BAAQ MEDIA

BAAQ MEDIA Kala soco wararka caalamka, Madadaalo, Qosol iyo Qaraaxo, Reactions, iyo Muuqaalo xiiso badan soo dhawoow🙏

03/01/2025

2025 maxaa kuu qorshaysan 😀😂

27/12/2024

Nin ka yaabiyey aduunkii oo dhan Mucjiso

23/12/2024

Cadaabta iyo Naarta in lagaa xoreeyo ma rabtaa? gaarsii walaalaha kale

19/12/2024

ALLAH waa yaboohay, Sh Mustafe, sii faafi

10/12/2024

Madaxwaynaha Dadka nacasiinta ah 😂 Hoos uga wac qofka uu madaxwayne u yahay

07/12/2024

Gabar wariye ah oo Nin jeclaaday 😂

05/12/2024

Qof ay usoo noqdeen dadkii ka dhintay ma iangu jira wad dagaalka joojiya, Sanaag

30/11/2024

Maxaa ku dhacay Oomaar Barbar 😀

Sida warku xaqiijiyay waxaa geeriyoodey Weriyihii h**e ee BBC Somali Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad oo ku sugnaa  maga...
24/11/2024

Sida warku xaqiijiyay waxaa geeriyoodey Weriyihii h**e ee BBC Somali Cabdirisaaq Xaaji Maxamed Siraad oo ku sugnaa magaalada Hargeysa.

Waxaa aad loogu xasuustaa gudbin qurux badan & nooleyntii Afkeenna Hooyo .

Adigu weligaa ma dhegeystay? Aan u wada duceyno iyadana maanta anfaceyse.

23/11/2024

Dumarka maxay la badan yihiin ayan is dhaha ileen rag baa nagu dhex jira 😂 saynab jiiji

23/11/2024

SUBXNALLAH ragii soomalida sidan miyaa u dambaysay waa nin naag iska dhigay

22/11/2024

Goorma ayuu xijaabkii ceeb noqday subxnllah

18/11/2024

Sh Mustafe oo suaal salaada ku saabsan waydiiyay ardayda dugsiga Nuradin, sii gudbi

Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxaa caawa Geeriyooday Madaxwaynihii h**e Ee Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud ...
15/11/2024

Alle naxariistii janno haka waraabiyee waxaa caawa Geeriyooday Madaxwaynihii h**e Ee Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Sillaanyo.

Halgamaa weyn ayuu ahaa ee alle ha u raxmado

15/11/2024

SUBXANALLAH SUBXNALLAH SIBXNALLAH

14/11/2024

DEGDEG: Guul xisbiga wadani Madaxwaynaha 6aad ee Somaliland M Cabdirxman Cirro 😀

13/11/2024

Subxnllah rayan bajaj oo muuqaal laga kenay

13/11/2024

Dhacdo naxdin leh subxnallah 😢 hooyadii iyo walaalkii ayuu ku waayay dooroshooyinka

Adresse

Rheine
48429

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von BAAQ MEDIA erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Videos

Teilen