Zandani&mohamed

Zandani&mohamed KU SOO DHAWOOW PAGE KEENA INAAD NASOO BOQOTO SHARAF BAY NOO TAHAY NASOO FOLLOW GAREE MHZND🙏

Ilaahay ha u naxariisto Abwaan Cabdilaahi Badal Cabdi Qamaan oo magaalada Qabridahare ku geeriyooday. Abwaanku waxuu ka ...
05/04/2023

Ilaahay ha u naxariisto Abwaan Cabdilaahi Badal Cabdi Qamaan oo magaalada Qabridahare ku geeriyooday. Abwaanku waxuu ka taggay suugaan bad ah oo taariikhda gashay.

05/04/2023

kan bal ila dhagayso wll🙏

kan bal ila dhagayso wll🙏

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA DALKA BURUNDI ALBERT SHINGIROMuqdisho, Abriil 24, 2...
04/25/2023

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KULAN LA QAATAY WASIIRKA ARRIMAHA DIBADDA DALKA BURUNDI ALBERT SHINGIRO

Muqdisho, Abriil 24, 2023; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan kula qaatay Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Burundi Mudane Albert Shingiro oo booqasho ku jooga dalkeenna.

Wasiirka ayaa soo gaarsiiyey Madaxweynaha farriin iyo salaan uu ka siday Madaxweynaha dalkiisa Mudane Évariste Ndayishimiye, iyadoo Dowladda Burundi ay hoosta ka xariiqday muhiimadda nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya ay u leedahay Gobolka iyo Adduunka.

Sidoo kale, Wasiirka ayaa sheegay in dalkiisu ay bogaadinayaan guulaha degdegga ah ee dowladda Soomaaliyeed ay ka gaartay dagaalka lagula jiro argagixisada Alshabaab, isagoo sheegay in dalkiisu ay garab taagan yihiin shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed.

Dhankiisa, Madaxweynaha Jamhuuriyadda ayaa kala hadlay Wasiirka xoojinta xiriirka Labada dal, waxa uuna xusay in shacabka iyo dowladda Soomaaliyeed ay soo dhawaynayaan booqashadiisa, taas oo ka tarjumeysa hor u socodka dowladnimada Soomaaliyeed iyo dib u kabashada dalka.

post #

04/17/2023

dhacay bay ka mid tahay 🤔

maydka la aasi waayo labada dhinac?????

04/09/2023

Sh maxamuud xaliike🥰 # like # shere #

war dag daga 3000 oo junta tplf ayaa manta wax LA dilay iyo wax LA qabtay laga dhigay buurta zoolaa ee canfarta. Dabin r...
07/24/2021

war dag daga 3000 oo junta tplf ayaa manta wax LA dilay iyo wax LA qabtay laga dhigay buurta zoolaa ee canfarta. Dabin rag u dhigay ayey Ku dhaceen, intii looga baxay baa dhinac kasta, cir iyo dhuul lagaga yimid wax dhiinta iyo wax LA qabto ayaa laga dhigay, firxadkoodi baa LA ugaadhsanayaa.

Address

Toronto, ON
L4TOM9W

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Zandani&mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Zandani&mohamed:

Videos

Share


Other Media/News Companies in Toronto

Show All