Rays media. inc

Rays media. inc Rays media
(1)

23/05/2024

Sheekadda Xaafada ugu shidan Garoowe ee dhismeheeda socdo | Amal village

11/03/2024

Shiikh mustafa xaaji Haaruun.

25/01/2024

Meeraha mars - Wuxuu leeyahay labo dayax! Xoggo layaab leh oo aadan ka ogayn meerahan u nolosha eg Dhulka!

23/01/2024

Maxay Somali gumoowday!! SHARE

Dhagaysi ka dib, bal is-barbar dhig dhaqanka iyo dadnimada Somalidii h**e 1870 (iyo ka hor) iyo Somalida maanta - Oromo maanta Somali damaaciday oo ay Somalidii h**e weelka ay wax ku cunto Oromo wax ku siin jirin?
————————-
Follow garee page ka si aad update u ahaato

23/01/2024

Isagoo Dhahaya Ha Idilina Ayeey Nafta Dhaafiyeen, Dhacdo Murugo Leh Oo Ka Dhacday Degmada Yaaqshiid Ee Magaalada Muqdisho

22/01/2024

wax ka ogoow Halka ay iskaga darsamaan Biyaha Bada iyo kuwa Togga ee Dagmada Eyl.

Xaafuun ; Ganacsato Chines Ah Ayaa Dhibaato Xooggan Ku Haya Ganacsata Puntland ee Deegaanadaas Gaar ahan Ganacsada Badda...
22/01/2024

Xaafuun ; Ganacsato Chines Ah Ayaa Dhibaato Xooggan Ku Haya Ganacsata Puntland ee Deegaanadaas Gaar ahan Ganacsada Badda.

Nimankaa Ajaanibta ah Ayaa keensaday Qalab Ay Si Gaar ah Ugu Shaqaysanayaan iyagoona Dhexda ka saaray Ganacsatadii Soomaliyeed Gaar ahaan Kuwii (Sea Cucumber)-Qajaar badeedka.

Dacwado badan oo isdaba joog ah oo Loo Gudbiyey dowladda Cid wax kaga Qabatay Ma jirto.

Bishii June-2023 Dacwad Ayaa Dhex Martay Nin Ganacsade ah oo Reer Boorame ah Oo Lagu Magacaabo Mukhtaar Cisman Cabdi iyo Ganacsade Chines ah ayaa Aad Looga eexday Ninki Somaliyeed ee Reer boorame iyadoona Mudnaanta Lasiiyay Ninki ajnabiga ahaa, Waana Tan Kaliftay inay Manta Xaafuun Saameyntaas ku yeeshaan.

Ganacsatadan Chineska ah ayaa Noqday Gacanta Koowad ee Shaqada iyo Gacanta u Danbeysa ee Natiijadiisa iyadoona Qof Somaliyed uusan Wax faaido ah ku Qabin.

21/01/2024

soomali ah oo waaqica jira ka warameysa

21/01/2024

Madaxwaynaha Masar Abdel Fattah El-Sisi oo Digniin Culus u diray dalka

21/01/2024

Jeeri aadan Xasan oo ah Shaqsi ku Caan baxay Dhanka Saadaalinta ayaa Waysi dhinacyo Badan Taaabanaya Siiyay.

21/01/2024

Wabigan Dhamaadka biyihiisu waa mid kamid ah calaamadaha qiyaamaha.
Follow iyo like garee

Degdeg...Qaar kamid ah haweenka Puntland iyo Haween kalo ka yimid deegaanada SSC-Khaatumo ayaa sheegay inay caawa seexan...
22/11/2023

Degdeg...Qaar kamid ah haweenka Puntland iyo Haween kalo ka yimid deegaanada SSC-Khaatumo ayaa sheegay inay caawa seexanayaan afaafka h**e ee xarunta golaha wakiilada Puntland,Xili Maalinta berri ah loo balansan yahay in goluhu meel mariyo xeerka Doorashooyinka Puntland

20/11/2023

"Diida shacabow siyaasiyiinta xun.." - Sh.Maxamed Idris oo xaaladda Puntland ka hadlaya.

20/11/2023

Isimmada SSC-Khaatumo oo Garoowe soo gaadhay: "Nabad weeye dalku, dadku ha is dejiyaan, howsha hadda ayaan dhammaynaynaa."

20/11/2023

DEGDEG: Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo si adag uga hadlay xaaladda Puntland.

SAAMEYNTA COLAADDA: Cabdiraxmaan Jaamac Muuse keligiis ayuu reerkiisa ku ahaa [Madi] magaalada Garoowe ayuu Arday ka aha...
19/11/2023

SAAMEYNTA COLAADDA: Cabdiraxmaan Jaamac Muuse keligiis ayuu reerkiisa ku ahaa [Madi] magaalada Garoowe ayuu Arday ka ahaa oo uu Jaamacad ka dhiganayey, galabtay ayuu ka baxay isaga oo dhiillada colaadda ka baqaya, qoyskiisana ay dheheen ka soo bax maadama uu keligii wiil u ahaa.

Maqribkii ayuu gaadhigii uu saarna shil ku galay deegaanka Xaaji Kheyr ee gobolka Nugaal, halkaas oo uu ku geeriyoodey, Alle u naxariisto.

Xigasho: Axmed Jadiid

Laba ruux ayaa ku dhimatay, afar kalena waa ku dhaawacmeen, ka dib markii ay shil ku galeen deegaanka Xaaji Kheyr ee gob...
19/11/2023

Laba ruux ayaa ku dhimatay, afar kalena waa ku dhaawacmeen, ka dib markii ay shil ku galeen deegaanka Xaaji Kheyr ee gobolka Nugaal qoys ka qaxay magaalada Garoowe, sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal.

Qoysas door ah ayaa tan iyo saaka ka baxay caasimadda, welwel laga qabo isku-dhac dhexmara ciidamada hubeysan ee daacadda u ah siyaasiyiinta Mucaaridka iyo kuwa dowladda.

Yaa leh mas'uuliyadda qoyskaas?

19/11/2023

Caasimadan bilan - Garoowe.

Ururka Haweenka SSC-Khaatumo oo Baaq nabadeed u direy Darafyada  Garoowe isku Haya.“Maya Dagaal , Garoowe uma ogolin in ...
19/11/2023

Ururka Haweenka SSC-Khaatumo oo Baaq nabadeed u direy Darafyada Garoowe isku Haya.

“Maya Dagaal , Garoowe uma ogolin in dagaal kale ka dhaco , oo Laga Qaxo , Miiska Wada Hadalka ha la isugu yimaado “

19/11/2023

Abshir Mahad oo kamid ah ganacsatada Qaadka oo Warbaahinta la soo xiriiray ayaa sheegay in qaadkiisa lagu hakiyey Garoonka Diyaaradaha Nayroobi.

Wuxuu sheegay Ganacsadaha in hawshan ay ka danbeeyeen Ganacsato ay ehel yihiin Madaxweyne Deni ayaa yiri “ Waa markii saddexad qaadkayga la is hor istagey waana ogyihiin Madaxweyne Deni iyo Dowladuba ugu danbeena waa la gubay..”

19/11/2023

UPDATE: Baarlamanka Puntland oo berri u madlanaa meelmarinta xeerka doorashooyinka qof iyo cod ayaa dib loo dhigey ilaa khamiista, sida la xaqiijiyey, ka dib xiisadaha ciidan ee Garoowe, iyada oo waxgaradka Nugaalna ay bilaabeen waan-waan.

Dhinaca kale Beesha Caalamka ayaa la filayaa in ay saacadaha soo socda war ka soo saarto ismarin-waaga doorashada madaxtinimo ee Puntland.

Deg Deg:Garaad Cabdirashiid Waraabe dheere Oo Ka hadlay Xaalada Garoowe,Garaadka ayaa yidhi""Harti dhabar iska Toogan ma...
19/11/2023

Deg Deg:Garaad Cabdirashiid Waraabe dheere Oo Ka hadlay Xaalada Garoowe,

Garaadka ayaa yidhi""Harti dhabar iska Toogan maayo Ciidanka Difaaca Kaga jiira Jiida Oog ma dhacayso inuu Guryaha Garoowe Difaaca Ka galo,,

Beesha Harti waxaa Ku furan furin Dagaal waxayna gashay dagaal ay kusoo celisay sharafteeda magaceeda dhulkeeda ma dhacayso inay khasaariso Halgankii Naf iyo Maalba loo huray oo Wiilka Difaaca Oog Kaga jira la dhaho ka gal Difaac Guryaha Garoowe,

Isimo iyo Waxgaradba waan ku filanay Xaalada Garoowe, waana ku Filanay xalka Xumadda Doorashada mana dhacayso in Dadkayagu si caqli xumo ku jirto isu dhacan,

Gaadiidlayda Garoowe waxaan ugu baaqayna inay Joojiyan Barakicinta Dadka iyo Durbaanka Colaadeed ee ay maatada u garacayaan,

17/11/2023

Daawo: Daadadka ku fatahay Beled-wayne, waxyaabaha lagu arkay waxaa ka mid ah nin biyaha ka dhex-jiidaya Bahalkaan uu gacantiisa kusoo qabsaday.

"Musharaxiinta Puntland ee tartankaan daaro G1 [Fooq] oo ay dhabarkoodda degan yihiin agoon bilaa masruufa iyo manifesto...
15/11/2023

"Musharaxiinta Puntland ee tartankaan daaro G1 [Fooq] oo ay dhabarkoodda degan yihiin agoon bilaa masruufa iyo manifesto la'aan ayaad moodaa in ay ka siman yihiin!

Puntland jiho horle iyo jiheeye bulshada la dareena AYEY DADWAYNUHU naawilayaan." - Siyaasi Kamaal Ciiro.

Musharax Madaxweyne Puntland Dr. Maxamuud Mashruuc ayaa Cawa qaban doona shirt jaraa’iid uu uga hadli doono xaladda dalk...
15/11/2023

Musharax Madaxweyne Puntland Dr. Maxamuud Mashruuc ayaa Cawa qaban doona shirt jaraa’iid uu uga hadli doono xaladda dalka.

Xildhibaan Cawil Daad "Lacagta loogu talagalay Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo waa la qaada wadadana ma gaarto, wasaaradda ...
15/11/2023

Xildhibaan Cawil Daad "Lacagta loogu talagalay Wadada Ceeldaahir-Ceerigaabo waa la qaada wadadana ma gaarto, wasaaradda maaliyadana markaan kala hadalno Guddiga wadaday nagu xujeeyaan , waxaana xaqiijinaya in sidii la rabay lacagta wadada looma gaarsiin

Harti media . inc

Adresse

Bahnhof Straße
Worms
67550

Öffnungszeiten

Montag 09:30 - 20:00
Dienstag 09:30 - 20:00
Mittwoch 09:30 - 20:00
Donnerstag 09:30 - 20:00
Freitag 09:30 - 20:00
Samstag 13:30 - 17:00

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Rays media. inc erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Rays media. inc senden:

Videos

Teilen


Andere Medien- und Nachrichtenunternehmen in Worms

Alles Anzeigen