Dokhaan axmed khadar

Dokhaan axmed khadar FADLAN XAGAN WAXAD KALA SOCON DOONTA WAXA KU XIISA GALIYA

Siyasadii somaliland waxay Marysa in tv yada ayi isku so fadhisatan Family waa waxa Laga xiishodo Wana waxa uguub ku ah ...
05/02/2024

Siyasadii somaliland waxay Marysa in tv yada ayi isku so fadhisatan Family waa waxa Laga xiishodo Wana waxa uguub ku ah deeganka iyo siyasada

Cadaalad ma heli doontaa ayey kula tahay walasheen Luul Cabdicasiis oo si arxan darro leh uu ninkeeda u dilay iyada iyo ...
02/02/2024

Cadaalad ma heli doontaa ayey kula tahay walasheen Luul Cabdicasiis oo si arxan darro leh uu ninkeeda u dilay iyada iyo cunugii ay Caloosha kusiday ?

02/02/2024

Waa gabadhii 3 maalin kahor uu magaalada Aschaffenburg ee wadanka Germany ninkeedii h**e ku dhaawacayay oo soo hadashay.
Caafimaad buuxa Allaha siiyo.
Aad baana uga xunnahay waxa gabadhaasi hooyada ah ku dhacay.

Xanuun Badanaa : Luul oo Lix Caruur heysatay, mid kalana caloosha ku siday ayaa maaanta oo Jimco ah u geeriyootay Dhaawa...
02/02/2024

Xanuun Badanaa : Luul oo Lix Caruur heysatay, mid kalana caloosha ku siday ayaa maaanta oo Jimco ah u geeriyootay Dhaawac kasoo gaaray kadib markii Ninkeeda uu Dab qabadsiiyay

Allah ha u naxariisto Luul ninkeeda ayaa maalmo kahor uu qol kusoo xiray kadibna ku gubay Gurigeeda,Iyadoo haatan u geeriyootay dhaawaca xanuunka badan ee soo gaaray.

Innaa Lilaahi wa innaa ileeyhi Raajicuun.

Tageraysha galmudug
29/01/2024

Tageraysha galmudug

19/05/2022
09/04/2022

Al fanaan Socdaal oo Shaaciyay Showgiisa

19/10/2021

XILDHIBAAN Barkhad Batuun
Tolow Tan ayaa uso direy waa kaso diree kkkk

Xildhibaan Barkhad Jaamac BatuunIsaga wax baxiye, cidna wax ma waydiisto Maamo khadiija,
12/10/2021

Xildhibaan Barkhad Jaamac Batuun
Isaga wax baxiye, cidna wax ma waydiisto
Maamo khadiija,

   Alfa Alfa mabrùuk wll adiga iyo sayigaagaبارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير او بالخير
09/10/2021

Alfa Alfa mabrùuk wll adiga iyo sayigaaga

بارك الله لكما وبارك عليكما وجمع بينكما في الخير او بالخير

08/10/2021

Kiin jamac

7 Billion oo dollar ayuu caawa khasaaray Mulkiilaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg  saacado ay hawada ka maqnaayen i...
05/10/2021

7 Billion oo dollar ayuu caawa khasaaray Mulkiilaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg saacado ay hawada ka maqnaayen isticmaalka adeegyada Facebook, Instagram, What'sApp iyo Messenger.

Saameyn intee le'eeg ayay kugu yeesheen maqnaanshiyaha adeegyadani?

05/10/2021
05/10/2021
05/10/2021
05/10/2021

Aduunyadan shaqo la qabto waxa ugu qiimo badan shaqadii Nabigeena ﷺ oo ah in ummadda wanaaga la faro xumahana laga reebo ❤️🌻"

Fadlan follow nagu dhiiri gali 🙏

Adresse

Gersweilerweg
Kaiserslautern

Telefon

+4917684126853

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Dokhaan axmed khadar erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Dokhaan axmed khadar senden:

Videos

Teilen

Kategorie


Andere Medien in Kaiserslautern

Alles Anzeigen