Gabadhii lasheegey iney Eng Mohammed Shalle codka kaduubtey oo wareysi. Halkan kadhagayso warkaas oo faahfaahsan.
Gabadhii lasheegey iney Eng Mohammed Shalle codka kaduubtey oo wareysi lala yeeshay.
Halkan kadhagayso warkaas oo faahfaahsan.
Haddii aad isticmaashay Application-kan halis ayad kujirtaa.
Haddii aad isticmaashay Application-kan halis ayad kujirtaa.
---------------------------------------------------------------
Si aad uhesho Wararkii ugu Dambeeyay Fadlan Nagala Soco:
Telegram: https://t.me/Bokolmayo_News
Twitter: https://twitter.com/Bokolmayo_News
Facebook: Bokolmayo News
Husein Haji Hassan
#Share_Like_Comment
Ugaasada Beesha Dagodiya ee Mandera County.
Haweenka Beesha Dagodiya ee Mandera County ayaa Ugaasad u caleemo saartay Xabiiba Macow.
Bokolmayo News
TPLF oo isaga baxeysa deegaanada Amxaarda iyo Canfarta.
Jabhada TPLF oo ka baxeysa deegaanada Amxaarada iyo Canfarta.
--------------------------------------------------------------------------------
Si aad uhesho wararkii ugu dambeeyay fadlan nagala soco:
Telegram: t.me/Bokolmayo_News
Twitter: @Bokolmayo_News
Facebook: Bokolmayo News
#Share_Like_Comment
Xoogga ciidanka ee isku-dhafka ah ayaa xoreeyay magaalooyin ay ka mid tahay magaalada Hayik.
Magaalooyinkii ku sii hadhsanaa gacanta kooxda TPLF ee weerarka ku soo qaadday ayaa waxaa xoreeyay ciidanka isku-dhafka ah ee waday hawlgalka midnimo qaran sida lagu sheegay war deg-deg ah oo ka soo baxay wasaaradda xidhiidha dowladda.
Fadlan nagala soco:
Telegram: t.me/Bokolmayo_News
Facebook: Bokolmayo News
Jaceylkagi hore, Ruwayad Qosol badan 🤣🤣.
Ruwaayad Qosol badan (Reer Jabuuti waa Qosolki oo Qof ah).
Markii aad aragtid Jaceylkagi hore oo mid kale heshay waa iska sidaan 🤣🤣🤣.
Nagala soco:
Telegram: https://t.me/Bokolmayo_News
Facebook: Bokolmayo News
Abiy Axmed oo ku sugan jiida hore ee dagaalka
Korneyl Abiy Axmed oo ah taliyaha guud ee ciidanka ahna ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya oo kusugan jiida hore ee dagaalka ayaa waraysi toos ah oo uu bixiyay ku sheegay in ciidamadu ay guulo la taaban karo gaareen, wuxuuna sheegay inay si buuxda ula wareegeen gacan ku haynta goobo aay horay TPLF gacanta ku haysay, waxaa kale oo uu sheegay in aay la wareegi doonaan goobo kale.
TPLF oo ku jabtay dagaal lagu qaaday shalay.
TPLF oo aad loo xasuuqay.
Bal video-gan hoose daawo.
Mar walba itoobiya way guuleysan.
Magaca itoobiya ayaa mar walbana sareeynayo.
✍ Bokolmayo News
Cabdi Yusuf Axmed ayaa cabasho ka muujiyay dakhliga faraha badan ee laga qaado waxsoosaarka beeraleyda.
Cabdi Yusuf Axmed (Cabdi Caday) oo kamid ah beeraleyda degmada Dollo-Ado ee gobolka Liibaan ayaa cabasho ka muujiyay dakhliga faraha badan ee laga qaado wax-soosaarka beeraha, gaar ahaan dakhliga aay qaadaan dowladaha hoose.
Bokolmayo News
Adeer Qoriga ha iidhiibin
Adeer Qoriga ha iidhiibin.
Ruwaayad Jabuutiyaan ah Part 9
Khadar oo aay khadro jaariyad kaga hinaastay.
Ruwaayad Jabuutiyaan ah Part 9. Kkkkkkkkkkkkkkk.
Guleed Yare oo helay abaal marintiisa
Madaxweyne Mustafe oo kadhabeeyay balanqaadkii uu usameyay Guled Yare.