Moha ISSE

Moha ISSE

28/05/2024

Cunsur afka lagama dhawree
Taageerayaasha waddani Sheegta beesha Garxajis Nacayb u qabaan Beesha H/awal Heerka gaadhay Waa Dadkii Fooqa Oomar Burco , Sagaal jet & Abco si beel ahaan ugu shiiday !. Muuse Mucaarid maahe waa reer Nacayb Geed lagu soo qaban Qofka H/awal ee
Waddani Codka siiyaa Waa Qarac xalaal ahayn Dhiig iyo uus midna Ku jirin!. 7 Sano Garxajis Cay & Aflagaado Hayeen Beeshina Waliba Si badheedh ula dagaalamayn iyago Gaadhay Heer Faqash U niikiyan una soo Raacan Si H/awal ugu xumeeyan!.

Tyson Fury ayaa lagu qasbay inuu tiriyo wareeggii sagaalaad ee Classic, iyadoo Usyk uu noqday horyaalkii ugu horreeyay e...
19/05/2024

Tyson Fury ayaa lagu qasbay inuu tiriyo wareeggii sagaalaad ee Classic, iyadoo Usyk uu noqday horyaalkii ugu horreeyay ee miisaanka culus muddo 24 sano ah.

16/05/2024
With Wararka iyo ciyaraha – I just got recognised as one of their top fans! 🎉
16/05/2024

With Wararka iyo ciyaraha – I just got recognised as one of their top fans! 🎉

Ma isla fahany in liintu wacan tahay 🤣
25/04/2024

Ma isla fahany in liintu wacan tahay 🤣

Ninkan jilaaga reer Turkey ee Cağlar Urtuğrul  ayaa iibsaday School uu wax ka baran jiray dugsigiisii hoose kadib school...
24/04/2024

Ninkan jilaaga reer Turkey ee Cağlar Urtuğrul ayaa iibsaday School uu wax ka baran jiray dugsigiisii hoose kadib school kii dhulka la simay isagoo sheegay inuu kaga aarsanaayo macallinkiisii yaraantiisii schoolkan ku garaaci jiray.

Somali heshisa k🤣🤣
24/04/2024

Somali heshisa k🤣🤣

24/04/2024

Ku tuf nin bahan garaad maha kani

24/04/2024
🇩🇪 Toni Kroos vs France.• 88 minutes • 1 assist • 124 passes • 95% passing accuracy• 2 chances created• 1 big chance cre...
24/03/2024

🇩🇪 Toni Kroos vs France.

• 88 minutes
• 1 assist
• 124 passes
• 95% passing accuracy
• 2 chances created
• 1 big chance created
• 146 touches
• 16 passes into final third
• 3/3 tackles won
• 9 recoveries
• 6/8 ground duels

LEGEND. 🎩

Fabrizio Romano

Wasiiradu waa so bashashay Qotan ya garanaya
06/03/2024

Wasiiradu waa so bashashay
Qotan ya garanaya

Congrats burco kooxdi fiicnayd uun ba badisy 👏👏👏👏👏
05/03/2024

Congrats burco kooxdi fiicnayd uun ba badisy
👏👏👏👏👏

Oday gaa sheikh abdi hersy la dhaho waa munaafaq waxa uu rabaa in uun iska hor keeno dadka reer Somaliland oday gan iyo ...
05/03/2024

Oday gaa sheikh abdi hersy la dhaho waa munaafaq waxa uu rabaa in uun iska hor keeno dadka reer Somaliland oday gan iyo ciro si cadi ah bay u kulmen hadii uu qado usa meyey meyey sawiradi kan ilaa Video live ayuu ka so dul gali laha
Lkn munaafaq ayuu ka dhexradinayaa isaga oo og mar xalada wadanka Somaliland

Hanbalyo hanbalyo sxbkay Mustafa aadan carab iyo dumashidy hibo ismail Reer lagu naste lagu nado Allah ha idinka yeelo
01/03/2024

Hanbalyo hanbalyo sxbkay Mustafa aadan carab iyo dumashidy hibo ismail
Reer lagu naste lagu nado Allah ha idinka yeelo

Qof kaa sidaa lo bahdilayo ayaa madaxwayne muuse wax ka sheegaya war qadad wayntu xata ma xishooto
29/02/2024

Qof kaa sidaa lo bahdilayo ayaa madaxwayne muuse wax ka sheegaya war qadad wayntu xata ma xishooto

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in xukuumadda Soomaaliya ka dambaysay dhimashada Aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahabl...
19/02/2024

Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in xukuumadda Soomaaliya ka dambaysay dhimashada Aqoonyahan Cabdinaasir Muuse Dahable.

Somaliland waxa ay sheegtay in marxuumku dhawaan qoray Qoraal dheer oo cilmiyaysan kaas oo sheegaya in Somaliland Hawadeeda maamulankarto iyo qaabka ay u maamulikarto.
Xigasho

𝐈𝐕𝐎𝐑𝐘 𝐂𝐎𝐀𝐒𝐓 𝐀𝐑𝐄 𝐀𝐅𝐂𝐎𝐍 𝐂𝐇𝐀𝐌𝐏𝐈𝐎𝐍𝐒 🇨🇮🏆
11/02/2024

𝐈𝐕𝐎𝐑𝐘 𝐂𝐎𝐀𝐒𝐓 𝐀𝐑𝐄 𝐀𝐅𝐂𝐎𝐍 𝐂𝐇𝐀𝐌𝐏𝐈𝐎𝐍𝐒 🇨🇮🏆

IVORY COAST 1 vs 1 NIGERIA
11/02/2024

IVORY COAST 1 vs 1 NIGERIA

Ha u yaacina goal ka wan lenaynaye Doqonta loma yaaco hadii kale madkagag ka tagimayso xataa 🤣
04/02/2024

Ha u yaacina goal ka wan lenaynaye
Doqonta loma yaaco hadii kale madkagag ka tagimayso xataa 🤣

04/02/2024

Liverpool waa badinysaa kooxdan habaran ee arsenal waxba uma hayo

Kana hada laso xidhay Huwantii gudaha sifayn baa lagu wada
08/01/2024

Kana hada laso xidhay
Huwantii gudaha sifayn baa lagu wada

Lafti nagaa 👏
08/01/2024

Lafti nagaa 👏

Macnaha maxaa naloga xidhay dadkii nala shaqaynayey Wali hawshu waysocotaa reer somalia Qaar kale oo badan ayaa laso Wad...
08/01/2024

Macnaha maxaa naloga xidhay dadkii nala shaqaynayey
Wali hawshu waysocotaa reer somalia
Qaar kale oo badan ayaa laso Wada

Magaalada Saylac ee xeebta ku taalla, waxaa iyadana ka dhacay dibad-bax lagu tagerayo dawlada Waaku waa dadkii dhul ka l...
07/01/2024

Magaalada Saylac ee xeebta ku taalla, waxaa iyadana ka dhacay dibad-bax lagu tagerayo dawlada
Waaku waa dadkii dhul ka laha 👏👏

Laftii nagaa 🤣
01/01/2024

Laftii nagaa 🤣

01/12/2023

Somalia 🇸🇴 hubkii ayaa lofaxay somaha ha loo diyaar garoobo 30 sano oo kale oo dagaal ah war somali hadii nurniyeer lasiyo iyaga isla dhacaya 😂

Adresse

Frankfurt

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Moha ISSE erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Moha ISSE senden:

Videos

Teilen


Andere Medien- und Nachrichtenunternehmen in Frankfurt

Alles Anzeigen

Sie können auch mögen