Abdisamed hashi ukee

Abdisamed hashi ukee waa page kayga rasmi ga ah ee aan ku leeyahay barta facebook kalasoco wax ku anfaca inshalah.

15/01/2025

Salaada subaxdii.

14/01/2025

Quruxda dhulkeena.

13/01/2025

Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay Waajib kugu Tahay Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?

Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?

Q: 2 " Su`aasha Labaad: Halkee Kaa jirtaa jannada.?

Ans: 2" Jannadu Waxeey Ku taallaa Todoba Samo Ka kore Marka Uu Allah Duubayo Samooyiinka iyo dhulalka todobada ah Sida Warqado camal Jannada ayada Waa Hareysaa

Ma Ku jirto Waxa La laabayo Mana dhamaaneyso mana Zuuleyso Saqafkeeda Korane Waa Carshiga Raxmaanka jalla wacala.

Lasoco mida sadexaad inshl.

13/01/2025

Shaah lagu cadeeyey caano riyaad kawarama isaga😀🖐🏻.

12/01/2025

Walaashey Ama Walaalkey Ma Ogtahay in ay aad u fiicantahay,Haddii Lagu Weeydiiyo Todobadan Su`aalood inaad Kaga Jawaabi Karto Si Cilmiyeeysan.?

Hadaba Waa Kuwee Su`aalaha Todobada ah Ee La Sheegayo.?

Q: 1 " Su`aasha Kowaad : Waa Maxay Acraaf.?

Ans: 1: Acraaf Waa Goob U dhaxeeyso Naarta iyo Janada Waxaa Lagu magacaabaa " Al-Acraaf"
Waa darbi Aad U Weeyn joog dheer leh

Asxaabta dushiisa Saaran ay Ka daawanayaan Ehlu-janaha iyo Nimcooyiinka ay dhax dabaalanayaan iyo Kuwa Ehlu-Naarka iyo Cuquubada Haysata

Jamaacadaas Ugu dambeeyn Rabbigood ayaa U Ogolaanayo in ay jannada Ku galaan Naxariistiisa

Culumada islaamka Waa ay isku khilaafeen Qoloda Meesha saaran yeey yihiin Lkn Sida Raajaxa ah Waa Qoom isla ekaadeen Xumaantoodii iyo Samantoodii .waa sida loo badanyahy jawaabtu.

Lasoco mida labaad baritoole inshlh.

12/01/2025

Sidee la idinyeelay ree garaad badane.

12/01/2025

Eeg hooy runtu waa intan .

Qofkaan deganaan iyo raaxo ka helin Salaadda iyo akhrinta Qur'aanka lagama yaabo inuu helo raaxada uu raadinayo.

"أَلَا بِذِكْرِ ٱللَّهِ تَطْمَئِنُّ ٱلْقُلُوبُ🫀💛.

Qaar baa waxay ka raadiyaan waxyaabo kale oo laqwi iyo wax nuucaasa ay ka midyihiin.

11/01/2025

Dhulkeenu waa wada biyo , marna waanka haraadnaa marna iyagaa ina dhiba.

10/01/2025

Saw ma i hi gadeedii , gorayooy gabal ku dhac.

09/01/2025

Horta dameer farowgaa quruxda badanle ma la dhaqan karaa?😁

08/01/2025
07/01/2025

Nimcooyinka ilaahay❤️.

06/01/2025

Fulkaanaha ethiopia iyo dhulka canfarta.

05/01/2025

Meelkasta soomalida dhexdeeda dagaal bilaash ah ayaa kasocda . Dhiiga muslimiinta ee la daadinaayo waxaa ka dhalanaaya abaaro xun , dhibaayooyin aan la mahadin iyo ma hadhooyin xunxun.

04/01/2025

Run hadaad sheegto qofbay dhibaato ku tahay lkn ilaahay ayaa kugu jeclaanaya.

03/01/2025

انا لله وانا اليه راجعون
Allaha unaxariisto ABDIWAHAB Sh. AHMED HOORI oo caawa ku geeriyooday magaalada jigjiga qabriga allaha u waasiciyo ehelka iyo qaraabada iyo dhamaan reer Sh Ahmed Hoori samir iyo iiman Allaha inaga wada siiyo.

اللهم آمي

03/01/2025

Qiyaas lun ayaa la yidhaa waxaan 😄

Rasuulku ﷺ marka ay bisha rajab ubilaabmato waxa uu oran jiray "Rabbow noo Barakee rajab iyo shacbaan Ramadaana nagaadhs...
03/01/2025

Rasuulku ﷺ marka ay bisha rajab ubilaabmato waxa uu oran jiray "Rabbow noo Barakee rajab iyo shacbaan Ramadaana nagaadhsii"

Rajab waa bisha 7aad ee tirsi sannadeedka Hijriga, waxaana ay ka mid tahay 4ta bilood ee xurmada goonida ah leh.

▪︎Rajab رَجَب
▪︎Dul-qacda ذُو ٱلْقَعْدَة
▪︎Dul-xij ذُو ٱلْحِجَّة
▪︎Muxarram

Ilaahay caafimaad iyo Camal wanaagsan ha inagu gaadhsiiyo bisha barakaysan ee Ramadan.❤️🤲

3-Rajab-1446 Hijria.

Adresse

Hamburg

Telefon

+252636688443

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Abdisamed hashi ukee erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Teilen

Kategorie