Ilsan Media

Ilsan Media ILSAN MEDIA:Multmedia Production Company specializing in media productions, documentireis, advertisements and offers media consultancy. Also we have Ilsan TV.

ILSAN MEDIA:Multimedia Production Company specializing in media productions, documentaries, advertisements and offers media consultancy. To See. To Hear

Wasiirka Arrimaha-gudaha Soomaaliya, Xil.Cali Xoosh oo Puntland ku garab istaagay howlgalka buuraha Calmiskaad, farriina...
01/10/2025

Wasiirka Arrimaha-gudaha Soomaaliya, Xil.Cali Xoosh oo Puntland ku garab istaagay howlgalka buuraha Calmiskaad, farriina u diray madaxda Puntland.

01/10/2025

Hadal jeedinta Madaxwayne ku xigeenka puntland mudane ilayaas cismaan lugatoor
Ee Shirweynaha 1aad Ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo markii ugu horraysay ka qabsoomaya Puntland

01/10/2025

Hadal jeedinta Wasiirka Hawlaha Guud ee Dawladda puntland faarax cawad jama
Ee Shirweynaha 1aad Ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo markii ugu horraysay ka qabsoomaya Puntland

01/10/2025

Hadal jeedinta Wasiirka wasaaradda deegaanka iyo isbedelka cilimllada ee dawladda puntland wasiir mohamed abdirahman faroole
Ee Shirweynaha 1aad Ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo markii ugu horraysay ka qabsoomaya Puntland

01/09/2025

Hadal jeedinta Ganacsade jaamac dhagadheere
EeShirweynaha 1aad Ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo markii ugu horraysay ka qabsoomaya Puntland

01/09/2025

Hadal jeedinta Guddoomiyaha Hay'adda Bulshada Rayidka ah ee puntland Abdirahmaan Abdirizak
EeShirweynaha 1aad Ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo markii ugu horraysay ka qabsoomaya Puntland

01/09/2025

Hadal jeedinta Guddoomiyaha Hay'adda waddooyinka dawladda puntlaand( dr Abdifatah Sugulle )Shirweynaha 1aad Ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo markii ugu horraysay ka qabsoomaya Puntland kaas oo ay soo qabanqaabisay Hay'adda wadooyinka Dowladda Puntland ayaa si toos ah uga furmay Dream Point Hotel Garoowe.

Shirweynaha 1aad Ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo markii ugu horraysay ka qabsoomaya Puntland kaas oo ay soo qabanq...
01/09/2025

Shirweynaha 1aad Ee Horumarinta Wadooyinka Puntland oo markii ugu horraysay ka qabsoomaya Puntland kaas oo ay soo qabanqaabisay Hay'adda wadooyinka Dowladda Puntland ayaa si toos ah uga furmay Dream Point Hotel Garoowe.

01/09/2025

TOOS: Shirwaynaha 1Aad ee Horumarinta Waddooyinka Puntland 2025

01/08/2025

Bahda Ilsan Media, waxa sharaf u ah in lagu abaal-mariyey tebinta Carwada Tiknoolajiyadda Puntland, waxaana bogaadin gaar ah mudan howlkar iyo hiboole saxaafadeed Hon Abdirahman Faarah.


01/03/2025

Waa Casharkii 16aad ee Sharraxa Kitaabka Abii Shujaac iyo Sh. AhmedShakir Awil

01/01/2025

Bahda Ilsan Media waxa sharaf u ah in lagu abaal-mariyey tebinta koobka Puntland, waxaana bogaadin gaar ah mudan howlkar iyo hiboole saxaafadeed Havitt Oomaar.

12/31/2024

FINAKA TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADDA PUNTLAND G.NUGAAL

12/28/2024

SEMIFINAL TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADDA PUNTLAND G.BARI 🆚️ G.KARKAAR

12/27/2024

SEMIFINAL TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADDA PUNTLAND G.NUGAAL 🆚️ G.MUDUG

12/26/2024

Waa Casharkii 15aad ee Sharraxa Kitaabka Abii Shujaac iyo Sh. AhmedShakir Awil

12/25/2024

Bari vs Mudug

12/24/2024

TARTANKA KUBADDA CAGTA GOBOLADDA PUNTLAND 2024 G.RAAS CASEYR 🆚️ G.CEYN🥅MIRE AWAARE STADIUM

Address

11453 Ellerslie Road SW #107, AB, Canada, T6W 1T3
Edmonton, AB
T6W13

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ilsan Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ilsan Media:

Videos

Share