Capital Sports

Capital Sports Capital Sports Kala Soco Mar Waliba Wabixinada Ciyaaraha Dalka Iyo Kuwa Caalamka Kadhaca

Suuqa Kala iibsiga bisha Janaayo ee Kooxda Manchester City:🇺🇿 Abdukodir Khusanov (20, CB) - 𝐃𝐨𝐧𝐞 𝐃𝐞𝐚𝐥.🇧🇷 Vitor Reis (19,...
16/01/2025

Suuqa Kala iibsiga bisha Janaayo ee Kooxda Manchester City:

🇺🇿 Abdukodir Khusanov (20, CB) - 𝐃𝐨𝐧𝐞 𝐃𝐞𝐚𝐥.
🇧🇷 Vitor Reis (19, CB) - 𝐃𝐨𝐧𝐞 𝐃𝐞𝐚𝐥.
🇪🇬 Omar Marmoush (25, CF) - 𝐃𝐨𝐧𝐞 𝐃𝐞𝐚𝐥.
🇮🇹 Andrea Cambiaso (24, LB) - 𝐈𝐧𝐭𝐞𝐫𝐞𝐬𝐭𝐞𝐝.

Chicago Fire ayaa Wadahadalo la furtay Laacibka Kooxda Al Hilal ee Neymar Xiligaan.Waxaan Wadahadaladu ay marayaan heer ...
16/01/2025

Chicago Fire ayaa Wadahadalo la furtay Laacibka Kooxda Al Hilal ee Neymar Xiligaan.
Waxaan Wadahadaladu ay marayaan heer aad u Sareeya oo noqon doonto heshiis adag.
Chicago Fire waxay hadda haysataa Dalabka dhabta ah ee Neymar ee Kasoo gaaraya Horyaalka MLS, Taasoo la Macno ah kooxda Kaliya ee horyaalka MLS-ka Wada hadal rasmi ah la yeelatay Saxiixa Xiddiga Reer Brazil ee Neymar.

Kooxda Chelsea ayaa isha ku haysa in ay lasoo Saxiixato Weeraryahanka Borussia Dortmund Karim Adeyemi Xagaagan,22-sano j...
16/01/2025

Kooxda Chelsea ayaa isha ku haysa in ay lasoo Saxiixato Weeraryahanka Borussia Dortmund Karim Adeyemi Xagaagan,22-sano jirkaan heerka Caalami ee dalka Jarmalka ayaa qandaraas Kula jira Kooxdiida Borussia Dortmund ilaa Sanadka 2027-tan, Laakiin Waxa uu qarka u Saaran yahay inuu baxo, Waxaana laga yaabaa in uu Tijaabiyo u dhaqaaqista Horyaalka Premier League .

Arsenal ayaa go'aansan doonta usbuucan haddii ay Soo jeedin la taaban karo u Sameyn doonto Weeraryahanka Kooxda Juventus...
16/01/2025

Arsenal ayaa go'aansan doonta usbuucan haddii ay Soo jeedin la taaban karo u Sameyn doonto Weeraryahanka Kooxda Juventus Dušan Vlahović , Xiddiga heerka Caalami ee dalka Serbia , kaasoo dhaliyay todobo gool 16 kulan oo Serie A ah Xilli Ciyaareedkan, inkastoo uusan jeclayn tababare Thiago Motta. Sida ay wax u Socdaan, Arsenal ayaa ah Kooxda kaliya ee Xiisaynaysa 24 jirkaan, maadaama uu Weli yahay bartilmaameedkooda 1-aad ee Suuqa jiilaalka.

SAWIRRO: Xiriirka Soomaaliyeed ee Baaskiilada oo maanta Muqdisho Kuqaatay Shirkii Sanadlaha ahaa ee Xirrikaasi.Shirkadan...
09/01/2025

SAWIRRO: Xiriirka Soomaaliyeed ee Baaskiilada oo maanta Muqdisho Kuqaatay Shirkii Sanadlaha ahaa ee Xirrikaasi.

Shirkadan Ayaa looga hadlaayay Waxqabadkii Sanadkii Tagay ee 2024 iyo Qorsha Udiyaarsan Sanadkaan 2025.

06/01/2025

Xiriirka Feerka iyo Ururka Mideenta Isboortiga Soomaaliyeed Oo Baaq Nabadeed Udireen Walaaha Soomaaliyeed ee Ku dagaalamaya Goboloda Dalka.

Yaa uqalmay in ay guusha raacdo Kulankaan?
05/01/2025

Yaa uqalmay in ay guusha raacdo Kulankaan?

02/01/2025

Gudoomiyaha Xiriirka ciyaaraha fudud Drs.khadiijo Adan Dahir oo Soo Xirtay Horyaalkii 40-aad ee Ciyaaraha Fudud.

02/01/2025

Gudoomiyaha Xiriirka ciyaaraha fudud Drs.khadiijo Adan Dahir oo Soo Xirtay Horyaalkii 40-aad ee Ciyaaraha Fudud.

Waxaa Maalinkii 2aad Socda Horyaalkii 40-tanaad ee Orodka balse Orodyahanada Kasocda Kooxaha Xiriirka Soomaaliyeed Ee Ci...
30/12/2024

Waxaa Maalinkii 2aad Socda Horyaalkii 40-tanaad ee Orodka balse Orodyahanada Kasocda Kooxaha Xiriirka Soomaaliyeed Ee Ciyaraha fudud ayaa Galabta Looqabtay Orodka Kala ah 200m, 400m Iyo 1500m Xili Ciyaartooyda Sameeyeen Saacad aad Ufiican Ciyaarihii Galabta Dhacay.

29/12/2024

Xiriika Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo Daahfuray Horyaalkii Orodka Ee Soomaaliya 2024-2025.

22/12/2024

Xiriirka Soomaaliyeed ee Ciyaaraha Fudud oo beeniyay Warqado Baraha bulshada Ladhigay oo sheegaysa in la doortay gudoomiye cusub.

Dhallinyarada iyo Isboortiga JFS Athletics

Emiliano Martinez ayaa ku guuleystay goolhayaha ugu fiican Sanadka FIFA 2024. 🇦🇷
17/12/2024

Emiliano Martinez ayaa ku guuleystay goolhayaha ugu fiican Sanadka FIFA 2024. 🇦🇷

Carlo Ancelotti ayaa loo doortay tababaraha Sanadka ee FIFA The Best 2024. 🇮🇹
17/12/2024

Carlo Ancelotti ayaa loo doortay tababaraha Sanadka ee FIFA The Best 2024. 🇮🇹

Vinicius Jr ayaa ku guuleystey abaal marinta Ciyaaryahanka ugu wanaagsan sanadka 2024
17/12/2024

Vinicius Jr ayaa ku guuleystey abaal marinta Ciyaaryahanka ugu wanaagsan sanadka 2024

Ruben Amorim OO Mar kale Kabaha ladul Maray Pep Guardiola Xili Ciyaareedkaan.✅ 4-1 win with Sporting CP over Manchester ...
15/12/2024

Ruben Amorim OO Mar kale Kabaha ladul Maray Pep Guardiola Xili Ciyaareedkaan.

✅ 4-1 win with Sporting CP over Manchester City.
✅ 2-1 win with Manchester United over Manchester City.

11/12/2024

CAF African Schools Football Championship 🏆, 2024, Uganda.

Somalia 🇸🇴 2⃣ - 1⃣ Rwanda 🇷🇼

CAF African Schools Football Championship 🏆, 2024, Uganda. Somalia 🇸🇴  2⃣ - 1⃣ Rwanda 🇷🇼
11/12/2024

CAF African Schools Football Championship 🏆, 2024, Uganda.

Somalia 🇸🇴 2⃣ - 1⃣ Rwanda 🇷🇼

Adresse

Am Bahndamm 1b
Dorfen
84405

Webseite

Benachrichtigungen

Lassen Sie sich von uns eine E-Mail senden und seien Sie der erste der Neuigkeiten und Aktionen von Capital Sports erfährt. Ihre E-Mail-Adresse wird nicht für andere Zwecke verwendet und Sie können sich jederzeit abmelden.

Service Kontaktieren

Nachricht an Capital Sports senden:

Videos

Teilen