Maxaad kala socota Magaalada aan masaajid laga dhisi karin, habluhuna ayna xijaab uxidhan karin dugsiyada
Maxaad kala socota Magaalada aan masaajid laga dhisi karin, habluhuna ayna xijaab uxidhan karin dugsiyada?
Muxuu yahay amarka culus ee Itoobiya dul saartay dibloomaasiyiinta ajaaniibta ah?
Muxuu yahay amarka culus ee Itoobiya dul saartay dibloomaasiyiinta ajaaniibta ah?
qabyaaladi meeshii ay degtay dalaq tidhaadaaba,dagaaliyo colaadey shiddaa". Abwaan Khadar Cumar.
"Qabyaaladi meeshii ay degtay dalaq tidhaadaaba,dagaaliyo colaadey shiddaa". Abwaan Khadar Cumar
Markaad caanaha Geela ka dheregto caweyskii ee gabadh qurux badana kusoo agmarto..
''Markaad caanaha Geela ka dheregto caweyskii ee gabadh qurux badana kusoo agmarto, waa qasab inaad dhaanto tumataa'. Abwaan Muxyadiin oo la xasuusiyay geel jirenimadiisii,
jacaylkii kalida laysku baxshay ee hadana lagu kala kacay
qisada murugada leh ee ku dhacday wiilkii jacayl dartii kelidiisa usiiyay gabadh, balse abaalkiisii ka dhigtay inay khiyaanto.
VIA; amunto podcast
siday udhacday munaasibadii guddoonsiinta shahaadada Unesco ee Xeer ciise
siday udhacday munaasibadii guddoonsiinta shahaadada Unesco ee Xeer ciise ee Ugaas Mustafe lagu guddoonsiinayay.
#Xeerciise: gabadhii Unesco geysay oo soo hadashay.
Odaygii qaadhaanka ka soo ururinayay qurbajoogta oo gacanta lagu dhigay.
Odaygii qaadhaanka ka soo ururinayay qurbajoogta oo gacanta lagu dhigay.
adeer aniga xaga dhulka igu halleeya, idinkuna xaga xawaalada iga adkeeya.
''adeer aniga xaga dhulka igu halleeya, idinkuna xaga xawaalada iga adkeeya.''
ruwaayad ka hadlaysa sida qurbojoogtu dhibaatooyinka gudaha uhuriyaan.
'' Xeer ciise waxa uu ka hadlaa wax kasta oo saameyn kuleh nolosha aadanaha,
'' Xeer Ciise waxa uu ka hadlaa wax kastoo ku salaysan nolosha aadanaha gaar ahaana siyaasada, dhaqaalaha, sinnaanta iyo xuquuqda haweenka''. Qoraa sare Abuubakar Fariid
Haayada Unesco ayaa xeer ciise aqoonsatay.
Xeer Ciise: An Oral customary law of Somali-Issa communities has been inscribed on the Representative List of the Intangible Cultural Heritage of Humanity.
Kulankan oo lagu qabtay dalka Paraguay ayaa waxaa ka qaybgalay wafti ui hoggaaminayo Madaxweyne kuxigeenka DDS, Mudane Ibraahim Cusmaan.