Waa Kuwama Isimada ay ka Dacweedeen isimada beesha “Wersangeli sababta ay uga dacweedeen halkan ka daawo
SSC MEDIA Follow
Congo Gobolka bari ee xadka Ruwanda oo mudooyin kan dagaalo u dhexeeya FARDC iyo jumhada M23 ka socdeen ayey xalay jamhadu la wareegtay gacan ku haynta caasimada gobolkaas ee Goma
Dhanka kale waxaa la xidhay isku socodka gobolka sida airport, iyo boderka iyo dhamaan dhaq walba , waxa isna hawada kamaqan isgaadhsiintii dalka oo dhan ilaa hada. ma jirto war rasmi ah oo ilaahada ka Soo baxay lamada dhinac midna
SSC MEDIA Follow
Generaal Fu'aad Xanaano "Waan fiicnahay insha Allaah Geesiyaashii Aan ka imi Guulaysta waana Guulaysaneynaa Puntland Guul".
SSC MEDIA Follow
Waa Ciidamada Booliska Caasimada oo ku guda jira shaqadooda habenimo xili danbe shacabku waa inay la shaqeeyaan ciidamada amaanka 🐎
SSC MEDIA Follow
SSC-Khaatumo Ayaa Markii u horaysay la imaanaysa hub casriya oo aan horay noociisa loogu arag somalia marka laga yimaado dalalka shisheeye
“dhawaan aya lagu wada in lagu soo bandhigo jiidaha hore
SSC MEDIA Follow
Geeljirihii ugu yara SSC ayaanu kula kulanay maanta toga “Xarar daanyeerta waa 9 jir wata 50 halaad oo uu soo waraabiyey
SSC MEDIA Follow
Muwaadinad Reer SSC-Khaatumo 🐎
SSC MEDIA Follow
Taliye Kuxigeenka Booliska SSC-Khaatumo Sareeye Guuto Osmaan ibraahin ducaale aya salan ka qaatay taliyaha booliska kalabaydh “Yaasiin yuusuf Afgaab
Taliye kuxigeenka booliska ayaa ku bogaadiyey ciidanka booliska kalabydh shaqada culus ee ay u hayaan bulshada inaanay ka daalin
Dhanka kale ciidamada booliska D/kalabydh aya maanta lagu sameeyey registration
SSC MEDIA Follow
Wakhti yarba idiin hadhay ifafaalana nooma muuqdo dhaqankii ahaa waanu kororsanayna uma baahnin
Afayeen hore “Falaalug
SSC MEDIA Follow
Ganacsatada iyo Qurba Joogta SSC ayaa Wareejiyey galabta 20 gaadhi oo ay yeelanayso caasimada ssc Xaflada ayaa ka qabsoontay galabta dawlada hoose ee degmada Laascaanood
SSC MEDIA Follow
Alle Gadaashi Waa Ciidamada Suurta Geliyey in ay caasimadu hesho Amni buuxa iyo kala danbayn
boolisku waa saaxiibka bulsha🐎
SSC MEDIA Follow
Garaad Jaamac Garaad Ali Ayaa Caawa Hoygiisa ku qaabiley “Suhuur oo horey u dalbatay la kulanka garaadka
SSC MEDIA Follow