XOGTA qarsoon 24 news

19/10/2020

Muqdisho oo halis amni wajaheyso

19/10/2020

Qatar aay wajahayaan dadka ku nool muqdisho

Waxa soo baxaya shaqsiyaad ka ganacsada xubnaha bani'adamka sida gilyaha beedhka

Waxa aay afduub kula kacaan caruurta yar yar
& gabdhaha

Digniin ku socoto bulshada somaliyeed in aay foojig naan dheeri ah mujiyaan sababo la xidhiidha halista shabakado ka gab...
19/10/2020

Digniin ku socoto bulshada somaliyeed in aay foojig naan dheeri ah mujiyaan sababo la xidhiidha halista shabakado ka gabacsada xubnaha bani'aadamka

Dalkii labaad oo xidhiidh la sameyanayo maamulka israil sida uu xaqiijiyay Madaxweyne trump
11/09/2020

Dalkii labaad oo xidhiidh la sameyanayo maamulka israil sida uu xaqiijiyay Madaxweyne trump

11/09/2020
11/09/2020

Dagaal xoogan oo goor dhow ka dhacay duleedka degmada baled xaawo ee gobolka gedo

Gudoomiyihii rugta ganacsiga jubaland shaafi raabi ayaa ku geeriyooday qarax maanta lala begsaday dad kasoo baxayy  saal...
11/09/2020

Gudoomiyihii rugta ganacsiga jubaland shaafi raabi ayaa ku geeriyooday qarax maanta lala begsaday dad kasoo baxayy saaladii jumcaha ah waxa uuna qeyb ka ahaa dad aay wax yeelo kasoo gaartay weerarkas

11/09/2020

Wararkii ugu dambeyay weerar naftii halige ka tirsan al shabaab uu ka fuliyay xaafada calanleey ee magalada kismaayo

Wafdi ka socda jibuuti oo gaaray  dekada hobyo
11/09/2020

Wafdi ka socda jibuuti oo gaaray dekada hobyo

Calanka  udhaxeya madasha xisbiyada qaran & madaxwyne qoor qoor
11/09/2020

Calanka udhaxeya madasha xisbiyada qaran & madaxwyne qoor qoor

11/09/2020

Madaxweyne qoor qoor & madasha xisbiyada qaran oo shir ugu socdo hoyga madaxweynihii h**e xasan sheekh maxamuud

09/11/2001 Maanta oo kale waxa ka dhacay magaalada new yourk weeraro  lala begsaday  daarihii .matanaha ahaa
11/09/2020

09/11/2001
Maanta oo kale waxa ka dhacay magaalada new yourk weeraro lala begsaday daarihii .matanaha ahaa

Caasimadii khartuum ee suudaan
10/09/2020

Caasimadii khartuum ee suudaan

10/09/2020

KNN

10/09/2020

Madaxweyne farmaajo ayaa u magacabay cabdi nuur maxamed agasime ku xigeenka madaxtooyada somalia

Weeraradii caawa oo la ogaady in aay yihiin  wax yaabo dheemish qaraxyada laga sameyo oo aay kooxda al shabaab kuso qari...
10/09/2020

Weeraradii caawa oo la ogaady in aay yihiin wax yaabo dheemish qaraxyada laga sameyo oo aay kooxda al shabaab kuso qariyeen baco ayaa ku qaraxay xafadaha qaar ee muqdisho sida idin muqato sawirada laga soo qaaday goobahan

10/09/2020

Maanta oo kale 10 /09 2012 aya loo doortay xasan sheekh maxamuud madaxweynha somalia 8 ka hor 190 cod oo uu kaga guuleystay ninki la tartamayay ee sheekh shariif sh/ axmed

10/09/2020

Xasuuqa aay kooxda al shabaab ku hayaan dadka rayidka ah ee ku nool somalia laba caruur ah wallo ah ayee ku dileen shalay naftii halige isku qrxiyay

Universal tv

10/09/2020

Madaaficda caawa muqdisho lagu so tuuray waxay kaso dhaceyn dhanka degmoyinka yaqshid & dayniile sida xaafada gubta ciise cabdi sida aan ku helnay ilo xog ogaal ah

10/09/2020

Hoobiyaasha waxa laga soo tuurayaa xafadaha gubta ciisa cabdi ee degmada yaaqshid

10/09/2020

Tira hoobiyaal ah ayaa kuso dhacay xaafada kamid degmoyinka gobolka benaadir gaar ahaan degmada c/caziiz

10/09/2020

Tira hoobiyaal ah ayaa ku socoto qeybo kamid ah magaalada muqdisho

10/09/2020

Dowladda Maraykanka ayaa diyaarinaysa ciidamo Soomaali ah oo hubaysan, si ay hoos ugu dhigto saamaynta Dowlada Turkiga ee ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa sida gaar ah u tabaraban ee loo yaqaano Danab. Sida uu qoray wargaysa ka faalooda arimaha sirdoonka ee Africaintelligence.com M...

Xubnaha tashkilinta caruurta ee ururka xag jirka ah ee al shabaab ee ku sugan goboleda dalka warbixino ayan idin kaga he...
10/09/2020

Xubnaha tashkilinta caruurta ee ururka xag jirka ah ee al shabaab ee ku sugan goboleda dalka warbixino ayan idin kaga heyna

Xog ku saabsan

& halka ugu badan ee laga keeno caruurta qasabka lagu so kaxeysto

10/09/2020

Xogta qarsoon 24 news

Qeybo kamid ah wadooyinka caasimada somalia ee muqdisho oo u xidhan shirka maamul goboledyada & dowlada dhexe oo ka furu...
10/09/2020

Qeybo kamid ah wadooyinka caasimada somalia ee muqdisho oo u xidhan shirka maamul goboledyada & dowlada dhexe oo ka furumay caasimada

10/09/2020

Muqdisho

Qeybo kamid ah wadooyinka caasimada ah ayaa saakay xidhan

Saldhigyada al shabaab gobolka benaadir & gobolka sh/dhexe Wadada xiriirisa muqdisho & balcad gaar ahaan xaafada suuqa x...
09/09/2020

Saldhigyada al shabaab gobolka benaadir & gobolka sh/dhexe

Wadada xiriirisa muqdisho & balcad gaar ahaan xaafada suuqa xolaha iyo halka hloo yaqaano waxar cade oo ah hoyga minoyinka waxana ku yaala geedad waawyen

09/09/2020

Al shabaab oo qorshey neysa weeraro aay ka fuliso gobolka sh/hoose gaar ahaan deganada hoos yimaada degmada kuntuwarey

09/09/2020

Dilaaga axmed cabdi godane

Hogaamiye xasuuq ka geystay konfurta

Axmed cabdi godane asaasaha ururka xag   jirka ah ee al shabaab ee kasoo jeeda waqooyi galbeed somalia Waxa uu ururka u ...
09/09/2020

Axmed cabdi godane asaasaha ururka xag jirka ah ee al shabaab ee kasoo jeeda waqooyi galbeed somalia

Waxa uu ururka u as aasay naceyb ka dhan ah konfurta somalia

Ciidamada somalia ayaa kooxda al shabaab kala wareegay degaanka dhagaxley oo 19 km u jira degaanka camaara
09/09/2020

Ciidamada somalia ayaa kooxda al shabaab kala wareegay degaanka dhagaxley oo 19 km u jira degaanka camaara

Maxay ka dhigan thy xad gudubka maamulka hoos yimaada china ee taiwan faragilnta aay ku samwysay somalia
09/09/2020

Maxay ka dhigan thy xad gudubka maamulka hoos yimaada china ee taiwan faragilnta aay ku samwysay somalia

Sawiro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ka dhacay ee magalada muqdisho gaar ahan goob maqaaxi ah o ku taala aga madaxtoo...
09/09/2020

Sawiro laga soo qaaday goobta uu qaraxa ka dhacay ee magalada muqdisho gaar ahan goob maqaaxi ah o ku taala aga madaxtooyada laga ilaaliyo ee hawo tako

Address

Shanghai

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XOGTA qarsoon 24 news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to XOGTA qarsoon 24 news:

Videos

Share