War farxad leh Dowlada Jarmalka ayaa maanta ansixisay in sharci Hal sana ah lasiiyo qof walba oo joogay mudo 5sana ah Sii gaarsii asxaabtada ku nool Dalka Jarmalka
War Farxad leh Dowlada Jarmalka ayaa maanta ansixisay in sharci Hal sana ah lasiiyo qof walba oo joogay mudo 5sana ah
Layaab👀👀::Dowlada Jarmalka oo wado qorshe sharci looga dhigaaayo in Carurta ay iyaga Go'ansan karaan waxa ay noqonayaan Rag ama Dumar
Layaab👀👀::Dowlada Jarmalka oo wado qorshe sharci looga dhigaaayo in Carurta ay iyaga Go'ansan karaan waxa ay noqonayaan Rag ama Dumar
Wiil Somali ah oo u tahriibayey Dalka Mareykanka Ayaa lakulmay Dhacdo uu layaabay
Gabadhan Soomaaliyeed ee ku nool dalka Sweden🇸🇪Sheekada ay ka sheekeynayso ila daawo
Muuqaal xanun badan Aabe laga qaatay Carurtiisa😭 SHERE LIKE AND COMMENT
Muuqaal xanun badan Aabe laga qaatay Carurtiisa😭
Saraakiin u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa sheegay in doontii Tahriibayaasha Laqalib matay Bada u dhaxayso Dalalka Faransiiska iyo Ingiriiska ay ku Geeriyoodeen 27 qof. Sii sheregarey
Saraakiin u dhalatay dalka Ingiriiska ayaa sheegay in doontii Tahriibayaasha Laqalib matay Bada u dhaxayso Dalalka Faransiiska iyo Ingiriiska ay ku Geeriyoodeen 27 qof.
Saraakiisha ayaa waxa ay intaa ku dareen in dadka dhintay ay ku jireen Carur iyo Haween Uur leh.
Laba kamid ah dadkii lasoo bad baadiyey ayaa sheegay in dadka Doonta saarnaa ay kasoo kala jeedeen wadamada bariga dhexe Soomaaliya iyo Ciraaq.
Bada u dhaxayso Turkiga iyo Gariiga Muuqaal Argagax leh sii share garey
Muuqaal Argagax leh oo laga soo duubey Soomaali Tahriibeysa Ila daawo siina sheregarey fadlan
Wuxuu ahaa 17 jir waxayna ahayd 71 jir! Guurkan waxa uu socday muddo 6 sano ah
Wuxuu ahaa 17 jir waxayna ahayd 71 jir! Guurkan waxa uu socday muddo 6 sano ah
Gary iyo Almeda waxa ay is jeclaayeen muddo lix sano ah. Waxay xaqiijiyeen jacaylkooda, inkastoo farqiga da'da ee ka badan konton sano.
Lamaanahan ayaa Bakaraha Bulasha Caanka ah waxaaba dhawaan uu u soo bandhigtay in uu guursado
Facebooga isbadalka uu sameeyey wax badan ka ogow
Facebooga isbadalka uu sameeyey wax badan ka ogow
Xuquqda muuqakan waxa iska leh
Faceboog page-Mowlid haji abdi
Waxaa baraha bulshada aad u qabsaday hees uu wiil soomaali ah ugu gardhiganaayo Dowlada Jarmalka Milaha heesta waxaa kamid ah Aniga iyo Saxibkey waxaan joognaa Jarmalka Mudo 6sano ah mana hayno Dumar mana Haysano Sharci maxay tahay sababta Jarmalow maxa
Waxaa baraha bulshada aad u qabsaday hees uu wiil soomaali ah ugu gardhiganaayo Dowlada Jarmalka
Milaha heesta waxaa kamid ah
Aniga iyo Saxibkey waxaan joognaa Jarmalka Mudo 6sano ah mana hayno Dumar mana Haysano Sharci maxay tahay sababta Jarmalow maxay tahay sababta Jarmalow
sii sheregarey
Turkiga oo wadankiisa ka ceyriyey 10 safiir oo Reer galbeed ah
Turkiga oo wadankiisa ka ceyriyey 10 safiir oo Reer galbeed ah
Xuquqda muqalka waxaa iska leh:: Gaylan Media
Haweenka waxaa talo ahaam u siineynaa inaysan kaligood wado ama dariiq socon maxaa yeelay waxaa jiro
Haweenka waxaa talo ahaam u siineynaa inaysan kaligood wado ama dariiq socon maxaa yeelay waxaa jiro