Axmed gacliye

Axmed gacliye guushu waaa isku tashi iyo dadaaal aad bixiso

marwalba waxan ku dadaalna inan maskaxdeena furno oon waxyaabo badan curino

14/09/2024

ADUUNYO; Horta Dadka daacadda maxa looga taga mar weliba?

14/09/2024

Kanyar iyo amaal maxa kala haysta😁😁😁😁

14/09/2024
14/09/2024

Qalbi kadhoof iyo amaal maxaa kala haysta 😁😁😁

13/09/2024

Alle khayrka maalinta jumcaha haku waa fajiyo hadaad sooqorto saliha nabiga scw

13/09/2024

Alle hayna waafajiye kusali nabiga wll scw❤️

12/09/2024

Khadka kabax khasnadaha Aabahaa…..😁😁😁🤣

12/09/2024

Amaal Baan Daawaday Oo Maqoslin Waabeen🤣🤣🤣🤣

Najma  :  Nin aan lacag heysan oo Hotel Qaali ah Casho iga soo siineyn Hadal uma Furayo hadii aad rabto Gabar in aad Far...
12/09/2024

Najma : Nin aan lacag heysan oo Hotel Qaali ah Casho iga soo siineyn Hadal uma Furayo hadii aad rabto Gabar in aad Farxad Galiso Waa in aad lacag badan siisaa Dahab Qaali ah hadiyad uga dhigtaa hada waad aragtaa Nin lacagtiisa ayaan Cunay kadibna anigoo Faraxsan ayaan Sawir isaga qaaday

Maxay kula tahay adiga?

12/09/2024

Qiso Aad Uxanuun Badan 😭😭😭
Waxay Wada wayday Halhabeen Labadeedii Lugood Saygeedii iyo Gabadh Aydhashay 😭😭

11/09/2024

Xariif guurka kadaahay oo xataa culimadu inay kudhaga hadlyso moodaya hadad taqaan hoos uga wac😁😁 Cabdi jimcaale guurso wll😁😁

11/09/2024

Banooniga ama kalarka kubada layska rabaa xarfaaneey😁

11 Sep 2001 . 'Maanta oo kale 23  Sano kahor Waxaa la weeraray oo la Burburiyey daarihii Matanaha ahaa  ee Dalka Mareyka...
11/09/2024

11 Sep 2001 . 'Maanta oo kale 23 Sano kahor
Waxaa la weeraray oo la Burburiyey daarihii Matanaha ahaa ee Dalka Mareykanka.

Inoo sheeg Mallinkaas Halkeed ku Sugneed 23 sano ja hor ?

soodheh bageka mahadsanid🙏

Waxaan Jecalahay hadaan heesto 100 doolar  in aaan Gabar ku bixiyo kuna soo wareejiyo magalada Muqdisho oo aan geeyeo Xe...
11/09/2024

Waxaan Jecalahay hadaan heesto 100 doolar in aaan Gabar ku bixiyo kuna soo wareejiyo magalada Muqdisho oo aan geeyeo Xeebta lido casho soosiiyo .waxayna iigu baxdaa markaana Boosrada inaan u qaado kabaha u qaado

( Gabar waliba lacagteyda ayadaa leh .)

Xitaa hadii anigoo goob la fadhiya Rag kale oo ay Gabari isoo wacdo isla markaas ayaan fadhiga ka kici xitaa ma dhahaayo meel ayaan adayaa ragii aan la fadhiyey

Hadaan 100 US doolar ah heysto ma jecli in Boqolkaas in uu subixii iigu Baryo aad ayeyna iigu baxdaa la sheekeysiga dumarka waxaa sidaa Yiri ninkaan oo lagu magacaabo ( aabaha Jaceylka ) waana 62 sano jir

Maxad kutilmaqmi lahayd adiga ahaan😁
noo saar bagekan mahadsanid🙏

11/09/2024

Meesha Qasqas Baan Ku Gadanaaye Suaashada Sheekh Caadiya Laraadso Kulahaa..😁😁😁😁

10/09/2024

Su aal Aanad Kafiirsan Dhibaka ay leedahay 🙆🏽‍♂️ayuub kaarlo umadeena maaha😁😁😁

10/09/2024

Amaal oo ka aarsatay qadan markeedii😂😂

Mariya "  Naagta Haddii Aan Laga Bixineynin $15,000 Naagba Uma Aqaano kaliya Meherkeeda Ayaa intaa ah Lacgta Arooskeeda,...
10/09/2024

Mariya " Naagta Haddii Aan Laga Bixineynin $15,000 Naagba Uma Aqaano kaliya Meherkeeda Ayaa intaa ah Lacgta Arooskeeda, libiskeeda iyo Xafladeeda waa in ay ka Badata $20,000 (labaatan Kun oo Dollar)
Mariya" Anigu 32jir Ayaa Ahay Waxana Ku Noolahay Nairobi Walina Ma Guursan Sababtoo Ah Waxaa Sugayaa Mid Hantidaas ka badan iga Bixiya shaqada Gurigana 50/50 Ka Dhigano Ciyaalkana ilahaya
Maalintiisa

Hadalka Gabadhaan Sidee U Aragtaa?

10/09/2024

Nolasha adaygeeda hadad rabto kaliya kasoo fogaw gurigiina iyo famlygaaga waxad ogaan doontaa macaanka wada jiraka 🙏

09/09/2024

Iyadoo aan muslim ahayn ayay si jees jees ah u tiri ilaahoow hadaa jirto awoodaada itus lkn markiiba wax biriq la moodo ayaa ku ag dhacay wataa maanta muslimka noqotay

Najma Cudoon : Ninka iguursanaya Waxaan u sheegaya in aan Diyaar u aheyn in aan Jiko Galo oo Cunto u kariyo Sido kale Dh...
09/09/2024

Najma Cudoon : Ninka iguursanaya Waxaan u sheegaya in aan Diyaar u aheyn in aan Jiko Galo oo Cunto u kariyo Sido kale Dharkiisa ma dhaqayo tan kale ima dhihi karo Guriga joog iyo Xagee aaday Xusuusnow Dhar aan u dhaqin Waalidkey iyo Walaaladey miyaan Nin u dhaqaa

Gbadhan maxa kaqaldan🙆🏽‍♂️

09/09/2024

Ayuub kaarlo haduu jaanis kaa helo waad ahaatay😁😁😁

09/09/2024

Ayuub kaarlo umadeena maaha😁😁😁

09/09/2024

"Ma Jiraa qabiil aad iska Jeceshahay 🥰 oo aan eheen midka aad ka dhalatay"

Hal iyo laba Hoos ku xus

09/09/2024

Xaaskaad Qabtaa Haday Kugu Qaylo Badato Sidan Samee 😂😂😂

"Waxaan oganay in Dadka Degmada Kaxda ku nool ee laga dhaca Mobilida inoo soo dacwooda in ay PRANK ka eheed .Waa in Qofk...
09/09/2024

"Waxaan oganay in Dadka Degmada Kaxda ku nool ee laga dhaca Mobilida inoo soo dacwooda in ay PRANK ka eheed .

Waa in Qofka mobile-ka laga dhacaa u inoo sheegaa Tuugii ka dhacay hadii kale waxaa u arkaynaa dacwadiisa Prank . In ay eheed "

Qofkii soo dacwoda oo an Tuugi dhacay aqoon u laheyn hadava arinkisu waa prank ha ogaado Gudoomiyaha Degmada kaxda ayaa sidaa Yiri ..

Wax kadheh😀😀😀

"Caruurtada waa in Habeenada qaar aad sexisaa iyaga oo Baahan sababtoo ah waa Nooc ka mid ah Tarbiyada caruurta waana in...
08/09/2024

"Caruurtada waa in Habeenada qaar aad sexisaa iyaga oo Baahan sababtoo ah waa Nooc ka mid ah Tarbiyada caruurta waana in ay dareemaan dad gaajeysan in ay dunida nala joogaan.

Baahi ku seexo oo hasiinin wax cuno ah mararka qarkood waa qeyb ka mid ah tarbiyada sidaa waxa tiri " Ustaad Maryama |

Arigtidaada kadhiibo

08/09/2024

Horta Team Buur Buur Yaa Isku Balamiyay Waa Markaygii Kulahaa Amaal 😀😀😀

08/09/2024

"Buugga la yidhaahdo The eight habits ee uu qoray Stepen Covey, waxa uu ku sheegayaa in dadku labo shay oo aan mid saddexaad lahayn kala doortaan, kuwaas oo kala ah: in awoodaha ku gudajira uu u isticmaalo oo uu dibedda u soo saaro si uu u xaqiijiyo waxwayn oo isaga iyo nolosha oo dhanba faa'iido u leh, ama in uu xannibo oo uu xabsiga u taxaabo dhammaan awoodihiisa ku gudajira, isla markaana uu noqdo isma lure nool nolol iska caadi ah"

Buugga: Jiraalkay.

Doorashadu gacantaada ayay ku jirta hadba sida aad u adeegsanayso awoodaha uu Eebbe ku siiyay.

07/09/2024

Amaal oo loo diiday inay timaado shawga cali zaki jaas xumo darteed😀😀😀

Adresse

Obermehler

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Axmed gacliye erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Axmed gacliye senden:

Videos

Teilen


Sie können auch mögen