Dulmi Diid Media

  • Home
  • Dulmi Diid Media

Dulmi Diid Media Dulmi doonoo dulmidiid ha isku noqon

27/10/2021
29/09/2019

Waxaa qoray Xildhibaan Ibraahim Abuukaate.

"Waxaan Dhageystay Madaxwene Farmaajo oo Qudbad Kajeedinaayo Xaflad Xariga looga Jarayay Dhisme Ee Yeelaneeso Safaarada Somalia ee USA Taas uu ku Sheegay Inee Lacagta Dhismahaas Lagugaday Uu ka keenay Lacagihii Raisalwasaarayaasha Lagu Ridi jiray oo uu Beeqaamiyay Taas Oo Keentay in Loo iibiyo safaarada Dhismahaas.
Madaxweynaha Waxaan Weydiin lahaa Lacagihii Malaayiinta Ahey oo uu Kubur biriyay Maamul gobaleedyada Hirshabeelle,K/Galbeed,Puntland,Gobalka Banaadir, Galmudug.
Haddana Lagu Burburinaayo Jubbaland iyo kuwa soo socdaba

Hadaba Lacagaaas ayada Hadii la beeqaamin lahaaa Intee Dhisme ee Noo iibin laheyd Ama Adeeg Bulsho Noogu Qabsoomi Laheyd?."

29/09/2019

Somalidu Waa isku maan Oo Hadana Waa kala maan.

28/09/2019
Xeebta Mogadishu
28/09/2019

Xeebta Mogadishu

27/09/2019

Dulmi Diidow dulmi doon ha isku noqon

Address


Telephone

+15875663140

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Dulmi Diid Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Dulmi Diid Media:

Videos

Shortcuts

  • Address
  • Telephone
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Videos
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share