14/01/2025
; Masuuliyiinta cusub ee Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro soo magacaabay iyo sida BEELAHA & QABIILADU u kala heleen.
1: Eng Axmed Muxumud Abdi Cige Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaadiidka & Horumarinta Jidadka - Hayb ahaan waa ARAB, GUULANE.
2: Axmed Carab Bulaale (Ilkacase) Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Isgaadhsiinta & Tignoolajiyada - Hayb ahaan waa HABARAWAL, CIISE MUUSE
3: Cabdi Cali Mahdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka & Isbedelka Cimilada - Hayb ahaan waa HABARAWAL, SACADMUUSE.
4: Abdifatax Ismail Ducaale Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maalgashiga & Wershadaha - Hayb ahaan waa HABARJECLO, CUMAR.
5: Khadar Nur Buubaal Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dastuurka & Xidhiidhka Golayaasha - Hayb ahaan waa AYUUB.
6: Cabdullahi Maxamed Maxamuud Jiidhe Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhalinyarada & Ciyaaraha- Hayb ahaan waa HARTI, DHULBAHANTE
7: Maxamed Abdi Hashi Cabsiye Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaalladda - Hayb ahaan waa GARXAJIS, CIIDAGALE.
8: Abdirashid Abdi Buux Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Duulista Hawada & Horumarinta Madaarada- Hayb ahaan waa SAMAROON, MAKAAHIIL.
9: Shucayb Cismaan Maxamuud Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta - Hayb ahaan waa HABARJECLO, BICIIDE.
10: Maxamud Cabdirisaq Cabdi Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhiga - Hayb ahaan waa HARTI, WARSANGELI.
-----
Maareeye
11: Maareeyaha Haamaha Kaydka Shidaalka Maxamed Sidiiq Dhamme - Hayb ahaan waa HABAR-AWAL, CIISE MUUSE
-----
Safiir
12: Mascuud Cabdi Cabdi Cali. Wakiilka Imaaraadka Carabta. Hayb ahaan waa GARXAJIS, HABARYOONIS.
-----
La taliye.
13: Dr Maxamed Cumar Xaaji [Mohamed Hagi] - La Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dibadda & Iskaashiga Caalamiga ah. Hayb ahaan waa HABAR-AWAL, SACAD MUUSE.
WADDAR GUUD
HABARAWAL: 4
GARXAJIS: 2
HABARJECLO: 2
SAMAROON: 1
WARSANGELI: 1
DHULBAHANTE: 1
AYUUB: 1
ARAB: 1
FG. K**a dhigna Qabyaalad ee waxay ka turjumaysaa inaad si fudud u fahamto metelaada beeshaadu ka heshay masuuliyiintan cusub ee Madaxweyne Cirro magacaabay.
Mohamed Yusuf Bakayle
Lasii wadaag saaxiibadaa.