

Adresse

Kartoon
Boulas
KARAN234

Téléphone

+252633098212

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Cabdi xafiid yare publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Cabdi xafiid yare:

Vidéos

Partager