07/04/2024
Sidi Africa laynagu so koriyey inan yar ba reeraha korisa iyadana xaqeeda lagu dulmiya imisa sidan inantoodu uso xanbartay anigu waxan xadusta mar an yara oo an djibouti joogay oo walashay oo iga wayn Ila socotay kolay sida gabadha yar ee daban unban madaxi igu dabna oo malin duyur ahayd oo cadceed add u kulul dhacaysay oo dariq marayno aya waxa dhacday nin franciss ah aya na arkay markassu naga naxay su lacag nasiiyey waligay arintass ma ilaawin waxan kalon xasusta mar an yara schoolki ugu horeeyey ee djibouti ulada lay qoray macalinkaygi ugu horeeyey ayin ban iri galadu sidasay u tukata su intu class ki carurti kale iga reebay tubo gowda iga saaray🥲 waligay labada dhacdo ma ilaawo ta Ii farxad galisay iyo ta Ii dhawacday
Waxan add uga xumada qofka ilmo yar isago dhibataynayo arko wan ogay inago walida inan ilmo an dhalnay dhibatayn karno inago ka wadna edbin lakin carurta wa muhim in lo naxaristo oo la tusso jacayl waligood ma ilaawo qofki wanajiyey iyo ki dhibateeyey
Hadaba sawirkan aniga qiimo badan bu ii leeyey
wanan u ogsoonay qofki Ii xanbaray lakin adigu ma ogsontay mise markad gursatad ilowday mise markad qurubaha timi bad ilowday xaqeedi ma siisay mise wad dulmiday?